Home Blog Page 729

Ugandan military helicopter crashes at Somalia’s Mogadishu airport, five dead

0

Thursday 3, July ,2025 {HMC} A Ugandan military helicopter deployed with the African Union peacekeeping mission in Somalia crashed at Mogadishu airport on Wednesday, killing five passengers, a Ugandan military spokesperson said.

Another three of the helicopter’s eight occupants survived the incident but with severe injuries and burns, said the spokesperson, Felix Kulayigye.

The impact of the crash had caused munitions on board to detonate, destroying nearby structures and injuring three civilians, he said.

The African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) said in a statement earlier that “search and rescue operations are currently underway to retrieve the remaining crew and passengers”.

The helicopter crash-landed at Mogadishu’s international airport just before touching down, AUSSOM said.
Earlier on Wednesday, Somalia’s state-run SONNA news outlet reported that the helicopter was engulfed in flames after crashing.

“We heard the blast and saw smoke and flames over a helicopter,” Farah Abdulle, who works at the airport, told Reuters. “The smoke entirely covered the helicopter.”

AUSSOM has more than 11,000 personnel in Somalia to help the country’s military tackle Islamist group al Shabaab.

The al Qaeda affiliated group has been fighting for nearly two decades to topple Somalia’s internationally recognised government and establish its own rule based on a strict interpretation of Sharia law.

Reporting by Abdi Sheikh and Giulia Paravicini; Additional reporting and writing by Elias Biryabarema; Editing by Aaron Ross and Bernadette Baum

Source

Somalia extends condolences to Uganda following deadly UPDF helicopter crash in Mogadishu.

0

Thursday 3, July ,2025 {HMC} Somali government has extended its heartfelt condolences to the Government and People of Uganda after a Ugandan military helicopter crashed in Mogadishu on Wednesday, killing five personnel.

According to Uganda People’s Defence Forces (UPDF) spokesperson Brig. Gen. Felix Kulayigye, three of the eight occupants survived the crash but sustained severe injuries and burns. The ill-fated helicopter was operating under the African Union Stabilization and Support Mission in Somalia (AUSSOM).

In a statement, Somalia’s Ministry of Information said, “We honour the bravery and sacrifice of the fallen personnel serving under AUSSOM and stand in solidarity with Uganda during this difficult time. Their courage and commitment stand as a testament to Uganda’s enduring role in supporting Somalia’s journey toward peace, progress, and prosperity.”
The crash occurred as the helicopter was attempting to land at Mogadishu’s Aden Adde International Airport. AUSSOM confirmed the aircraft went down just before touching down.

The impact reportedly triggered the detonation of munitions onboard, damaging nearby structures and injuring three civilians, according to UPDF sources.

Uganda is one of the key troop-contributing countries to AUSSOM, which currently deploys over 11,000 personnel across Somalia. The mission is aimed at supporting the Somali National Army in its fight against Al-Shabaab, the al-Qaeda-linked militant group that has waged a deadly insurgency for nearly two decades, seeking to impose its strict interpretation of Sharia law and overthrow Somalia’s internationally recognized government.

Source Hiiraan online

Iiraan oo sheegtay in ay soo ridday diyaarad dagaal oo ay Israa’iil leedahay

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Sida ay qortay warbaahinta Iiraan islamarkaana maalmihii la soo dhaafay ay tebinayeen masuuliyiin Iiraan ah, waxa ay sheegeen in ay weerar la beegsadeen diyaarad nooca dagaalka ah oo ay Israa’iil leedahay oo la yidhaahdo F-35. Warbixnnadaasi ayaa baahintoodu bilaabantay intii lagu guda jiray 12-kii maalmood ee labada dhinac ay weerrarada is dhaafsanayeen, waxaanay socdaan ilaa maanta. Masuuliyiinta Iiraan ayaa sheegay in diyaaraddaasi ay ku soo dhacday deegaanno u dhow Varamin, Tabriz, iyo Kermanshah. Waxaanay intaasi raaciyeen in la qabtay duuliye gabadh ah oo Israa’iil u dhalatay.

Kuuriyada Waqooyi oo ilaa 30,000 oo askari u diraysa Ruushka

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Kuuriyada Waqooyi ayaa doonaysa in ay saddex jibaarto tirada ciidamadeeda ka dagaalamaya dhanka Ruushka ee dagaalka kula jira Ukraine, iyadoo u diraysa 25,000 ilaa 30,000 oo askari oo dheeraad ah si ay u taageeraan Moscow, sida ay sheegtay hay’adda sirdoonka Ukraine.

Telefishinka fadhigiisu yahay Mareykanka ee CNN oo soo xiganaysa Warbixin ka soo baxday Sirdoonka Ukraine ayaa lagu yidhi, Askartan ayaa laga yaabaa inay soo gaaraan dalka Ruushka bilaha soo socda.

CNN ayaa dib u eegtay sawiro dayax-gacmeedka lagu qaaday, waxayna aragtay in markabka Ruushka ee Ropucha, oo falanqeeyayaasha ay ku qiyaaseen in uu qaadi karo ilaa 400 oo askari la arkay isaga oo gooshaya.

Markabkan ayaa loo adeegsaday sannadkii hore in ciidamada Kuuriyada Waqooyi lagu geeyo Ruushka, waxaana imika la ogaaday inuu mar kale ku soo xirtay dekedda Danube ee u dhow Nakhodka bishii May.

Diyaaradaha xamuulka ayaa sidoo kale lagu arkay garoonka diyaaradaha ee Sunan ee Kuuriyada Waqooyi. Waxaa la rumeysan yahay in tani ay calaamad u noqon karto in ciidamada Kuuriyada Waqooyi ay mustaqbalka u daabulayaan dalka Ukraine.

Shirka Madaxweyne Xasan Shiikh oo iyo Mucaaradka dalka oo Manta Furmayo.

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa mar kale inuu maanta la kulmo xubnaha Mucaaradka ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore, Shariif Shiikh Axmed.

Kulanka oo la cillaamiyay 25 bishii June ayaa ka dambeeyay shir uu Madaxweynaha la yeeshay Madasha Mucaaradka ee ka kooban Madaxweynihii hore, Ra’iisul wasaarayaashii hore iyo Madax kale.

Shirka maanta ayaa la filayaa in looga hadlo khilaafka u dhaxeeya dhinacyada ee la xiriira Dhammeystirka Dastuurka iyo Arrimaha Doorashooyinka oo ah qoddob isha lagu wada hayo.

Lama oga wax yaabaha ka soo bixi kara shirkaan, iyadoo Madaxweyne Xasan Shiikh isku dayayo inuu xalliyo tabashada xubnaha Mucaaradka Dowladda.

Kulanka wuxuu ku soo aadaya xilli maamulada Puntland iyo Jubbaland ay diidan yihiin nidaamka wax ka badalka Dastuurka dalka iyo jiheynta Doorashooyinka.

Maxaa loo bartilmaameedsanayaa dadka reer afqaanistaan ee ku sugan Iran.?

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Kadib dagaalkii Iran iyo Israel oo socday 12 maalmood, waxaa sii xoogeystay xariga iyo tarxiilka lagu hayo qaxootiga Afganistan ee ku sugan Iran. Sida laga soo xigtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Iran, habka lagu xirayo dadka reer Afgaanistaan ​​​​ma joogsan xitaa maalmihii dagaalka.

Xukuumadda Iran ayaa ku dhawaaqday waqti kama dambays ah bishii March in qaxootiga “sharci-darrada ah” ee Afgaanistaan ay laabtaan, laakiin dagaalka Israa’iil iyo Iran waxaa sii xoogeystay tarxiilka.

Sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga, boqolkiiba 70 dadka soo laabtay si qasab ah ayaa dalka looga saaray, kuwaasoo tiro badan oo ka mid ah ay yihiin haween iyo carruur.

Carafaat Jamal, oo ah madaxa Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee Afgaanistaan, ayaa sheegay in “ku soo laabashada qaxootigan aee Afqanistan ay noqdeen kuwo aad u badan oo aan la maarayn karin.

Mararka qaarkood ilaa shan bas ayaa ka yimaada Iran isku mar, kuwaas oo ay saaran yihiin rag, dumar iyo caruur kuwaas oo daalan, gaajaysan, wareer iyo naxdin ay ka muuqato.” Afgaanistaaniyiinta ​​ku nool Iran ayaa sheegay in mowjadda cusub ee masaafurinta ay la socoto dacaayad warbaahineed iyo xitaa dhiirigelinta dadweynaha si ay u soo sheegaan dadka aan sharciga lahayn ee Afgaanistaan.

Dad badan oo reer Afgaanistaan ​​ah ayaa sheegay in lagu caayo waddooyinka iyo suuqyada iyagoo wata calaamado ay ka mid yihiin “Basaasiinta Israa’iil”.

Soomaaliya Oo War Kasoo Saaray Shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Muqdisho”

Khamiis 3 July 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay murugada la qeyb saneyso Dowladda iyo Shacabka Uganda oo askar u dhashay diyaarad nuuca qumaatiga u kacda kula burburtay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in Diyaarada shilka gashay ay la socdeen ciidamo ka tirsan Militeriga Uganda oo qeyb ka ah howlgalka nabad ilaalinta ee AUSSOM.

“Geerida ciidamadaasi waxay markhaati u tahay geesinimada iyo ka go’naanta Dowladda Uganda ee garab istaagga safarka horumarineed ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Dowladda Soomaaliya waxay sidoo kale bogaadisay halganka iyo naf-hurnimada ay muujiyeen ciidamada dhintay ee ka tirsan AUSSOM, waxayna sheegtay inay si buuxda ula garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Uganda xilligan adag.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn 03 07 2025

Khamiis, 03 Jully 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow

Farsamadii :: Ismaaciil Cabduqaadir

HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Dhacdooyinka Caalamka Iyo wararkii ugu Dambeeyey Bariga Dhexe.

0

Arbaco, 02 Jully 2025 {HMC} Dhacdooyinka Caalamka Iyo wararkii ugu Dambeeyey Bariga Dhexe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Sagaal Dibada kusoo Bartay daraasaadka Amniga oo muqdisho lagu soo dhaweeyey.

0

Arbaco, 02 Jully 2025 {HMC} Sagaal Dibada kusoo Bartay daraasaadka Amniga oo muqdisho lagu soo dhaweeyey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA