Home Blog Page 942

Somali lower house speaker departs for Algeria amid parliamentary turmoil

Thursday 1,May 2025 {HMC}  Somali Lower House Speaker Sheikh Aden Mohamed Nur Madoobe departed for Algeria on Thursday to attend the upcoming Arab Parliament Speakers Summit, scheduled to take place in the coming days.

The speaker’s trip comes amid heightened political tension in Somalia, following a chaotic lower house session on Wednesday that was marred by clashes between rival lawmakers.

The unrest stemmed from the controversial expulsion of MP Abdullahi Hashi Abiib, who Speaker Aden Madoobe removed in March for missing two consecutive sessions without a formal excuse—an action widely criticized by opposition lawmakers as politically motivated.

Hours before his departure, Speaker Madoobe issued a directive suspending 20 lawmakers from attending future parliamentary sessions, citing security concerns. The suspended MPs include vocal critics of the speaker and cabinet members who have accused him of violating parliamentary procedure and abusing his authority.

“The speaker has become both the accuser and the judge,” said one of the suspended MPs, who spoke to HOL on condition of anonymity.

The Arab Parliament Speakers Summit will bring together heads of legislative bodies from across the Arab world to discuss regional cooperation, legislative harmonization, and shared political challenges.

The Somali Parliament remains in recess following Wednesday’s disruption, with no clear indication when regular sessions will resume.

NCC meeting postponed to May 5 as government seeks broader regional inclusion.

Thursday 1,May 2025 {HMC} The National Consultative Council (NCC) meeting, originally scheduled to open Thursday in Mogadishu, has been postponed to Monday, May 5, following consultations among national leaders.

A statement from the Office of Prime Minister Hamza Abdi Barre said the decision was unanimous among leaders, though it provided no further explanation for the delay.

However, sources indicate the Federal Government is working to bring on board leaders from regional states that have previously distanced themselves from the process. The absence of Puntland and Jubbaland from recent NCC meetings has underscored widening political divides.
Earlier this month, Puntland reaffirmed its decision to boycott the talks, accusing the federal government of deviating from constitutional norms and demanding a return to the rule of law.

The postponement comes amid mounting pressure from international partners, who have urged Somali leaders to urgently convene and resolve key issues. Donor states have called for clear and unified decisions on political, constitutional, and electoral reforms to enable increased international support and coordination.

The NCC is Somalia’s highest-level political forum, bringing together the federal leadership and member state presidents to chart the country’s path forward on governance, elections, and security.

 

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {30-04-2025}

Arbaco 30, April 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiraxman macalin muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Ukraine oo u diyaar garowday inay heshiis dhanka macdanta ah la gasho Maraykanka

Arbaco 30, April 2025 {HMC} Sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ukraine ayaa BBC u sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu heshiis muhiim ah oo macdanta ah la saxiixdo Mareykanka, inkasta oo aysan weli jawaab rasmi ah ka helin Washington, sida laga soo xigtay saraakiil sare.

Heshiiska qabyada ah ayaa soo jeedinaya in la sameeyo sanduuq maalgashi oo wadajir ah oo u dhexeeya dowladaha Maraykanka iyo Ukraine, si loo sahamiyo, loogana soo saaro macdanta naadirka ah ee Ukraine.

Jon Donnison ayaa sheegay dukumiintiyo hore loo faafiyay ay soo jeedinayeen in heshiiska ay ku jiri karaan xuquuqda uu Maraykanku u leeyahay isticmaalka kaabayaasha tamarta ee Ukraine, sida saliidda, gaaska, iyo macdanta qaaliga ah.

Heshiiska ayaa la qorsheeyay in la saxiixo bishii Febraayo, laakiin wadahadalada ayaa burburay ka dib xiisad u dhaxeysay madaxweyne Trump iyo Zelensky.

Askarayn khasab ah oo laga soo sheegayo gobolka Oromia ee Itoobiya

Arbaco 30, April 2025 {HMC} Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in meelo ka mid ah dalka uu ka socdo hawlgal si khasab ah dhallinyarada loogu askaraynayo, sida laga soo xigtay dadka deegaanka Oromia.

Wararka qaar waxay sheegayaan in ay jiraan dad dhaawacyo aay soo gaareen markii la qabanayey, ayadoo qaarna ayba dhinteen.

BBC ayaa booqatay mid ka mid ah goobaha dhallinyaradaas la askaraynayo lagu hayo, taasoo ah dhisme ay dawladdu leedahay, waxaana ay halkaas ku aragtay dhallinyaro badan oo hool la iskugu keenay.

Afaafka hore ee hoolka ayaa xarig lagu gooyey si aan looga talaabin, ayadoo qofkii doonaya inuu xarigga ka gudbo uu sii marayo rag ku labisan dareeska ciidanka Oromia oo halkaas ilaalinaya.

Hoolka dibaddiisa ayaa waxaa tuban carruurta aabayaal halkaa ku jira iyo xaasas raggii qabay khasab lagu askareeyey.

Iskuday ay BBC kula xiriirtay maamulka Oromia si wax looga weydiiyo askaraynta ayaan suurto galin, ilaa iyo haddeerna kama aysan hadlin maamulka gobolka iyo kan dawladda federaalka.

XIGASHO BBC

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu dambeyay Howlgal Culus oo laga fuliyay Sh-dhaxe

0

Arbaco 30, April  2025 {HMC} Wararkii ugu dambeyay Howlgal Culus oo laga fuliyay Sh-dhaxe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha Ciidanka lugta oo Gaaray Dhuusamareeb

0

Arbaco 30, April  2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka lugta oo Gaaray Dhuusamareeb

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Taatiikh Nololeedkiisa AUN Gudoomiyahii hore ee Gobolka Hiiraan Eng Xuseen Anyax.

0

Arbaco 30, April  2025 {HMC} Taatiikh Nololeedkiisa AUN Gudoomiyahii hore ee Gobolka Hiiraan Eng Xuseen Anyax.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Puntland oo sheegtay isweydaarsiga maxaabiista ay la sameysay somaliland aysan jirin cid u dhaxeysay

Arbaco 30, April 2025 {HMC} Puntland iyo Somaliland ayaa maanta si toos ah u gaarey heshiis isweydaarsi maxaabiis ah, iyada oo aanay jirin cid saddexaad oo dhex-dhexaadin ka gashay arrintan, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Puntland.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, Labada dhinac ayaa isla gartay in la isweydaarsado 26 maxbuus oo ku kala xiran xabsiyada magaalooyinka Hargeysa iyo Garowe.

Puntland ayaa heshiiskan ku tilmaamtay mid muujinaya isfahan iyo rabitaan wadajir ah oo lagu xallinayo arrimo bani’aadannimo iyo kuwa siyaasadeed.

Waxay sheegtay in heshiiskaan uu dhabbaha u xaari karo wada-shaqeyn dheeraad ah oo mustaqbalka la yeelan karo.

Si kastaba ha ahaate, waa markii ugu horraysay oo muddo sanado ah kaddib ay Puntland iyo Somaliland isweydaarsadaan maxaabiis dagaal oo labada dhinac.

Markii ugu dambeysay oo ay Puntland iyo Somaliland isweydaarsadaan maxaabiis waxay ahayd sanadkii 2018, markaas oo ay labada dhinac ku dagaalameen aagga Tukaraq oo magaalada Garowe u jirta 70km.

Maxaabiista maanta la isweydaarsaday ayaa qaar kamid ah qaba saamaynta dhaawacyadii kasoo gaaray dagaaladii ka dhacay Sool 2023, kuwaas oo qaar kamida ay ku naafoobeen.

Taliyaha Ciidanka lugta oo Gaaray Dhuusamareeb.

0

Arbaco 30, April 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.

Taliyaha ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Taliyaha Qaybta 21-aad, Col. Maxamed Dhagawayne, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale uu taliyaha ka qaatay salaan sharaf cutubyo ka tirsan ciidanka dhulka oo ku sugnaa garoonka.

Booqashada Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa qeyb ka ah kormeerada joogtada ah ee lagu dhiirrigelinayo ciidanka, laguna dar-dar gelinayo howlgalka sifeynta Khawaarijta ee ka socda gobollada dhexe.