jimco 25, April 2025 {HMC} Odayaal dhaqan oo Cabasho ka ah Dowladda.
{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 25/04/2025
jimco 25, April 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {25-04-2025}
Jimco 25, April-2025 {HMC} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Muse
Farsamadii ::Mohamed Hassan Owsei
{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo war kasoo saartay eedeymo loo jeediyey.
jimco 25, April 2025 {HMC} Puntland oo war kasoo saartay eedeymo loo jeediyey.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Abwaan Abdirisaaq ”AS naga Guuleeysan Doonaan ee Guusha waa Xageena”
jimco 25, April 2025 {HMC} Abwaan Abdirisaaq ”AS naga Guuleeysan Doonaan ee Guusha waa Xageena”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Muwaadin Soomaaliyed oo lagu Dilay wadanka Koofur Afrika.
jimco 25, April 2025 {HMC} FAAH FAAHIN Muwaadin Soomaaliyed oo lagu Dilay wadanka Koofur Afrika.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Cirro ”waa ka jawaabi Doonaa weerarkii nooga yimid Soomaaliya”
jimco 25, April 2025 {HMC} Madaxweyne Cirro ”waa ka jawaabi Doonaa weerarkii nooga yimid Soomaaliya”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxay Diirada kulankooda ku saari Doonaan madaxda Ciidamada ka joogaan Soomaliya iyo Xasan shiikh.
jimco 25, April 2025 {HMC} Maxay Diirada kulankooda ku saari Doonaan madaxda Ciidamada ka joogaan Soomaliya iyo Xasan shiikh.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Kuwait Donates Millions of Dollars to Somalia
Mogadishu, Friday – April 25, 2025 (HMC): The Kuwait Fund for Arab Economic Development (KFAED) has signed a financial aid agreement with the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), committing $2.5 million to support Somalia’s Humanitarian Fund.
The agreement, signed on Thursday, will be in effect throughout 2025–2026, and was formalized by Waleed Al-Bahar, Acting Director-General of the Kuwait Fund, and Lisa Dotten, OCHA’s Director of Finance and Partnerships.
This aid is aimed at funding small-scale humanitarian projects targeting the urgent needs of over 6.9 million people affected by drought and conflict in Somalia.
This marks the fourth contribution from the Kuwait Fund to United Nations humanitarian efforts. Since 2017, Kuwait has donated nearly $4.6 million, including its most recent support to the Palestinian territories in 2024.
The Government of Kuwait has once again reaffirmed its strong commitment to global humanitarian efforts and to supporting the people of Somalia during critical times.
Dowladda Kuwait oo malaayiin lacag ah ugu deeqday Soomaaliya
Jimco , 25 Abriil, 2025 {HMC} — Sanduuqa Kuwait ee Horumarinta Dhaqaalaha Carabta (KFAED) ayaa heshiis deeq maaliyadeed la saxiixday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bani’aadantinimada (OCHA), kaasoo ku kacaya $2.5 milyan oo lagu taageerayo Sanduuqa Bani’aadamnimada Soomaaliya.
Heshiiskaan oo la saxiixay shalay oo Khamiis ahayd ayaa socon doono inta lagu guda jiro 2025-2026 waxaana saxiixay Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Kuwait Waleed Al-Bahar iyo Agaasimaha Maaliyadda iyo Iskaashiga OCHA Lisa Dotten.
Deeqdan ayaa ujeedadeedu tahay in lagu maalgeliyo mashaariicda bani’aadamnimada ee yar-yar ee daboolaya baahida 6.9 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo ay saameeyeen abaaraha iyo colaadaha.
Tani waa taageeradii afaraad ee Sanduuqa Kuwait ee Dawladaha Carabta ay siiso Qaramada Midoobay.
Tan iyo 2017, waxa ay bixisay ku dhawaad $4.6 milyan, oo ay ugu dambaysay deeq ay siisay dhulka Falastiiniyiinta 2024. Kuweyt waxa ay caddaysay sida ay uga go’an tahay in ay taageerto dadaallada bani’aadamnimada ee caalamiga ah.



