Home Blog Page 993

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 22-4-2025.

0

Talado 22, April  2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

DFS oo xaqiijisay in madaxweyne Deni uu ka qeyb galayo shirka Wadatashiga.

0

Talaado 22, April 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu ka qeyb geli doono shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

Sida uu sheegay mas’uul sare oo ka tirsan dowladda, Madaxweynaha Puntland ayaa si rasmi ah horey loogu diray casuumaad, si uu uga mid noqdo hogaamiyeyaasha lagu martiqaaday wadatashiga.

Shirka ayaa diiradda lagu saarayaa sidii xal looga gaari lahaa khilaafaadka siyaasadeed ee jira, looguna midoobi lahaa jihada horumarinta dalka.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa tilmaamaya in safarka Madaxweynaha Puntland ee Muqdisho uu yahay mid ay beesha caalamku door ku leedahay, iyadoo wakiillo ka tirsan beesha caalamka ay dhowr jeer kula kulmeen madaxweyne Deni magaalooyinka Garowe iyo Boosaaso. Kulamadaas ayaa looga hadlayay muhiimadda uu leeyahay in Puntland ay dib ugu soo laabato miiska wadahadalka.

Waxaa xusid mudan in madaxweyne Deni uusan ka qeyb galin shirarka Golaha Wadatashiga tan iyo bishii December ee sanadkii 2022.

Xiriirka ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland ayaa xumaaday, waxaana gebi ahaanba istaagay wadashaqayntii iyo kulamadii dhex mari jiray labada dhinac.

Las Anod Officials Blame Al-Shabaab for Killing Ethiopian Consular Official in Garowe.

0

Tuesday 22, April 2025 {HMC} Las Anod officials confirmed the death of Farah Aydiid Jama, who is reported to be an Ethiopian Consulate official in Garowe, the capital of Puntland state in Somalia.

The officials attributed his killing on Sunday 20 April to the Al-Shabaab terrorist group, according to Somaliland local media reports.

A letter purportedly written by the Ethiopian Consulate General Office in Puntland, dated 13 January 2025, and circulated by local media outlets, mentioned Farah Aydiid’s designation as a community coordinator and supporter of Ethiopian citizens in the region.

The letter, signed by Yidnekachew Tekele, Chargé d’affaires, stated his mission was to “coordinate and support Ethiopians, because of the current conditions, at boarder areas and report back to the consulate.” Addis Standard did not verify the authenticity of the letter.

As of now, the Ethiopian Ministry of Foreign Affairs has not officially confirmed the death of Farah Aydiid Jama, nor if he was an official on active duty at the Ethiopian Consulate in Garowe at the time of the killing.

The Eastern Sool authorities have not released a full statement on the matter, either, and investigations into the assassination are ongoing.

But speaking to a local media, the Attorney General of the Eastern Sool Administration, Avv Cabdillaahi Xirsi, confirmed that Farah Aydiid Jama was killed in Las Anod by unidentified gunmen, whom he identified as suspected members of Al-Shabaab. The attackers have not yet been apprehended.

According the Attorney General, Farah was abducted from his residence in Las Anod, “brutally tortured, and then executed”. His body, bearing severe signs of physical abuse, was discovered dumped in the Ceelka Goojacade valley on the outskirts of the city.

“He was badly beaten and then shot. His body shows signs of torture,” Horn Diplomat quoted the Attorney General Avv Cabdillaahi as saying.

SOURCE 

Heavy Rainfall Forecast Across Greater Horn of Africa.

0

Tuesday 22, April 2025 {HMC} Climate Scientists at the Igad Climate Predictions and Applications Center (ICPAC) are predicting that more than usual rainfall expected over most parts of Tanzania, Burundi, Rwanda, eastern Kenya, northern South Sudan and southern Sudan.

“Moderate rainfall of between 50-200millimeters is expected in most parts of Rwanda, Burundi, northwestern and southern Tanzania, western Uganda, coastal, northeastern and western Kenya, parts of western Ethiopia, northern South Sudan and southern Sudan,” says the Igad Climate Predictions and Applications Center (ICPAC).

The specialized institution of the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) is warning that “the expected heavy rainfall over parts of north-eastern Kenya and some regions in southern and northern Tanzania could trigger isolated flooding. Communities in low-lying areas should stay cautious.”

In the weekly forecast by ICPAC, light rainfall of less than 50 millimetres is expected over most parts of central to southern South Sudan, southern Sudan, western and southern Ethiopia, central to southern Somalia, central Tanzania, central Kenya and central to eastern Uganda.

Temperatures in the region are also expected to be warmer than average over most parts of the region apart from north-eastern parts of Kenya, and cross border areas of Sudan, South Sudan and Ethiopia.

“High temperatures of above 32℃elsius is expected over parts of Sudan and Afar region in Ethiopia,” says the statement and adds, “Moderate to high temperatures of between 20-32℃elsius are expected over most parts Sudan, South Sudan, Eritrea, northern, western and eastern Ethiopia, Djibouti, Somalia, Uganda, Kenya, and Tanzania.”

Mild temperature conditions of less than 20℃elsius are expected over most parts of Burundi, Rwanda, central to western Kenya, and central Ethiopia.

The Climate Scientists at ICPAC are warning that heat stress levels are expected in most parts of South Sudan, Sudan, eastern Kenya, eastern Tanzania, central to southern Somalia, and coastal regions of Eritrea.

SOURCE 


By Judith Akolo

Over 600,000 Livestock to Receive Free Mass Vaccination.

0

Tuesday 22, April 2025 {HMC} Garissa County government has launched a ten days’ free vaccination campaign targeting over 600,000 in the sub-counties of Dadaab and Fafi.

The campaign that is partly funded by the Danish Refugee Council will see camels, cows, goats and sheep vaccinated against Peste des Petits Ruminants (PPR) and Foot and Mouth Disease.

Addressing the press in Dadaab after the launch, Livestock Executive Member Milgo Dubow said the exercise is giving priority to the two sub-counties because the areas face constant threats from Transboundary Animal Diseases (TADS). Dadaab and Fafi sub-counties border the neighbouring Somalia republic.

“An outbreak of the deadly animals’ diseases could lead to huge losses. Livestock rearing is the backbone of over 90 percent of our people in these sub-counties and that’s why we embarked on this very noble exercise,” Dubow said.

She said the vaccination would go a long way in building immunity of livestock, hence increasing productivity and income, adding that another round of the vaccination programme would resume in June 2025.

“The first phase will focus more in refugee camps and the surrounding host communities, while the second phase will focus more in the host community areas,” she said.

The Executive Member urged livestock owners in the targeted areas to avail their animals for vaccination.

The exercise will also include parasite control and treatment for clinical cases, conducting site-level disease surveillance using KABS mobile application, and delivering on-the-job training to community disease reporters (CDRs).

The chairman of the Fafi Development Committee, Ali Hared, thanked the county government for coming up with the vaccination campaign, noting that livestock disease outbreaks were common during rainy seasons.

“This vaccination campaign has come at the right time given that we are experiencing rains. It will go a long way in reducing livestock loss after the rains,” he said.

On his part, the chairman of the Hagardera Refugee Community, Khalif Jelle, also welcomed the exercise, saying it was the first of its kind for the refugees.

“Despite being in the refugee camp, majority of the refugees keep livestock as a source of livelihood. This is a kind gesture that will not go without being appreciated,” Jelle said.

He appealed for the extension of the vaccination period if all the animals would not have been covered at the lapse of the 10 days period.

Livestock in Garissa County is the main economic mainstay of over 80 percent of the area residents.


By Jacob Songok

{DAAWO MUQAALKA} Dadka aan tahriibiyay Haddan Nolol dambe ku Arki ahaa Cafis ayaan weydiisan lahaa.

0

Talado 22, April  2025 {HMC}   Dadka aan tahriibiyay Haddan Nolol dambe ku Arki ahaa Cafis ayaan weydiisan lahaa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} In ka badan 30-qof oo dhimasho iyo dhaawac ku Noqday shil ka dhacay Hiiraan.

0

Talado 22, April  2025 {HMC}  In ka badan 30-qof oo dhimasho iyo dhaawac ku Noqday shil ka dhacay Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Su’aalo laga weydiiyay Sharciga Barakacayaasha ee horyaala Baarlamaanka

Talaado, 22 April , 2025 {HMC} Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cali Xoosh ayaa maanta hor tagay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya si ay waxa uga weydiiyaan Sharciga Barakacayaasha oo horyaala Baarlamaanka.

Xubnaha Guddiga ayaa mas’uuliyiinta wasaaradda oo uu wasiirka ugu horeeyo weydiiyay su’aalo la xiriira qorshaha wasaaradda iyo Sharciga barakacyaasha oo yaala Golaha Shacabka islamarkaana, Akhrinta labaad sugaya.

Wasiir Cali Xoosh oo ay la socdeen Kuxigeenkiisa iyo Xubno ka tirsan Wasaaradda ayaa ka jawaabayay Su’aalaha Guddiga uga imaanayay waxaana ay shaaca ka qaadeen inay rajo wanaagsan ka qabaan in Sharcigaan uu wax badan ka tari doono xuquuqda dadka Barakaca ah.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri) oo kulanka goobjoog ahaa ayaa sheegay in Sharciga Barakacyaasha oo horyaala Golaha Shacabka, uu marayo Akhhrinta labaad islamarkaana uu guddiga waajibaadkiisa ka gudanayo.

Xoghayaha Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimadda ee Golaha Shacabka ahna kusimaha guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Cadar Cali Maxamed oo kulanka soo xirtay ayaa u mahadcelisay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, iyo mas’uuliyiinta kale ee la socotay waxaana ay shaaca ka qaaday in fadhiyada soo socda sharciga laga sii doodi doono si marka ugu dambeeysa cod gacan taag ah loo galiyo.

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsiga labada wadan

Talaado, 22 April , 2025 {HMC} Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan geesood ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed, isaga oo booqasho ku tagay dalka Jabuuti.

Kulanka labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsiga ee labada dal, iyaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay kor u qaadista isu socodka badeecadaha iyo maalgelinta ganacsigyada labada dhinac.

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti soo dhoweynta iyo martigelinta, isaga oo sheegay in booqashadani ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga ganacsi iyo istaraatiijiyadeed ee labada dal.

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ah laba dal uu ka dhaxeeyo xiriir qoto dheer oo la xiriira dhinacyada amnig, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

 

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Bini’adamnimada oo maanta ka furmay Magaalada Gaalkacyo

Talaado, 22 April , 2025 {HMC} Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF -2025) oo looga hadlayo xoojinta iskaashiga dhinacyada ka shaqeeya gargaarka, raadinta xal waara oo ku aaddan la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta hannaanka gurmadka deg-degga ah.

Maxamuud Macalim ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay wajaheyso xaalad bani’aadannimo oo adag iyo dhibaatooyin is biirsaday, sida roob yaridii Deyrta, is-raaca Guga (Gu’) oo aan rajo badan laga qabin iyo halista sii kordheysa La Nina goobaha qaar, taas oo si weyn u saameysay nolosha malaayiin qof.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macalim ayaa si gaar ah u xusay in dhibaatada ay uga sii darayaan xaaladaha barakaca, amni darrada, iyo yaraanta maalgelinta gargaarka, waxaana madasha shirkaan goob joog ah wakiilo ka socda Hay’addaha Bini’adamnimada ee Caalamka.

Shirkaan waxaa ka qeybgalayo Wasiirada Wasaaraha Gargaarka dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir, Wasiiro ka tirsan Galmudug, maamulka gobolka Mudug, hay’addaha deeqaha bixiya, kuwa ka shaqeeya arrimaha Banii’aadanimada, Safiiro iyo marti sharaf kale duwan.

Muddada uu socdo ayay madaxdaan ku lafa guri doonaan xal u helida arrimaha la xiriira isbadelada cimilada iyo xoojinta hanaanka gurmadka Deg Dega, waxaana sanadkiiba la qabtaa sedex jeer waxaana sanadkaan hal kudhig u ah xoojinta iyo u adkeeysiga arrimaha bini’adamnimada Soomaaliya.