Home Blog Page 856

{DAAWO MUUQAALKA} HIrshabelle oo XIriirka u jartay hay’adda Sodma

0

Axad 25, May 2025 {HMC} HIrshabelle oo XIriirka u jartay hay’adda Sodma

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {25-05-2025}

Axad 25 May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGAYSO WARKA HABEENIMO

Dhaqdhaqaayo Ciidan oo laga Dareemayo Degmada Moqokori

Axad 25 May 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan,

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye iyo saraakiil ciidan ayaa Taliyaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyey Degmada Moqokori.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Generaal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa Hiiraan u tegay dardargelinta dagaalka Al-shabaab ee ka socda soohdinta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay dagaal adag oo ka dhan ah ururka Al-shabaab ka waday xuduudka goboladda Hiiraan iyo Shabeeladadhexe.

Wadamada ciidamada u soo diray Soomaaliya oo dalbaday in la bixiyo $93.8 Milyan oo Deyn ah.

Axad 25 May 2025 {HMC} Dowladdaha ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ayaa codsaday in la bixiyo $93.8 milyan oo ah mushaarka iyo kharashaadka la xiriira ciidamadaasi, iyagoo muujiyay niyad jab xooggan oo ay ka qabaan maalgelin la’aanta howlgalka xasillinta Soomaaliya.

Wadamadan, oo ah kuwa loo yaqaan TCCs (Troop Contributing Countries), ayaa ka digay in deymaha is biirsaday ay khatar gelinayaan kalsoonida iyo joogitaanka ciidamadooda ku sugan gudaha Soomaaliya, xilli aan weli si buuxda loogu wareejin masuuliyadaha howlgalka cusub ee AUSSOM.

Sida ay warbixinaha muujinayaan, deymaha la xiriira mushaaraadka iyo kharashaadka ciidamada ee laga leeyahay howlgalka hore ee ATMIS ayaa gaaraya $93.9 milyan. Lacagahan ayaa lagu leeyahay muddada u dhaxaysa 2022 ilaa 2024, waxaana ay u kala baxayaan sidan:

Uganda: $34.5 milyan

Kenya: $15.7 milyan

Ethiopia: $17.2 milyan

Burundi: $18.1 milyan

Jabuuti: $8.3 milyan

Dad ku xeer dheer dhanka amniga ah ayaa sheegay in deymahan ay saameyn weyn ku yeesheen howlgalka, iyadoo la filayo in arrintan si qoto dheer looga doodo shir dhowaan ka dhici doona magaalada Doha ee dalka Qatar. Shirkaas waxaa isugu imaanaya Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka.

Qorshaha shirka ayaa ah in laga gaaro xal ku saabsan maalgelinta howlgalka AUSSOM, gaar ahaan kaddib markii Dowladda Mareykanka ay diidday inay maalgeliso, iyadoo kasoo horjeesatay qaraar uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ansixiyay, kaasi oo qeexayay habka maalgelinta cusub ee howlgalka xasillinta Soomaaliya.

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha ciidamada Lugta oo gaaray Moqokori iyo kulama ka socda

0

Axad 25, May 2025 {HMC} Taliyaha ciidamada Lugta oo gaaray Moqokori iyo kulama ka socda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxdii hore ee dalka oo lagala hadlayo doorashada

0

Axad 25, May 2025 {HMC} Madaxdii hore ee dalka oo lagala hadlayo doorashada

 

&nbsp
;

{DAAWO MUUQAALKA} Faah faahin dilka Allah u naxriistee Ciyaaryahankii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya

0

Axad 25, May 2025 {HMC} Faah faahin dilka Allah u naxriistee Ciyaaryahankii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya

 

Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 25/5/2025

0

Axad 25 ‘5  2025 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxdii hore ee dalka oo lagala hadlayo doorashada

0

Axad 25, May 2025 {HMC} Madaxdii hore ee dalka oo lagala hadlayo doorashada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA