Home Blog Page 728

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Shirka Mucaaradka iyo DF.

0

 

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Shirka Mucaaradka iyo DF.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Faah faahin dagaal ka dhacay Deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Hiiraan

0

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC}  Faah faahin dagaal ka dhacay Deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Hiiraan

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Mareekanka oo Soomaaliya Ka Joojiyay Qandaraas ku Kacayay 800M

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa afar maalmood gudahood joojisay 256 qandaraas oo lagu sheegay inay ahaayeen kuwo aan wax-soo-saar muuqda lahayn, kuwaas oo qiimahooda guud lagu qiyaasay $14.3 bilyan.

Go’aankan ayaa keenay in dowladda ay badbaadiso $11.5 bilyan oo kharash ah oo la bixin lahaa.

Qandaraasyadan la baajiyay waxaa ka mid ahaa mid si gaar ah u khuseeya Soomaaliya, kaasoo ahaa heshiis ay bixisay hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka (USAID).

Qandaraaskan oo lagu qiimeeyay $850,000 ayaa loogu talagalay in lagu shaqaaleysiiyo la-taliye ku takhasusay “adkeysiga” (resilience advisor) oo ka howlgali lahaa gudaha Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, dowladda ayaa u aragtay in qandaraaskan aanu lahayn wax-soo-saar muuqda ama mid muhiimad u leh danaha guud ee dalkeeda.

Sidoo kale, waxaa la joojiyay qandaraas kale oo uu bixiyay maamulka adeegyada guud ee Mareykanka (GSA), kaas oo lagu qiimeeyay $198,000, islamarkaana la xiriiray la-talin ku saabsan hagaajinta habraacyada shaqada iyo ganacsiga.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallo ballaaran oo ay dowladda Mareykanka ku baarayso qandaraasyada ay bixiso si looga hortago kharash-bax aan qiil laheyn, loogana dhigo nidaamka maaliyadeed mid hufan oo wax ku ool ah.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in howshani ay sii socon doonto si loo xaqiijiyo in lacagta canshuur bixiyayaasha Maraykanka loo adeegsado meelaha ugu waxtarka badan.

Joojinta qandaraaskan Soomaaliya khuseeya ayaa imaaneysa iyadoo Mareykanka horeyba u hakiyay ama u dhimey mashaariic gargaar oo muhiim u ahaa Soomaaliya, kuwaas oo ay ku bixi jirtay balaayiin dollar sanad walba.

Tan iyo sanadihii u dambeeyay, waxaa sii yaraanayay maalgelinta Mareykanka ee dhinacyada horumarinta, nabadeynta, iyo dib u dhiska hay’adaha Soomaaliya, arrintaas oo saameyn ku yeelatay qorshayaal badan oo lagu xasilin lahaa dalka.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa Saakay ka Socda Degmada Moqokori?

0

Khamiis  03 Jully 2025 {HMC} Maxaa Saakay ka Socda Degmada Moqokori?

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Faahfaahino laga Helayo Maleeshiyaad Hubeysan oo Dad shacab ah Dil iyo Dhaawac ugu Geystay Qoryooleey

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan rasaas khasaare kala duwan geysatay ku fureen dad shacab ah oo ku sugnaa Suuq yaraha degmadaas.

Rasaasta maleeshiyaadka hubeysan fureen ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray qaar ka mid dadka shacabka ah ee ku sugnaa Suuq yaraha degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Hal qof oo dumar ah ayaa la xaqiijiyay iney ku geeriyootay rasaasta maleeshiyaadka ku fureen dadka shacabka ah, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay laba ruux oo kale, sida ay warbaahinta gudaha u sheegeen dad ku sugnaa Suuq yaraha Qoryooleey.

Qofka geeriyooday ee dumarka ah ayaa magaciisa lagu sheegay Xabiibo Cali Shiiqaaley oo ahayd haweeney suuqaasi ku ganacs jirtay, islamarkaana halkaas ka dabari jirtay nolol maalmeedka qoyskeeda.

Maleeshiyaadka hubeysnaa ee falkaan geystay ayaa si deg deg ah uga baxsaday goobta, lamana oga ilaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysay weerarka maleeshiyaadka geysteen, mana jirto cid loo soo xiray ama lagu tuhunsan yahay iney ka dambeeyeen falkaas.

Si kastaba ha ahaatee weerarkaan ka dhacay Suuq yaraha Qoryooleey oo cabsi badan galiyay dadka ku nool degmadaas ayaa kusoo aadaya, iyadoo magalaadassi inta badan ay ka dhacaan dagaal beeleeyo geysta khasaariiyun isugu jira dhimasho, dhaawac iyo mid hantiyadeed.

{DAAWO SAWIRADA} Koofurgalbeed oo ka Bilaawatay Diiwangalinta Dadweeynaha

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowlad Goboleeda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka qeyb-galay Munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee Deegaannada Koonfur Galbeed.

Munaasabadda diiwaangelinta ayaa waxaa ka qeyb-galay mudanayaal ka tirsan golayaasha Dowladda Koonfur Galbeed, xubno ka tirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Baydhabo.

Madaxweyne Laftagareen oo noqday Qofkii ugu horeyey ee qaata Shahaadada diiwaangelinta Codbixiyaasha ayaa bulshada Koonfur Galbeed kula dardaarmay, inay isdiiwaangelinta ka qeyb qaataan Doorashooyinka qofka iyo Codka ah.

DFS oo Uganda uga tacsiyadeesay dadkii uga dhintay Garoonka Muqdisho

Khamiis 3 July 2025 {HMC}Dowladda Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Uganda, kadib shilkii naxdinta lahaa ee khasaaraha ka soo gaaray 8 ruux oo saarneeyd diyaarad Helicopter ah oo ay lahaayeen ciidamada Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa bogaadisay geesinimada iyo dadaalka ay muujiyeen askarta Uganda, waxaana ay xaqiijisay in ficiladooda geesinimada leh ay muujineyso doorka joogtada ah ee Uganda ee taageerada horumarka iyo barwaaqada Soomaaliya.

War kasoo baxay Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda muujisay sida ay uga mahadcelineyso naf-hurnimada ay u hureen ciidamada ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

“Waxaan garab taagannahy waqtigaan adag oo aan xanuunka la qeybsanaynaa Shacabka Iyo Dowladda Uganda dadkii kaga geeriyoodey diyaaradii ay saarnaayeen oo ku dhacday Garoonka Aadan Cade”. ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Waaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Howlgalka AUSSOM iyo Hay’adda socdaalka ayaa isla baaraya waxyaabaha dhaliyay shilka ku yimid diyaaradaasi Helicopter ka ahayd.

{DAAWO MUUQAALKA} Shirkii Dowlada iyo mucaaradka oo maanta ka furmaya Muqdisho

0

Khamiis03 Jully 2025 {HMC} Shirkii Dowlada iyo mucaaradka oo maanta ka furmaya Muqdisho

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Iran’s president orders country to suspend cooperation with UN nuclear watchdog IAEA.

0

Thursday 3, July ,2025 {HMC} Iran’s president on Wednesday ordered the country to suspend its cooperation with the International Atomic Energy Agency after American and Israeli airstrikes hit its most-important nuclear facilities, likely further limiting inspectors’ ability to track Tehran’s program that had been enriching uranium to near weapons-grade levels.

The order by President Masoud Pezeshkian included no timetables or details about what that suspension would entail. Iranian Foreign Minister Abbas Araghchi signaled in a CBS News interview that Tehran still would be willing to continue negotiations with the United States.

“I don’t think negotiations will restart as quickly as that,” Araghchi said, referring to U.S. President Donald Trump’s comments that talks could start as early as this week. However, he added: “The doors of diplomacy will never slam shut.”

Pressure tactic
Iran has limited IAEA inspections in the past as a pressure tactic in negotiating with the West — though as of right now Tehran has denied that there’s any immediate plans to resume talks with the United States that had been upended by the 12-day Iran-Israel war.

Iranian state television announced Pezeshkian’s order, which followed a law passed by Iran’s parliament to suspend that cooperation. The bill already received the approval of Iran’s constitutional watchdog, the Guardian Council, on Thursday, and likely the support of the country’s Supreme National Security Council, which Pezeshkian chairs.

“The government is mandated to immediately suspend all cooperation with the International Atomic Energy Agency under the Treaty on the Nonproliferation of Nuclear Weapons and its related Safeguards Agreement,” state television quoted the bill as saying. “This suspension will remain in effect until certain conditions are met, including the guaranteed security of nuclear facilities and scientists.”

It wasn’t immediately clear what that would mean for the Vienna-based IAEA, the United Nations’ nuclear watchdog. The agency long has monitored Iran’s nuclear program and said that it was waiting for an official communication from Iran on what the suspension meant.

A diplomat with knowledge of IAEA operations, who spoke on condition of anonymity to discuss the situation in Iran, said that IAEA inspectors were still there after the announcement and hadn’t been told by the government to leave.

Israel condemns the move

Iran’s decision drew an immediate condemnation from Israeli Foreign Minister Gideon Saar.

“Iran has just issued a scandalous announcement about suspending its cooperation with the IAEA,” he said in an X post. “This is a complete renunciation of all its international nuclear obligations and commitments.”

Saar urged European nations that were part of Iran’s 2015 nuclear deal to implement its so-called snapback clause. That would reimpose all U.N. sanctions on it originally lifted by Tehran’s nuclear deal with world powers, if one of its Western parties declares the Islamic Republic is out of compliance with it.

Israel is widely believed to be the only nuclear-armed state in the Middle East, and the IAEA doesn’t have access to its weapons-related facilities.

Tammy Bruce, a spokesperson for the U.S. State Department, separately said it was “unacceptable that Iran chose to suspend cooperation with the IAEA at a time when it has a window of opportunity to reverse course and choose a path of peace and prosperity.”

Iran’s decision stops short of experts’ worst fears

Iran’s move so far stops short of what experts feared the most. They had been concerned that Tehran, in response to the war, could decide to fully end its cooperation with the IAEA, abandon the Nuclear Nonproliferation Treaty and rush toward a bomb. That treaty has countries agree not to build or obtain nuclear weapons and allows the IAEA to conduct inspections to verify that countries correctly declared their programs.

Iran’s 2015 nuclear deal allowed Iran to enrich uranium to 3.67% — enough to fuel a nuclear power plant, but far below the threshold of 90% needed for weapons-grade uranium. It also drastically reduced Iran’s stockpile of uranium, limited its use of centrifuges and relied on the IAEA to oversee Tehran’s compliance through additional oversight. The IAEA served as the main assessor of Iran’s commitment to the deal.

But Trump, in his first term in 2018, unilaterally withdrew Washington from the accord, insisting it wasn’t tough enough and didn’t address Iran’s missile program or its support for militant groups in the wider Middle East. That set in motion years of tensions, including attacks at sea and on land.

Iran had been enriching up to 60%, a short, technical step away from weapons-grade levels. It also has enough of a stockpile to build multiple nuclear bombs, should it choose to do so. Iran has long insisted its nuclear program is for peaceful purposes, but the IAEA, Western intelligence agencies and others say Tehran had an organized weapons program up until 2003.

Suspension comes after Israel, US airstrikes
Israeli airstrikes, which began June 13, decimated the upper ranks of Iran’s powerful Revolutionary Guard and targeted its arsenal of ballistic missiles. The strikes also hit Iran’s nuclear sites, which Israel claimed put Tehran within reach of a nuclear weapon.

Iran has said the Israeli attacks killed 935 “Iranian citizens,” including 38 children and 102 women. However, Iran has a long history of offering lower death counts around unrest over political considerations.

The Washington-based Human Rights Activists group, which has provided detailed casualty figures from multiple rounds of unrest in Iran, has put the death toll at 1,190 people killed, including 436 civilians and 435 security force members. The attacks wounded another 4,475 people, the group said.

U.S. intelligence suggests the facilities were “completely obliterated” by the strikes, Pentagon spokesman Sean Parnell told reporters Wednesday in a briefing, repeating the Trump administration’s assertion.

He said the operation set back Iran’s nuclear program by up to two years.

“We destroyed the components they would need to build a bomb,” Parnell said. “We believe Iran’s nuclear capability has been severely degraded.”

Source AP

Kenya looks to privatise state assets to draw private-sector investments, says President Ruto

0

Thursday 3, July ,2025 {HMC} Kenya is planning to privatise some state assets via initial public offerings in order to bring in more private sector investment, President William Ruto said in remarks at the London Stock Exchange on Wednesday.

The government plans to start with listing the Kenya Pipeline Company via an IPO on the Nairobi Securities Exchange this year, Ruto said.

“We are committed to a structured, time-sensitive programme that identifies and prepares a robust pipeline of key government assets to be privatised through the stock exchange or improved through private sector participation,” he said.

Ruto also said that well-functioning domestic capital markets could reduce reliance on external debt.
Kenya has been seeking new sources of funding since deadly nationwide protests last summer forced it to pursue austerity measures and scrap planned tax hikes worth more than 346 billion Kenyan shillings ($2.68 billion).

Separately, at the Africa Debate event later on Wednesday, Ruto said that following shocks such as U.S. President Donald Trump’s elimination of USAID this year, Kenya is working to rely on its own resources, and private investments, rather than “resources that we do not have any control over.”

He cited plans to partner with the private sector to provide hospital equipment on a fee-per-use basis and said Kenya had raised $1.3 billion by securitising assets such as roads to raise funding.

“We are now going to be listing some of those bonds in the securities exchange so other investors can have a bite of the cherry,” he said.

Reporting by Libby George; editing by Karin Strohecker and Joe Bavier

Source