Home Blog Page 735

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 30-6-2025.

0

Axad,30 Juun 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay 30-6-2025.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidanka Danab oo Howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada hoose

0

Isniin, 30 June 2025 {HMC} Ciidanka Danab oo Howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada hoose

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Eretria oo Dalka Suudaan u tababareysa konton kun oo askari.

Isniin 30 June 2025 {HMC} Waddamo badan oo dariska ah ayaa ku lug leh dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan, waxaana taliyaha ciidamada Waqooyiga Suudaan, Maxamed A’Jakumi uu sheegay in madaxweynaha Eritrea Isaias Afewerki uu u ballan qaaday in dalkiisa uu gacan ka geysan doono tababaridda ciidamada.

Waxa uu u sheegay wargays ka soo baxa Sudan, A’Sudani, 27-kii June in madaxwaynuhu u ballan qaaday Eritrea inay ku taageerto isaga oo siin doona tababar ciidan oo la siinayo ilaa 50,000 oo dagaalyahano ah si ay dalka uga difaacaan khatarta xoogagga Gurmadka dedgdegga ah .

Ciidamada Sudan iyo xoogagga Gurmnadka degdega aha ayaa la sheegay inay ku tiirsan yihiin kaalmada milateri ee shisheeye.

Ciidamada Suudaan ayaa la rumeysan yahay inay kaalmo ka helaan Masar, Ruushka, Iiraan, Turkiga iyo Eritrea. Gurmadka Degdegga ah (RSF) waxa ay gargaarka inta badan ka helaan Imaaraadka, Chad, Koonfurta Suudaan iyo Kenya.

Ciidanka Suudaan ayaa la sheegay in ay si toos ah Masar uga helaan gargaar milateri, hub iyo tababar. Bishii Oktoobar 2024, hogaamiyaha ciidamada RSF , General Mohamed Hamdan Dagalo, ayaa si kulul u cambaareeyay Masar iyo Iran taageerada ay siiyaan ciidamada Sudan.

Ciidamada Suudaan ayaa sidoo kale sahay milateri ka helay Ruushka oo ay ku jiraan diyaarado dagaal. Saraakiisha Suudaan ayaa dhowr jeer booqday Moscow tan iyo 2024-kii si ay ugala hadlaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada wadal.

BBC

Iran hardens stance against IAEA and its chief in wake of US-Israel attacks

Monday 30 June 2025 {HMC} Iran has taken an unequivocal stance against the International Atomic Energy Agency (IAEA), with the country’s Foreign Minister Abbas Araghchi summarily dismissing its chief Rafael Grossi’s request to visit nuclear facilities bombed by Israel and the United States during a 12-day conflict earlier this month.

“Grossi’s insistence on visiting the bombed sites under the pretext of safeguards is meaningless and possibly even malign in intent,” said Araghchi on X on Monday. “Iran reserves the right to take any steps in defence of its interests, its people and its sovereignty.”

In tandem, Iranian President Masoud Pezeshkian told his French counterpart Emmanuel Macron that Tehran had halted cooperation with the IAEA due to what he called Grossi’s “destructive” behaviour towards Iran, his office said.

“The action taken by parliament members … is a natural response to the unjustified, unconstructive, and destructive conduct of the director-general of the International Atomic Energy Agency,” Pezeshkian told Macron in a phone call, according to a presidency statement.

Al Jazeera’s Resul Serdar, reporting from Tehran, said the Iranian leadership is making it clear that the IAEA is an “international body with defined responsibilities and these responsibilities are not political but technical”. But, he added, Tehran views the nuclear agency as an international body “under immense [political] pressure from Israel and the United States”.

Iranian lawmakers on Wednesday voted in favour of a bill to suspend cooperation with the IAEA, citing Israel’s June 13 attack on Iran and later strikes by the US on nuclear facilities.

Since the start of the conflict, Iranian officials have sharply criticised the IAEA not only for failing to condemn the Israeli and US strikes, but also for passing a resolution on June 12 accusing Tehran of non-compliance with its nuclear obligations, the day before Israel attacked.

‘Anger of Iranian public opinion’
In the meantime, France, Germany and Britain have decried “threats” made against Grossi.

“France, Germany and the United Kingdom condemn threats against the director general of the IAEA Rafael Grossi and reiterate our full support to the agency,” Foreign Ministers Jean-Noel Barrot, Johann Wadephul and David Lammy said in a joint statement.

“We call on Iranian authorities to refrain from any steps to cease cooperation with the IAEA,” they added. “We urge Iran to immediately resume full cooperation in line with its legally binding obligations, and to take all necessary steps to ensure the safety and security of IAEA personnel.”

While none specified which threats they were referring to, Iran’s ultra-conservative Kayhan newspaper recently claimed documents showed Grossi was an Israeli spy and should be executed.

Iran has insisted no threats were posed against Grossi or the agency’s inspectors.

On Monday during his weekly press conference, Iranian Foreign Ministry spokesman Esmaeil Baghaei said the Iranian parliament’s decision to halt cooperation with the IAEA reflected the “concern and anger of the Iranian public opinion”.

He further criticised US and European powers for maintaining what he described as a “political approach” towards Iran’s nuclear programme.

At least 935 people were killed during the recent conflict with Israel, Iran’s judiciary spokesperson Asghar Jahangir said, citing the latest forensic data. The deceased included 132 women and 38 children, Jahangir added.

Meanwhile, a Qatari Foreign Ministry spokesman has said the country is involved in efforts to reach an agreement on the Iranian nuclear issue and a guarantee against a return to escalation by all parties.

Pezeshkian issued an official apology to the Qatari people in a phone call to Qatar’s Emir Tamim bin Hamad Al Thani after the targeting of Al Udeid Air Base, the biggest US military base in the Middle East, he added.

SOURCE Al Jazeera

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn {30/06/2025}

Isnin 30, June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

 

Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Cali Xeroow

Farsamadii ::Abdiqani osoble

.

Dab ka kacay Buurta Daallo iyo gurmadka lagu daminayo oo socda

Isniin 30 June 2025 {HMC} Wararka ka imanaaya degmada Ceerigaabo ayaa sheegaya in dab uu ka kacay deegaanka buurta Daallo, dabka ayaa khasaaro u geeystay deegaankaas hasa yeeshee ilaa iyo hadda lamasoo werin cid ku dhimatay. Dabka ayaa gaaray meelo dhaadheer oo burta ah, taas oo ay adagtahay in si fudud lagu gaaro.

Wasiirka Deegaanka iyo Cimilada Somaliland Cabdillahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa sheegay in ilaa iyo haddala aqoon sababta rasmiga ah ee dabak dhalisay balse loo maleynayo abaaraha iyo is xoqa dhirta oo madag sameeya, ay kamid noqon karaan laakinse la baari doono .

Wasiirku waxa uu sheegay in sidii dabkaasi loo damin lahaa ay gacanta ku hayaan ciidanka Dab Damiska howladadeenada Wasaarada Deegaanka , Ciidaanka Ilaalada Xeebaha, Ciidanka Booliska iyo dadweynaha deegaanka oo u gurmuday . “ waxaynu ku dhiiri gelinayaa oo aan ugu baaqeynaa dadka gobolka iyo deegaanka degan in ay la shaqeeyaan ciidamdaas kala duwan siii dabkaasi loo demin lahaa ayu yiri wasiir Cabdillahi.

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa baaq degdeg ah u diray shacabka Gobolka Sanaag, gaar ahaan bulshada degmada Ceerigaabo, isagoo ugu baaqay in ay si dhaqso leh uga qayb qaataan gurmadka dabka xooggan ee ka kacay buuraleyda waqooyi ee gobolka, gaar ahaan Buurta Daallo.

Wasiirka ayaa sheegay in dabkan uu yahay masiibo weyn oo si xawli ah u fidaysa, isla markaana khatar ku ah deegaanka, xoolaha, iyo nolosha dadka gobolka.

Sidoo kale, Wasiirka Waxbarashada ayaa ugu baaqay hay’adaha dowliga ah, kuwa maxalliga ah, ganacsatada, dhalinyarada, iyo guud ahaan bulshada Soomaaliland in ay kaalin muuqata ka qaataan dadaallada lagu daminayo dabkan si loo yareeyo khasaaraha uu sababi karo.

 

Awoodda intee la eg ayuu leeyahay qalabka difaaca Hwada ee Turkiga sameeyo.

Isniin 30 June 2025 {HMC} Steel Dome waa nidaam difaaca hawada sare oo Turkigu sameeyay. Waxaa loogu talogalay qalabkan in uu difaaco joog kasta oo hawada ah.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ka soo laabanayay shirkii NATO ee ka dhacay Hague, Netherland ayaa u sheegay wariyayaasha qiimaha uu leeyahay nidaamka difaacyada hawada sare. Wuxuu ku tilmaamay Steel Dome in uu yahay nidaam ka kooban nidaamyo.

Isagoo tixraacayay dagaalkii dhawaan u dhexeeyay Israel iyo Iran ayuu Erdogan sheegay in nidaamyada difaaca aysan ku ekeyn S-400. “Dadkeena sicad ayey taas u arkeen” ayuu yiri madaxweyne Erdogan.

“In la haysto gantaalo joogagoodu kala duwan yahay oo isla shaqeeya sida unugyada jirka aad ayey muhiim u tahay…waxaan u baahannahay in aan kordhino awoodeena madaafiicda”.

Qalabkan difaaca ayaa isku xiraya difaacyada hawada ee kala sareeya, waxa uu leeyahay awood soo qabaneysa gantaalada.

Khubaradu maxay ka yiraahdeen?

Khubaradu waxay eegeen, waqtiga, muhiimada iyo astaamaha mashruucan. Waxaa la sheegay in qalabka difaaca Turkiga sameynayo ay u shaqeynayaan si isku dhafan oo loo yaqaan “Steel Dome”.

Qoraal ka soo baxay agaasinka isgaarsiinta Turkiga ayaa lagu sheegay in “Steel Dome” uu si aan la daremeyn uu isugu xirayo dhammaan shabakadaha lakabyada difaaca hawada kaddibna uu abuurayo sawir si toos ah xogta ugu gudbinayo xarumaha howlgalada, waxaana go’aanada ka caawinaya garaadka macmalka (AI). Waa qalab loogu talogalay gudaha iyo dibadda Turkiga

Muxuu qalabkan muhiim u yahay?

Sinan Ulgen oo ah agaasimaha Xarunta Cilmibaarista Dhaqaalaha iyo Siyaasadda Dibadda oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in Turkiga ay diiradda saarayaan istaraatiijiyada difaaca hawada in ay tahay “jidka ugu saxan”.

“Qorshahan waxaa loo arkaa wax mashruuc ka sareeya oo ah masiir ah. Waa nidaamka isku dhafan ee difaaca Turkiga, waxay ka qaadaneysaa kaalin hagis doorka maalgelinta difaaca hawada sare”.

Ma waxa uu la mid yahay “Iron Dome-ka Israel”?

Sinan Ulgen waxa uu sheegay, “Fikradan waxaa adduunka ka hirgeliyay Israel, magac ahaan waxa uu u dhow yahay kan Iron Dome”. Wuxuu kaloo intaas ku daray “Marka aad fiiriso tiknolojiyada dagaalka iyo dagaalkii Iran iyo Israel, muhiimada ay leeyihiin gantaalada difaaca hawada sare ayaa kordhay”.

Aaron Stein oo ah khabiir difaaca oo u dhashay Mareykanka kaas oo si dhow ula socday horumarka Turkiga ka gaarayo qalabkan ayaa BBC-da u sheegay in mashruucan loogu talogalay in uu ka jawaabo “khataro kala duwan oo ka imaanaya gantaalo kala duwan”.

Wuxuu kaloo khabiirku sheegay in labada qalab ay kala duwan yihiin. “Turkiga kiisa waxaa loogu talogalay lidka diyaaradaha”.

Turkiga ma isticmaalayaa lidka diyaaradaha S-400?

Markii la daahfuray mashruuca “Steel Dome” kaddib waxaa xoogeystay doodaha ku saabsan gantaalada S-400 ee Turkiga ka soo iibsaday Ruushka.

Murat Yatkin ayaa sheegay marka la fiiryo xubinimada Turkiga ee NATO in laysku xiro S-400 oup Steel Dome ay noqoneyso dhibaato.

Sinan Ulgen wuxuu kaloo isna BBC-da u sheegay in shaqeynta iyo dayactirka qalabka S-400 ay u baahan yihiin khubaro Ruushka.

Turkiga waxay S-400 kaga soo iibsadeen Ruushka sanadkii 2017-kii lacag gaareysa 2.5 bilyan oo doolar, in loo keeno waxay qaadatay ilaa iyo 2019-kii. Markii Turkiga ay iibsasdeen qalabkan Mareykanka waxay saareen cunaqabteyn, waxaana Ankara loo diiday in laga iibiyo diyaaradaha F-35 jiilka shanaad.

Goormuu Steel Dome shaqada bilaabayaa?

Ulgen wuxuu sheegay in gantaalda ridada dhexe uu hadda difaaci karo habka Steel Dome oo shaqada hore ay u sii bilaabatay.

Wuxuu sidoo kale sheegay in mashruucan uusan dhawaan ku soo gabogaboobeyn iyadoo Trukiga ay sii isticmaali doonaan qalabyada kale ee difaaca. Ulgen wuxuu kaloo intaas uu ku daray “Sameynta qalab difaac oo daboolaya dalka, tijaabadiisa iyo in la ogaado guushiisa kaddibna laga dhigo qalab laysku haleyn karo, waxay inta badan qaadaneysaa waqti”.

Ciidamada Turkiga waxay hadda haystaan qalabka difaaca Aselsan ee Turkigu sameeyo marka ay ka hortagayaan khataraha jooga hoose ku socda iyo Hisar oo loo isticmaalo kuwa dhexe. Qalabkaas ayaa la sheegay in ciidamada la siinayo ilaa dhammaadka sanadkan.

Xigasho BBC 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Maraykanka Ma nabad-dhaliyaa Mase Waa Colaad Huriye?

0

Isniin, 30 June 2025 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka Ma nabad-dhaliyaa Mase Waa Colaad Huriye?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

MW Ciro oo Kulan la Qaatay RW Dalka Qatar

Isniin 30 June 2025 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar.

Labada dhinaca ayaa kulanka isku weydaarsaday aragtiyo ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, muhiimadda ay leedahay in la taageero dadaallada lagu doonayo in lagu gaaro amniga iyo xasiloonida, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka iyo dhisida kalsoonida dhinacyada kala duwan.

Intii kulanka uu socday ayaa Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar waxa ay xaqiijiyeen in Dowladda Qatar ay aaminsan tahay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku dhisan yahay furfurnaan iyo isgaarsiin wax ku ool ah oo dhex mara dhammaan qeybaha ay ka kooban tahay, iyadoo la xaqiijinayo ixtiraamka gobannimada iyo midnimada Qaranka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Hoolgalo Kadhan ah Kooxda D~C oo Dhawaan ka Bilaawday Gobolka Bari

Isniin 30 June 2025 {HMC} galka “Hillaac” ayaa lagu sheegay in ciidamadu ay wadaan howlgallo nadiifin ah oo lagu sifeynayo deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan xubnaha firxadka ah ee Daacish.

Ciidanka amniga ayaa la sheegay inay u kala jihaysteen deegaanno dhowr ah, isagoo ku sii siqaya meelo la tuhunsan yahay in ay ka joogaan xubnahaasi.

Ciidanka ayaa daba jooga xubno Daacish ka tirsan oo la xaqiijiyey inay ku sugan yihiin aagag fog sida Walisoor iyo Marmarka oo ah dhul buuraley ah.

Mas’uuliyiinta ammaanka Puntland ayaa sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay dadaallo ballaaran oo lagu doonayo in gabi ahaanba lagu tirtiro unugyada kooxda Daacish ee weli ku sugan buuraha Calmiskaad.

Howlgalka ayaa kusoo beegmay xilli Puntland ay wajaheyso cabashooyin ka imaanaya qaar kamid ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalladii ka dhacay buuraha Calmiskaad. Ciidamadaas ayaa shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso, iyagoo ka cabanaya daryeel xumo iyo dayacaad dhanka caafimaadka ah.

Warbixino la helay ayaa muujinaya in qaar kamid ah ciidamada ka qayb qaadanayay dagaalka ay gadood ka muujinayaan mushaar la’aan muddo saddex bilood ah, halka qaar kalena ay isaga soo laabteen aagagga dagaalka, inkastoo goor dambe lagu celiyay.

Dhanka kale, guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan shaaciyay in ay jiraan ciidamo aan mushaar helin muddo saddex bilood ah, iyagoo sheegay in Dowladdu ay qarashaad badan ku gashay daryeelka dhaawacyadii dibadda loo qaaday.