Home Blog Page 861

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha dhalinyarada beesha Aadan Xuseen ee gobalka Banaadir oo lagu doortay Muqdisho

0

Sabti 24, May 20225 {HMC} Gudoomiyaha dhalinyarada beesha Aadan Xuseen ee gobalka Banaadir oo lagu doortay Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} DEG DEG:-Sheekh Shariif oo si adag uga Hadlay Xaalada Dalka.

0

Sabti 24, May 20225 {HMC}  DEG DEG:-Sheekh Shariif oo si adag uga Hadlay Xaalada Dalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Macawisleeyda Hiiraan waa Cida Kali ah ee Hostaagan AS.

0

Sabti 24, May 20225 {HMC} Macawisleeyda Hiiraan waa Cida Kali ah ee Hostaagan AS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Sacdiyo Haka Soo Degto Kursiga Shir Gudoonka Waayo Waxay Noqotay Xisbi Dood adag

0

Sabti 24, May 20225 {HMC} Gudoomiye Sacdiyo Haka Soo Degto Kursiga Shir Gudoonka Waayo Waxay Noqotay Xisbi Dood adag

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Macawisleeyda Xaqii Loogu tala-galay Dad Kale ayaa dhax u taagan. Xildhibaan Dr Axmad

0

Sabti 24, May 20225 {HMC}  Macawisleeyda Xaqii Loogu tala-galay Dad Kale ayaa dhax u taagan. Xildhibaan Dr Axmad

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

&nbsp
;

{DAAWO MUUQAALKA} M/Deni Puntland wuxuu ka dhigay shirkad qoyskiisu leeyahay,

0

Sabti 24, May 20225 {HMC}  M/Deni Puntland wuxuu ka dhigay shirkad qoyskiisu leeyahay,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Gobsan”Garab iyo gaashan ayaan u nahay Ciidamada Xooga dalka.

0

Sabti 24, May 20225 {HMC}  Xildhibaan Gobsan”Garab iyo gaashan ayaan u nahay Ciidamada Xooga dalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Musharaxii uu Dani ka Guuleestay oo Weerar afka ah Ku Qaaday Hogaamintiisa puntland

Sabti 24, May 2025 {HMC}  Guuleed Saalax Barre oo ah guddoomiyihii hore ee guddiga doorashada Puntland, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Saciid Deni, inuu Puntland usoo kiraystay shirkado calooshood u shaqeystaal ah oo usoo saara kheyraadka Puntland.

“Waxaad hadda la socotaan in si aan sharci ahayn lagula soo baxayo kheyraadkii dabiiciga ahaa ee Puntland, in lasoo kiraystay shirkado calooshood u shaqeystaal ah, in la rabo in la boobo kheyraadkii si gaar ah ku jiray gobollada Sanaag iyo Bari,” ayuu yiri Guuleed Salaax oo maanta Garowe ka dagay.

Guuleed Saalax ayaa sidoo kale ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu Puntland ka dhigay shirkad ganacsi oo u adeegta xubnaha qoyskiisa, isagoo tilmaamay in ay meesha kasii baxayso rajadii laga qabay in dib u doorshadiisa ay sixidoonto waxyaabihii ka qaldamay muddo xileedkiisii hore.

Waxa uu sheegay madaxweyne Deni inuu mar kale doonayo inuu dhaqaalaha Puntland ku aado Muqdisho, taasoo sida uu sheegay horey ugu horseedday Puntland in dhaqaalihii uu hoos u dhaco, ayna kordhaan xaaladaha shaqo la’aanta iyo tahriibka dhalinyarada waxbaratay.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in si wadajir ah looga hortago burburka uu madaxweyne Deni ku wado Puntland. Guuleed waxa hadalkiisa kusii daray in khilaafka Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay khilaaf ku saleysan dano gaar ah oo uu Deni ka waayay Dowladda Federaalka.

Guuleed ayaa ahaa murashixii madaxweyne Deni kula tartmay wareeggii ugu dambeeyay ee doorashadii madaxtinimada Puntland ee 2024.

Maxeey Yihiin labada hindise sharciyeed ee Golaha Shacabka meelmariyay?

Sabti 24, May 2025 {HMC} Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha, kadib dood dheer iyo akhrisyo rasmi ah oo lagu sameeyay sharciga oo ilaa seddex akhrin maray.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay kadib codeeyn gacan taag ah oo mudanayaasha ay u qaadeen ansixinta Hindisahaan, waxaana uu sheegay in Xildhibaannada Golaha Shacabka ee ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha ee ogol u codeysay 136 xildhibaan, halka ay diideen 4 xildhibaan, wax ka aamusay ma jirin, sidaas ayuu ansax ku noqday hindise sharciyeedkaas.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in sharcigan uu yahay mid muhiim ah maadaama Soomaaliya ay leedahay tiro badan oo barakacayaal ah kuwaas oo u baahan daryeel sharci iyo adeegyo bulsho.

Intaasi kadib Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Saadaad Maxamednuur Caliyow ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Baarlamaanka sida ay hinsidasahaan u meelmariyeen taa oo muhiim gaar ah u leh Xaquuqda barakacayaasha Soomaaliya.

Hindisahan sharciyeed ayaa la filayaa inuu xoojin doono ilaalinta xuquuqda barakacayaasha gudaha dalka iyo sidoo kale dardargelinta adeegyada lagama maarmaanka u ah noloshooda waxaana Xildhibaanada Golaha Shacabka horgeeysay Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya.

{DAAWO MUUQAALKA} 500$ Waa in xildhibaan walba u Jaraa dhawacyada Ciidamada Dowlada.

0

Sabti 24, May 20225 {HMC} 500$ Waa in xildhibaan walba u Jaraa dhawacyada Ciidamada Dowlada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA