Home Blog Page 848

Maxeey ka wada hadleen Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo James Swan.

Talaado, 27 May 2025 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay James Swan madaxa hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqaynta u dhexeysa Wasaaradda Gaashaandhigga iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala dalka gaar ahaan kuwa shaqooyinka kala duwan la wada wasaaradda gaashaandhigga, iyo taageeridda geeddi-socodka Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Wasiirka iyo Madaxa UNTMIS waxay si gaar ah u bogaadiyeen hawlgalladii guulaha lagu gaaray ee ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga dalka, geesiyaasha Macawislayda iyo saaxiibada caalamka, kuwaas oo lagu jabiyay Khawaarijta todobaadyadii la soo dhaafay.

 

Minister of Transport meets a delegation from UNOPS in Mogadishu.

Tuesday  27, May 2025 {HMC} The Minister of Transport and Civil Aviation of the Federal Government of Somalia, H.E Mohamed Farah Nuh had a fruitful meeting with a delegation led by Ala’a Nemer, Country Director for the (UNOPS) in Somalia.

The meeting focused on enhancing cooperation in infrastructure development, with particular attention given to the transport sector, airport facilities, and civil aviation.

Minister of Transport and Civil Aviation, Fardowsa Osman Egal, expressed gratitude to the visiting delegation for their ongoing efforts in Somalia and their broad support for the Somali people, including advancements in transportation services.

The Minister underscored the importance of strong partnerships as the key to sustainable development and emphasized that this collaboration would significantly contribute to improving transportation services across Somalia.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Raisul Xamze oo gaaray garoonka ciyaaraha iyo taagerayaasha oo si xamaasad leh usoo dhaweeyay.

Talaado 27, May 2025 {HMC} Raisul Xamze oo gaaray garoonka ciyaaraha iyo taagerayaasha oo si xamaasad leh usoo dhaweeyay.

RW Xamse oo Furay Kulan ay qeyb ka ahaayeen Cayaartooyda kala ah Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha.

Talaado, 27 May 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah uga furay garoonka Stadium Muqdisho kulan xiiso leh oo u dhexeeyay Xiddigaha Halyeeyada Afrika iyo Xiddigaha Halyeeyada Soomaaliya, kaas oo kusoo dhammaaday natiijo dhan 8-4 oo ay guushu ku raacday Xiddigaha Afrika.

Kulankan oo lagu qabtay garoonka ugu weyn dalka, ayaa waxaa si weyn u soo dhoweeyay shacabka Soomaaliyeed, iyadoo taageerayaal aad u fara badan ay buux dhaafiyeen garoonka si ay u daawadaan ciyaarta taariikhiga ah.

Waxaa ciyaarta kasoo qeyb galay halyeeyo caan ah oo horey ugu soo ciyaaray qaaradda Afrika, kuwaas oo ay ka mid yihiin: Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha.

Ciyaartan ayaa xambaarsaneyd farriin weyn oo caalami ah, taasoo ah in Soomaaliya ay dib ugu soo laabatay xasillooni, amni iyo horumar, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Waxay ahayd muuqaallo cad oo dunida tusaya in Muqdisho ay martigelin karto munaasabadaha waaweyn ee ciyaaraha iyo isu imaatinka bulshada heer qaran iyo caalami ah.

US aid kept many hungry Somali children alive. Now that money is disappearing.

Tuesday 27 May 2025 {HMC} — The cries of distressed children filled the ward for the severely malnourished. Among the patients was 1-year-old Maka’il Mohamed. Doctors pressed his chest in a desperate attempt to support his breathing.

His father brought him too late to a hospital in Somalia ‘s capital, Mogadishu. The victim of complications related to malnutrition, the boy did not survive.

“Are you certain? Did he really die?” the father, Mohamed Ma’ow, asked a doctor, shocked.

The death earlier this month at Banadir Hospital captured the agony of a growing number of Somalis who are unable to feed their children — and that of health workers who are seeing hundreds of millions of dollars in U.S. support disappear under the Trump administration .

The U.S. Agency for International Development once provided 65% of Somalia’s foreign aid, according to Dr. Abdiqani Sheikh Omar, the former director general of the Ministry of Health and now a government advisor.

Now USAID is being dismantled. And in Somalia, dozens of centers treating the hungry are closing. They have been crucial in a country described as having one of the world’s most fragile health systems as it wrestles with decades of insecurity.

Save the Children, the largest non-governmental provider of health and nutrition services to children in Somalia, said the lives of 55,000 children will be at risk by June as it closes 121 nutrition centers it can no longer fund.

Aid cuts mean that 11% more children are expected to be severely malnourished than in the previous year, Save the Children said.

Somalia has long faced food insecurity because of climate shocks like drought. But aid groups and Somalis alike now fear a catastrophe.

Former Somali Foreign Minister Ahmed Moalin told state-run TV last month that USAID had provided $1 billion in funding for Somalia in fiscal year 2023, with a similar amount expected for 2024.

Much of that funding is now gone.

A U.S. State Department spokesperson in a statement to the AP said “several lifesaving USAID humanitarian assistance programs are active in Somalia, including programs that provide food and nutrition assistance to children,” and they were working to make sure the programs continue when such aid transitions to the State Department on July 1.

The problem, aid workers say, is the U.S. hasn’t made clear what programs are lifesaving, or whether whatever funding is left will continue after July 1.

The aid group CARE has warned that 4.6 million people in Somalia are projected to face severe hunger by June, an uptick of hundreds of thousands of people from forecasts before the aid cuts.

The effects are felt in rural areas and in Mogadishu, where over 800,000 displaced people shelter. Camps for them are ubiquitous in the city’s suburbs, but many of their centers for feeding the hungry are now closing.

Some people still go to the closed centers and hope that help will come.

Mogadishu residents said they suffer, too.

Ma’ow, the bereaved father, is a tailor. He said he had been unable recently to provide three meals a day for his family of six. His wife had no breast milk for Maka’il, whose malnutrition deteriorated between multiple trips to the hospital.

Doctors confirmed that malnutrition was the primary factor in Maka’il’s decline.

The nutrition center at Banadir Hospital where Ma’ow family had been receiving food assistance is run by Alight Africa, a local partner for the U.N. children’s agency, UNICEF, and one that has lost funding.

The funding cuts have left UNICEF’s partners unable to provide lifesaving support, including therapeutic supplies and supplemental nutrition at a time when 15% of Somali children are acutely malnourished, said Simon Karanja, a regional UNICEF official.

One Alight Africa worker, Abdullahi Hassan, confirmed that the group had to close all their nutrition centers in several districts of Mogadishu. One nutrition project supervisor for the group, Said Abdullahi Hassan, said closures have caused, “tragically, the deaths of some children.”

Without the food assistance they had taken for granted, many Somalis are seeing their children waste away.

More than 500 malnourished children were admitted to the center for malnourished children at Banadir Hospital between April and May, according to Dr. Mohamed Jama, head of the nutrition center.

He said such increases in patients usually occur during major crises like drought or famine but called the current situation unprecedented.

“The funding gap has impacted not only the malnourished but also health staff, whose salaries have been cut,” he said.

Fadumo Ali Adawe, a mother of five who lives in one of the camps, said she urgently needed help for her 3-year-old daughter, malnourished now for nine months. The nearby nutrition center she frequented is now closed.

“We are unsure of what to do next,” she said.

Inside that center, empty food packages were strewn about — and USAID posters still hung on the walls.


By Omar Faruk

Maraykanka oo go’aan ka gaaraayo gargaarka uu weli ka wado Soomaaliya.

Talaado, 27 May 2025 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in barnaamijyo naf-badbaadin ah oo ay hay’adda USAID ka waddo Soomaaliya ay wali shaqeynayaan, kuwaas oo ay ku jiraan kuwa cunto iyo nafaqo lagu siiya carruurta nugul.

Warbixin ay soo saartay hay’adda USAID ayaa lagu sheegay in laga shaqeynayo in la hubiyo sii wadiddooda barnaamijyadan marka gargaarkaasi uu hoos yimaado Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka laga bilaabo 1-da Luulyo.

Si kastaba ha ahaatee, shaqaalaha gargaarka ee caalamiga ah ayaa sheegay in Mareykanku uusan si cad u muujin barnaamijyada la badbaadinayo ama waxa dhici doona marka 1-da Luulyo laga gudbo.

CARE oo kamid ah hay’adaha aadka ugu tiirsan dhaqaalaha USAID ayaa ka digtay in ilaa 4.6 milyan oo qof oo Soomaali ah ay wajahayaan gaajo daran bisha Juun, taasoo koror ku ah boqolaal kun marka loo eego saadaashii hore ee ka hor jarista gargaarka.

Saameynta ugu daran ayaa laga dareemayaa Muqdisho iyo miyiga ku hareereysan, halkaas oo ay ku barakaceen in ka badan 800,000 oo qof. Xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla duleedka magaalada waxaa xirmay goobo badan oo quudinayey dadka baahan.

Dadka qaar ayaa wali imaanaya xarumo albaabada la isugu dhuftay, iyagoo rajo ka qaba in gargaar uu mar kale yimaado.

Intii u dhaxeysay Abriil iyo Maay, in ka badan 500 oo carruur ah oo nafaqo-xumo la ildaran ayaa la dhigay xarunta nafaqo ee isbitaalka Banaadir, sida uu sheegay Dr. Maxamed Jaamac oo ka howlgalla isbitaalka Banaadir.

{DAAWO MUUQAALKA} Ciyaarta Xidigaha Halyeeyada Afrika iyo Xidigaha Halyeeyada Soomaaliya

Talaado 27, May 2025 {HMC} Ciyaarta Xidigaha Halyeeyada Afrika iyo Xidigaha Halyeeyada Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

African Football Icons Play Historic Match in Mogadishu.

Tuesday 27 May 2025 {HMC} The Mogadishu Stadium came alive as thousands of fans filled the stands to witness a historic football match featuring some of Africa’s greatest football legends. The match was officially kicked off by Prime Minister Hamza Abdi Barre, marking a significant moment for Somali sports and symbolizing peace and unity through football.

The star-studded lineup included renowned names such as El Hadji Diouf (Senegal), Khalilou Fadiga (Senegal), Jay-Jay Okocha (Nigeria), Patrick Mboma (Cameroon), Geremi Njitap (Cameroon), and Mohamed Aboutrika (Egypt), among others. Their presence in Mogadishu sent a powerful message of solidarity and hope, as they thrilled the crowd with their skills and brought international attention to Somalia’s growing stability and love for the game.

Macawiisleeyda Hiiraan oo qorsheynaya in ay la wareegaan degmada Aadan Yabaal.

Talaado, 27 May 2025 {HMC} Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Macawiisleeyda reer Hiiraan ayaa wada dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyay oo ay ku doonayaan iney Al-shabaab kaga xureeyaan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Abaabul ciidan ayaa si xoog leh looga dareenaya deegaanada hoostaga magaalada Aadan Yabaal oo mudooyinkii lasoo dhaafay ku jirta gacanta kooxda Al-shabaab.

Taliyaha Hay’adda NISA iyo Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka ayaa wada abaabulka ciidamada is kaashanaya ku doonayaan iney markale dib ugala wareegaan Al-shabaab magaalada muhiimka ah ee Aadan Yabaal.

“Waxaan furimaha hore ee dagaalka degmada Aadan-yabaal ku booqanay ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka. Waxaan ku bogaadinay halganka naf-hurnimada leh ee ay ugu jiraan difaaca dalka, iyaga iyo shacabka deegaanka” ayuu yiri Taliye Sahal Cabdullaahi Cumar.

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa faray saraakiisha cidanka xoogga iyo kuwa dadka deegaanka xoojinta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.

Dhaq dhaqaaqyadaan ciidan ayaa kusoo aadaya, iyadoo dhawaan Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi uu sheegay in si deg deg ah looga xureyn doono Al-shabaab guud ahaan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Dhexe.