Tuesday, May 14, 2024
spot_imgspot_img

{MAGACYADA} 5 kamid ah shaqaalaha Shirkadda Hormuud oo qarax miino ku geeriyooday

Axad 28, April  2024 {HMC} Alaha u naxariisto Shaqaalihii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo galabta qarax lagula eegtay deegaanka weydoow ee Duleedka Magaalada muqdisho.

Tirada shaqaalaha saarnaa gaari ayaa ahaa  6 ruux kuwaas oo dhamaan kuwada geeriyooday gudaha gaariga oo uu qaraxa ku qabsaday.

6 dan ruux oo dhamaantood ahaa shaqaalaha Shirkada Hormuud ayaa Hiiraanweyn waxa ay heshay 5 kamid ah Magacyadooda waxaa lagu kala magacaabaa

1- Maxamed ahmed gamaxey
2- Xusem moalim abdi
3- M abdule wardhere
4- Abdikarin Osman Abdi
5- Abdinasir Ahmed Mohamud
Qofka lixaad magaciisa ma’anan helin

ilaa hada lama oga cida ka danbeysay qaraxan maanta lala eegtay qaar kamid ah shaqaalaha shirkada isgaarsiinta Hormuud.

 

dhinaca kale Majiro ilaa iyo hada wax war ah oo ka so baxay Laamaha amaanka Dowladda Fedweraalka Soomaaliya iyo maamulka Dagmada Garasbaaleey.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanwetn

Talaado-14-May-2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanwetn. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/TZT3beUkizw

{DAAWO MUUQAALKA} Ninkii ugu horreeyay ee loo galiyay Kelli doofaar oo geeriyooday iyo hadal kasoo baxay dhaqarkiisi”

Talaado-14-May-2024 {HMC} Ninkii ugu horreeyay ee loo galiyay Kelli doofaar oo geeriyooday iyo hadal kasoo baxay dhaqarkiisi'' HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/KcP0mmHTfGE

WARARKA