khamiis 01, May 2025 {HMC} Miyuu Xumaaday Xiriirkii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Masar.?
Aadan madoobe oo safar u ambabaxay xili buuq uu hareeyay golaha
khamiis 01, May 2025 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu ku furan yahay buuq Siyaasadeed ayaa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo maanta u ambabaxay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria, halkaas uu uga qeyb geli doono shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta.
Shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa sanadkan looga hadli doonaa arrimaha wadamada Carabta gaar ahaan xaaladda wadanka Falastiin, waxaana lagu wadaa inuu Sheekh Aadan Madoobe halkaasi ka jeedo Khudbad.
Sida kutalagalka uu yahay shirka ayaa furmi doona 3da Bishaan May ilaa 4ta Bisha ayuu socon doonaa waana kulankii 38 ee shirka Midowga Baarlamaanada Carabta.
Waxaana shirkaan lagu wadaa inay ka qeyb galaan 250 Guddoomiyayaal heer Baarlamaanka oo wadamada Carabta ah sidoo kale waxaa xaadiri doona wafuud caalami ah maadama lagu gorfeeyn doono xiisadda ka taagan Falastiin, siyaasadaha gudaha iyo mid heer gobol ee wadamada Carabta.
Waxaa xusid mudan in maalinta ugu dambeysa Shirkaan laga soo saari doono Warmurtiyeed uu kuxusan yahay miisaaniyad sanadeedka 2025.
Safarka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa kusoo aadaya Xilli Baarlamanka uu buuq siyaasadeed kaga furan yahay, Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo horey ugu shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in mooshin sharci ah ay keeneen hogaamintiisa.
Xildhibaano sababo amni darteed shaqada looga joojiyey
khamiis 01, May 2025 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka mamnuucay inay sababo amni awgeed aan loo ogolaan karin inay soo xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka.
Warqad qoraal ah uusoo saaray Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa lagu sheegay in sababo amni dartood, 20 kaas mudane aysan soo xaadiri karin fadhiyada ay yeelanayaan xildhibaanada Golaha Shacabka.
Waxa uu Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu faray Habdhowraha Golaha Shacabka in uu ka joojiyo xubnaha Xildhibaanada magacyadooda hoos ku xusan yihiin ka qayb galka fadhiyada Golaha Shacabka, illaa Guddiga Xeer-Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ay ka soo saarayaan go’aankooda Anshaxmarineed oo waafaqsan Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.
“Aniga oo xeerinaya qodobada kala ah; 14aad, 16aad iyo 28aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka, kuwaas oo qeexaya in Guddoomiyaha Golaha Shacabka masuuliyad ka saarantahay fulinta iyo dhowrista Xeer-hoosaadka Golaha, iyo ilaalinta nidaamka, habsami u socodka howlaha sida sharci-dejinta, maamulka iyo hab-maamuuska Golaha.” Ayuu ku yiri qoraalka uusoo saaray.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 01/05/2025
khamiis 01, May 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn
Dowladda soomaaliya oo beenisay in uu xumaaday xiriirka ay la leedahay masar
khamiis 01, May 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in xiriirka kala dhaxeeya Masar uu yahay mid xooggan oo qoto dheer, oo aysan jirin wax khilaaf ah oo soo kala dhex galay Soomaaliya iyo Masar.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si kulul u beenineeyso warar ay warbaahintu qortay oo sheegayay in ay khilaaf uu soo kala dhex galay Qaahira iyo Muqdisho taa oo keentay in Dowladda Masar ay hakiso heshiiskii iskaashiga milateri ee ay kala saxiixdeen Agoosto 2024.
War rasmi ah oo uu soo saaray safiirka Soomaaliya ee Qaahira ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta Cali Cabdi Awaare ayaa carabka ku adkeeyay in wararka la daabacay ay yihiin kuwo marin habaabin ah oo aan sal iyo raad toona lahayn, isagoo caddeeyay in xiriirka labada dal uu si wanaagsan u socdo.
Safiirka Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la xayiray heshiiskii iskaashiga gaashaandhigga oo ay goobjoog ka ahaayeen madaxweynayaasha labada dal, Wuxuu caddeeyay in Soomaaliya ay ka go’an tahay fulinta qodobbada heshiiska iyo horumarinta iskaashiga milateri ee Qaahira, gaar ahaan taageeridda dadaallada Muqdisho ee lagula dagaallamayo argagixisada iyo dhisidda awoodda difaaca.
Awaare ayaa ugu baaqay warbaahinta in ay si sax ah u baaraan, kana fogaadaan in ay daabacaan eedeymaha wax u dhimaya xiriirka labada dal, isagoo dhanka kale amaanay doorka taariikhiga ah ee Masar ay ku leedahay taageeridda Soomaaliya dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo dhaqanka.
Kenyan lawmaker shot dead in capital Nairobi, local media says.
Thursday 1,May 2025 {HMC} A Kenyan lawmaker was shot dead on Wednesday night in the capital Nairobi by gunmen on motorcycles, local broadcaster Citizen TV reported.
The news was also reported by other Kenyan outlets, including The Nation and The Standard newspapers.
The lawmaker, Charles Were, who represents Kasipul constituency in Kenya’s west, was shot dead at around 7:30 pm local time “by two gunmen who were trailing him with a motorbike,” Citizen TV reported.
One of the gunmen got off the motorbike and shot Were at close range, Citizen TV reported, adding that his driver had survived the shooting. The MP was pronounced dead at a hospital where he had been rushed for medical care.
Were was a member of the opposition ODM party led by veteran politician Raila Odinga, who lost to William Ruto in the last election in 2022.
Odinga, who rejected the election result, alleging irregularities, has since struck an agreement with Ruto to address issues troubling Kenya.
Reporting by Humphrey Malalo; Writing by Elias Biryabarema; Editing by Chris Reese and Bill Berkrot
{DAAWO MUQAALKA} Shiinaha oo war kasoo saaray go’aanka ay Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan
khamiis 01, May 2025 {HMC} Shiinaha oo war kasoo saaray go’aanka ay Soomaaliya ku mamnuucday baasaboorka Taiwan
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Opposition leaders condemn violence in Somali parliament, accuse speaker of misconduct.
Thursday 1,May 2025 {HMC} Prominent Somali opposition figures, including former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, former Prime Minister Hassan Ali Khaire, and MP Abdirahman Abdishakur Warsame, have condemned the violent altercation that erupted during Wednesday’s session of the House of the People.
In a joint statement, the politicians accused members of the government and security forces of attacking MPs and journalists inside parliament. They said the actions violated parliamentary immunity and press freedom, and undermined the dignity of state institutions.
“These acts of intimidation and violence directly violate the immunity of lawmakers, the freedom of the press, and the reputation and dignity of the state,” the statement read.
The group criticized Speaker Sheikh Adan Mohamed Nur (Aden Madoobe), alleging repeated political harassment, procedural violations, and the humiliation of the legislative process. They claimed that the Speaker’s conduct had sparked multiple warnings and now reflected a pattern of behavior.
“The insulting remarks made by the Speaker reveal the alarming gap between the responsibilities of his office and his personal conduct,” the statement added. “It’s worth remembering that Speaker Aden Madoobe was previously removed from office in 2011 over similar behavior.”
Former Prime Minister Mohamed Hussein Roble also weighed in, calling the incident “deeply regrettable” and saying it erodes public confidence in national institutions.
“I condemn the assault on MPs, which violates their constitutional immunity,” said Roble. “It is also shocking that the Speaker used discriminatory language that is inconsistent with our religion and moral values.”
The clash began after two rival blocs of lawmakers engaged in a heated confrontation over the March removal of MP Abdullahi Hashi Abiib. Speaker Aden Madoobe announced Abiib’s expulsion for missing two consecutive sessions without an official excuse. However, opposition lawmakers argue that the move was politically motivated and illegal.
Parliamentary police intervened to restore order after the situation escalated, leaving journalists and civil society leaders alarmed over the rising political tension.
{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiye Aaden Madoobe oo u safray Algeria xilli xaaladda baarlamaanka aaney degganeyn
khamiis 01, May 2025 {HMC} Guddoomiye Aaden Madoobe oo u safray Algeria xilli xaaladda baarlamaanka aaney degganeyn
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Somali parliamentary Speaker suspends 20 MPs over security concerns amid rising tensions.
Thursday 1,May 2025 {HMC} Somali Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Aden Madoobe), has suspended 20 lawmakers from attending upcoming parliamentary sessions, citing security concerns following recent unrest inside the legislature.
In a written directive issued Wednesday, Speaker Aden Madoobe instructed parliamentary staff to bar the listed members from entering the chamber until their suspension periods end.
“I hereby enact Articles 14, 16, and 28 of the House of the People’s Rules of Procedure, which authorize the Speaker to uphold parliamentary rules, maintain order, and ensure the smooth functioning of legislative and administrative affairs,” the Speaker’s letter read.
The list of suspended MPs includes:
1. Mohamed Deeq Barre Omar (Fiyoore)
2. Saadaam Mahmoud Abdi (Jubeer)
3. Dahir Amin Jeesow
4. Hassan Abdi Ismail (Hassan Yare)
5. Abdirizak Hassan Ahmed (Dhookir)
6. Mohamed Bashir Ali (Baxnaan)
7. Ahmed Mahmoud Jama (Buux)
8. Ali Mohamed Sheikh (Ali Bagadi)
9. Saadaq Abdullahi Abdi
10. Mohamed Abdirahman Ahmed (Hayle)
11. Mowlid Abdi Mahmoud
12. Mohamed Ali Omar (Caananuug)
13. Faysal Ahmed Mahmoud (Wahaabi)
14. Ali Mahdi Mohamed (Qalato)
15. Hassan Abdinoor Abdi
16. Abdirashid Jire Qalinle
17. Abdirahman Ahmed Osman (Gurey)
18. Abdirahman Isaaq Mohamed
19. Dr. Abdirashid Mohamed Nur (Jilley)
20. Abdirashid Mohamed Hidig
The move follows a violent clash inside the lower house on Wednesday, triggered by the controversial removal of MP Abdullahi Hashi Abiib. The Speaker announced Abiib’s expulsion in March, citing his absence from two consecutive sessions without excuse—an action opposition lawmakers have decried as politically motivated.
During the incident, rival blocs of lawmakers clashed on the floor of parliament, prompting intervention by parliamentary police. The chaos has drawn condemnation from civil society leaders and opposition politicians, who warned that such actions are eroding democratic norms and the reputation of Somalia’s legislative body.



