Home Blog Page 981

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 25-4-2025.

0

jimco 25, April  2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan sheekh iyo Madaxda Ciidamadooda ay joogaan Soomaaliya.?

0

jimco 25, April  2025 {HMC} Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan sheekh iyo Madaxda Ciidamadooda ay joogaan Soomaaliya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda deegaanka oo xabsiga u taxaabtay xubno ka tirsan Jabhada ONLF

0

jimco 25, April  2025 {HMC} Dowladda deegaanka oo xabsiga u taxaabtay xubno ka tirsan Jabhada ONLF

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Dagaal oo ka Socda Deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan.

0

jimco 25, April  2025 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Dagaal oo ka Socda Deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qeyb galay Shir madaxeedla Dalalaka ay Soomaaliya Ciidamada ka joogaan.

0

Frinday, 25 Abriil, 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo saaxiibbada caalamiga ah, kaas oo lagu qabtay Madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe.

Madaxweynaha ayaa shirka ka jeediyey khudbad uu ku muujiyey guulaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira argagixisada, isagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed lagu garab istaago dagaalkaas, lagana taageero dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka si ay ula wareegaan amniga guud ee dalka.

Shirka waxaa ka soo qaybgalay madax ka kala socotay dalalka; Kenya, Jabuuti, Masar, Itoobiya, iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD, Midowga Yurub, Boqortooyada Ingiriiska, iyo Dowladda Mareykanka.

Madaxda shirku waxay isla qaateen qodobbo muhiim ah oo ay ka mid yihiin:
• In shirku bogaadiyay guulaha ay xaqiijisay DFS oo ay ka mid yihiin; ku biirista Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), xubinnimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, qaadista cunaqabtaynta hubka, dib u habaynta dhaqaalaha iyo billaabista diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada tooska ah.

• In la dardargeliyo taageerada tababarka, qalabaynta, iyo tayeynta ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

• In la xoojiyo taageerada dhinaca diyaaradaha, sirdoonka, iyo garab-istaagga cirka ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

• In la dhiirrigeliyo wada-shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada, si loo sugo xasilloonida dhulka la xoreeyey.

• In la dhaqan geliyo istaraatiijiyadda dhaqaale-ururin ee howlgalka AUSSOM iyo taageerada la siiyo ciidamada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Madaxda dalalka qeybta ka ah howlgalka AUSSOM dadaalkooda ku aaddan nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, waxa uuna xusay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dhammaystirka dhismaha ciidanka qaranka iyo xaqiijinta amniga guud ee dalka.

Si loo joogteeyo dadaallada nabadeed ee Soomaaliya waa in La helaa taageero deg deg ah.

0

Frinday, 25 Abriil, 2025 {HMC} Midowga Afrika (AU) ayaa mar kale ugu baaqay beesha caalamka in ay si wadajir ah u taageeraan kala guurka socda ee laga gudbayo Howlgalka Kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), loona gudbayo qaab-dhismeedka cusub ee ammaanka ee ay hogaaminayso AU ee loo yaqaan AUSSOM.

Baaqan ayaa kasoo baxay kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Entebbe ee dalka Uganda, halkaas oo ay ku sugan yihiin masuuliyiin heer wasiir, danjireyaal iyo wakiillo ka socda waddamada ciidanka ugu tabarucay ATMIS.

Waxaa dib loo milicsaday ku dhawaad labaatan sano oo ay dadaal ku bixinayeen xasilinta Soomaaliya.

Mahamoud Ali Youssouf, Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika,  oo khudbad ka jeediyay kulanka ayaa xusay kaalinta muhiimka ah ee ay Afrika ka qaadatay taageerada Soomaaliya, gaar ahaan la dagaalanka Al-Shabaab iyo dib u dhiska hay’adaha dowladda.

“Mudo ku dhow labaatan sano, waddamada ciidanka keenay waxay garab istaageen Soomaaliya, iyaga oo u huray naf iyo maal,” ayuu yiri. “Kumanaan wiilal iyo gabdho Afrikaan ah ayaa noloshooda ku waayay arrintan. Waxaan xusuus iyo maamuus u haynaa geesinimadooda iyo dhaxalkooda.”

Waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo, iyadoo dib u qabsatay dhul ay hore ugu sugnaayeen Al-Shabaab iyo dhisidda qaab-dhismeedka dowladnimo. Si kastaba ha ahaatee, kala guurka lagu sameynayo AUSSOM—oo ah hannaan cusub oo la doonayo in masuuliyadda amniga ay si buuxda u qaadato dowladda Soomaaliya—ayaa wajahaya caqabado dhaqaale iyo farsamo.

Waxaa weli jirta caga jiid ku aaddan hirgelinta Qaraarka QM ee 2719. Guddiga AU wuxuu dadaal xooggan ku bixin doonaa sidii loo heli lahaa maalgelin, balse waa lama huraan in dalalka xubnaha ka ah AU iyo saaxiibada caalamiga ah ay si isku duuban u garab istaagaan si aysan u burburin howshan,” ayuu ku daray hadalkiisa guddoomiyaha Midowga Afrika.

Wakiillo iyo khuburo ka qeybgalay kulanka ayaa ku tilmaamay kala guurkan ATMIS-AUSSOM inuu yahay “xilli go’aan qaadis ah” oo kaalin weyn ka ciyaari doona mustaqbalka amniga Soomaaliya.

AUSSOM, oo ka duwan howlgaladii hore, wuxuu xoogga saarayaa in hoggaanka amniga laga wareejiyo ciidamada shisheeye loona wareejiyo ciidamada Soomaaliya, taasoo u baahan kobcinta awoodda ciidan ee gudaha iyo mideyn siyaasadeed oo qaran.

SOMA Concludes Three-Day Journalists’ Safety and Protection Training in Mogadishu.

0

Frinday, 25 Abriil, 2025 {HMC} The Somali Media Association (SOMA), with support from International Media Support (IMS), successfully concluded a three-day training on journalists’ safety and protection. The training took place at Jazeera Palace Hotel in Mogadishu from 22 to 24 April 2025.

A total of 30 journalists—8 women and 22 men—from media houses across various towns and regions of Somalia, including Mogadishu, Galkaio, Garowe, Bosaso, Kismaayo, Bardhere, Dolow, Jowhar, Bal’ad, Afgooye, Walaweyn, Guricel, Adado, Goldogob, and Baxdo. The sessions were led by expert trainers specializing in journalist safety.

The primary objective of the training was to equip journalists with the necessary skills and knowledge to work and operate safely in high-risk environments.

The opening remarks were delivered by Mr. Mohamed Muse, SOMA’s Director of the Training Programs Department. He encouraged participants to fully engage in the sessions, apply what they learned in their daily work, and share the knowledge with fellow journalists who were not part of the training. During the training, topics covered included situational awareness, media and security forces, digital security, and mental health and psychosocial support for the journalists.

Mohamed Hassa, one of the participants in the training, stated: “I was assigned to cover a peaceful demonstration at KM4 junction in Mogadishu. When I arrived at the scene with my colleague, a police officer ran toward us, ordered us to lie down on the tarmac, and took our media equipment. Unfortunately, I wasn’t able to identify him, his name, or his duty station. Thankfully, another nearby officer later approached me and shared his name and the station where he works.

I didn’t think to look at the number plate of the police vehicle involved. Because I hadn’t received safety training before, however, After attending this training, I now understand how important it is to observe and remember such details. From now on, I will make sure to look carefully at any recognizable signs or markings on vehicles or uniforms so I can report incidents more accurately and protect myself better.”

Mus’ab Abdirahman, another participant, pointed out, “I am a survivor of the hotel bombing at Pearl Beach, Lido Beach. At the time of the explosion, I was on the first floor of the hotel and found myself in a highly dangerous and uncertain situation. Unfortunately, I had never attended any safety or protection training before, and I was unprepared to respond effectively. Participating in this training has provided me with essential knowledge and practical skills to react appropriately in case of explosions or other emergencies. I now feel more confident and better equipped to ensure my safety and that of those around me in high-risk situations.”

In conclusion, all participants successfully completed the three-day training and were awarded certificates of attendance in recognition of their participation and commitment to improving journalists’ safety and protection.

SOMA remains firmly committed to promoting the safety and professional development of journalists across Somalia. We extend our sincere gratitude to the International Media Support (IMS) for its continued support and partnership, which has been instrumental in making this important training possible.

The Somali Media Association (SOMA), with support from International Media Support (IMS), successfully concluded a three-day training on journalists’ safety and protection. The training took place at Jazeera Palace Hotel in Mogadishu from 22 to 24 April 2025.

A total of 30 journalists—8 women and 22 men—from media houses across various towns and regions of Somalia, including Mogadishu, Galkaio, Garowe, Bosaso, Kismaayo, Bardhere, Dolow, Jowhar, Bal’ad, Afgooye, Walaweyn, Guricel, Adado, Goldogob, and Baxdo. The sessions were led by expert trainers specializing in journalist safety.

The primary objective of the training was to equip journalists with the necessary skills and knowledge to work and operate safely in high-risk environments.

The opening remarks were delivered by Mr. Mohamed Muse, SOMA’s Director of the Training Programs Department. He encouraged participants to fully engage in the sessions, apply what they learned in their daily work, and share the knowledge with fellow journalists who were not part of the training. During the training, topics covered included situational awareness, media and security forces, digital security, and mental health and psychosocial support for the journalists.

Mohamed Hassa, one of the participants in the training, stated: “I was assigned to cover a peaceful demonstration at KM4 junction in Mogadishu. When I arrived at the scene with my colleague, a police officer ran toward us, ordered us to lie down on the tarmac, and took our media equipment.

Unfortunately, I wasn’t able to identify him, his name, or his duty station. Thankfully, another nearby officer later approached me and shared his name and the station where he works. I didn’t think to look at the number plate of the police vehicle involved. Because I hadn’t received safety training before, however, After attending this training, I now understand how important it is to observe and remember such details.

From now on, I will make sure to look carefully at any recognizable signs or markings on vehicles or uniforms so I can report incidents more accurately and protect myself better.”

Mus’ab Abdirahman, another participant, pointed out, “I am a survivor of the hotel bombing at Pearl Beach, Lido Beach. At the time of the explosion, I was on the first floor of the hotel and found myself in a highly dangerous and uncertain situation. Unfortunately, I had never attended any safety or protection training before, and I was unprepared to respond effectively. Participating in this training has provided me with essential knowledge and practical skills to react appropriately in case of explosions or other emergencies. I now feel more confident and better equipped to ensure my safety and that of those around me in high-risk situations.”

In conclusion, all participants successfully completed the three-day training and were awarded certificates of attendance in recognition of their participation and commitment to improving journalists’ safety and protection.

SOMA remains firmly committed to promoting the safety and professional development of journalists across Somalia. We extend our sincere gratitude to the International Media Support (IMS) for its continued support and partnership, which has been instrumental in making this important training possible.

Somali Ambassador to Mongolia Holds Talks with Government Ministers.

0

Frinday, 25 Abriil, 2025 {HMC} Somalia’s non-resident Ambassador to Mongolia, Dr. Hodan Osman Abdi, conducted a series of high-level meetings this week with senior Mongolian government officials to strengthen bilateral relations between the two nations.

The ambassador first met with Mongolia’s Minister of Foreign Affairs and Trade, Ms. Battsetseg Batmunkh, where discussions centered on enhancing economic cooperation. Both parties identified promising opportunities in trade, particularly regarding Somali exports of agricultural products, seafood, and other commodities.

In a separate meeting with Mongolia’s Minister of Education and Science, Mr. Purevsurengiin Naranbayar, the discussions focused on educational collaboration.

Mongolia’s remarkable 95% literacy rate and its internationally recognized online education program were highlighted as potential models for cooperation.

Ambassador Abdi emphasized Somalia’s commitment to building strong partnerships, stating: “These meetings have laid important groundwork for future cooperation in areas of mutual benefit to both our nations.”

The talks mark a significant step in fostering diplomatic and economic ties between Somalia and Mongolia, with both sides expressing optimism about future collaboration.

 

Somalia’s Finance Minister Highlights Economic Recovery at World Bank Conference.

0

Frinday, 25 Abriil, 2025 {HMC} Somalia’s Minister of Finance, Bihi Imaan Ige, represented the Federal Government at a high-level World Bank conference in Washington, D.C., as part of the ongoing Spring Meetings.

During the session, attended by several African finance ministers, Minister Ige highlighted Somalia’s economic progress, emphasizing the government’s strategies to boost growth, create jobs, and harness investment opportunities.

He also outlined efforts to strengthen resilience during crises, including measures to mitigate vulnerabilities from recurring challenges such as climate shocks.

“Somalia is on a steady path toward economic recovery and development,” said Minister Ige. “Our priority is fostering sustainable growth, empowering our workforce, and ensuring long-term stability.”

The discussions reinforced Somalia’s commitment to economic reforms and collaboration with international financial institutions to support its development agenda.

The minister’s participation signals Somalia’s increasing role in global economic dialogues as the country advances its recovery efforts.

{DAAWO MUQAALKA} Howlgalo culus oo laga sameeyey Koofur Galbeed.

0

jimco 25, April  2025 {HMC} Howlgalo culus oo laga sameeyey Koofur Galbeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA