Home Blog Page 1021

Somalia opens oil sector to U.S. firms as force majeure lifted in Nugaal Valley.

0

Wednesday 16, April 2025 {HMC} Somalia’s Ambassador to the United States, Dahir Hassan Arab, announced on Tuesday that the country is officially open for oil drilling and exploration, inviting U.S. energy companies to re-engage in Somalia’s hydrocarbon sector.

In a post on social media platform X, Ambassador Arab wrote, “Proud to announce that Somalia is officially open for drilling. I invite U.S. energy companies to return. SSC-Khaatumo is now recognized as a Federal Member State and the lifting of force majeure clears the way for oil exploration & extraction in the resource-rich Nugaal Valley Basin.”

The announcement follows the Federal Government of Somalia’s formal recognition of the SSC-Khaatumo administration as a federal member state. The move, declared by Prime Minister Hamza Abdi Barre during a visit to Las Anod on Sunday, brings SSC-Khaatumo and existing member states into Somalia’s federal framework.

With SSC-Khaatumo now recognized and lifting force majeure restrictions—previously imposed due to insecurity—Somalia is moving to revive its petroleum exploration ambitions, particularly in the Nugaal Valley, a region believed to hold significant untapped oil and gas reserves.

Somalia’s Ministry of Petroleum and Mineral Resources has repeatedly stated that the country is open to international investment, but security concerns and legal uncertainties over federal and regional jurisdiction have hampered progress. The new recognition of SSC-Khaatumo and inclusion in federal governance structures may help resolve past disputes over resource control in the area.

Prime Minister Barre also formally invited SSC-Khaatumo leader Abdikhadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye to attend the upcoming National Consultative Council (NCC) meeting scheduled for May 1–2 in Mogadishu. The NCC brings federal and regional leaders together to deliberate on national priorities, including resource management, security coordination, and constitutional reform.

Somali delegation meets Egyptian officials to enhance public sector development.

0

Wednesday 16, April 2025 {HMC} A high-level Somali delegation met with General Osama Sayyid, Secretary-General of Egypt’s Council of Ministers, in Cairo on Tuesday to advance bilateral cooperation in public sector development and institutional reform.

The meeting focused on strengthening ties between Somalia and Egypt, emphasizing modernizing governance, enhancing institutional capacity, and implementing civil service reform strategies.

Both sides reiterated the importance of knowledge exchange, technical assistance, and training programs to accelerate national development and improve government service delivery.

The Somali delegation expressed gratitude for Egypt’s hospitality and reaffirmed its commitment to building a long-term, mutually beneficial partnership rooted in shared history and strategic cooperation.

The visit builds on the growing diplomatic momentum between the two nations. Earlier this year, Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Egyptian President Abdel Fattah Al-Sisi signed a joint political declaration in Cairo, officially elevating the bilateral relationship to a strategic partnership. The agreement paved the way for enhanced cooperation across political, security, economic, and cultural domains.

As part of this expanded alliance, Egypt is expected to contribute to the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), underscoring its commitment to regional peace and Somalia’s security transition.

Ciidamada Dowlada oo iskaga baxay deegaanka Aboorey.

0

Arbaco 16, April 2025 {HMC} Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka oo ku dhawaad 10 Maalmood kula dagaalamyey Kooxda AS ayaa maanta Dib uga Baxay Deegaanka Abooreey oo hoostago Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan.

Saraakiil ka tirsan kuwa Deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Abooreey ay uga Baxeen Xeelad Dagaal sido kalane Ay Dib ugu laaban Doonaan Deegaanka Abooreey.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa Abooreey ku sugnaa Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen, Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

inta uu socday Dagaalkii Deegaanka Abooreey waxaa ku Geeriyooday saraakiil ka tirsan kuwa Dowladda iyo Ciidamada Deegaanka, Dadka Geeriyooday waxaa kamid ahaa Taliyihii ururka 163-aad guutada 16-aad ee Kumaadooska Danab Asad Cismaan Afrax.

Maalmihii ugu Dambeeyey Gobolka Hiiraan waxaa ka soconyey dhaqdhaqaaqyo kala Duwan oo ay Wadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka kaasi oo ka soconayey qeeybo kamid ah Gobolka Hiiraan.

{DAAWO SAWIRADA} RW Soomaaliya oo kormeeray Goobaha Diiwaangalinta ee Xamar

Arbaco 16, April 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta diiwaan gelinta codbixiyeyaasha ee degmada Shangaani oo ay ka socoto diiwaan galinta dadweynaha doonaya in ay qaataan kaararka codbixinta doorashooyinka oo muwaadinka xaq u siinaya in uu doorto ciddii uu doonayo inay hoggaamiso.

“Waa guul in Shacabka Soomaaliyeed xaquuqdoodii u soo laabatay oo ay codkooda ku dooranayaan cidda ay rabaan, dadka leh doorasho qof iyo cod ah dalkaan kama dhici karto, waxaa beeninaya dadkaan safafka ku jira oo muujiyey in ay diyaar u yihiin in aysan marti ka noqon go’aannadooda masiiriga ah“. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay goobta la isku diiwaangelinayo ee degmada Shangaani, ayaa ku boorriyey shacabka Soomaaliyeed in ay is diiwaan-geliyaan, si ay u helaan xuquuqda ay u leeyihiin in codkooda ay ku doortaan cidda ay doonayaan.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay dadka Soomaaliyeed u leedahay doorashada tooska ah ee dadweynaha, isagoo xusay in tallaabadani ay meesha ka saareyso nidaamkii hore ee wax lagu soo dooran jiray ee dadbanaa, kaas oo shacabka Soomaaliyeed xuquuqdooda dhaafinayey.

Dagaal xoogan oo ka socda Degmada Aadan Yabaal + qasaaraha ka dhashay.

Arbaco 16, April 2025 {HMC} Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhigyo ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ku lahaayeen qeybo kamid ah degmada Aadan Yabaal, waxaana qaraxyada kaddib halkaasi ka dhacay dagaal toos ah.

Ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka , ayaa la sheegay in ay iska caabiyeen weerarka kooxda Al Shabaab ayna saacado la dagaallameen, waxaana wali lasoo sheegayaa in qeybo kamid ah magaalada iyo duleedkeeda ay rasaas ka socoto.

Warar soo baxaya , ayaana sheegaya in kooxda Al Shabaab la wareegeen degmada Aadan Yabaal dagaal saacado qaatay kaddib, ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ayaana lasoo sheegayaa in ay ku sugan yihiin duleedka degmada.

Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac , ayaa lasoo tabinayaa in ay ka dhasheen weerarka kooxda Al Shabaab ku qaadeen degmada Aadan Yabaal, lamana oga ilaa hadda khasaaraha inta uu la egyahya, waxaana adag in xog badan laga helo aagga dagaalka.

Saraakiil iyo ciidamo , ayaana wararku sheegayaan in wali ku go’doonsan yihiin qeybo kamid ah degmada Aadan Yabaal, halka warar kalana sheegayaan in Al Shabaab nolol ku qabsadeen askar iyo saraakiil ciidan, inkastoo aan warkaasi la xaqiijin.

Dowladda Soomaaliya, ayaan wali ka hadlin weerarkan xooggan ee Al Shabaab kusoo qaadeen degmada Aadan Yabaal, waxa uuna weerarkan maanta imaanayaa xilli dowladda Soomaaliya isku diyaarineysay in weerar ku qaadaan deegaano iyo degmooyin kale oo Al Shabaab heesteen.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Degaanka Aboorey.

0

Arbaco 16, April  2025 {HMC} Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Degaanka Aboorey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Odayaasha dhaqanka ee ku sugan Aboorey oo isku dhaarsaday Dagaalka AS

0

Arbaco 16, April  2025 {HMC} Odayaasha dhaqanka ee ku sugan Aboorey oo isku dhaarsaday Dagaalka AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG DEG AH Dagaal Culus oo ka socda Degmada Aadan Yabaal.

0

Arbaco 16, April  2025 {HMC} WAR DEG DEG AH Dagaal Culus oo ka socda Degmada Aadan Yabaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay sababta Senator Ilhaan Cumar ugu hareeyso tartanka Doorashada 2026.?

0

Arbaco 16, April  2025 {HMC} Maxay tahay sababta Senator Ilhaan Cumar ugu hareeyso tartanka Doorashada 2026.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Gurmadka Deg Deg ah ee wadanka Suudan oo ku dhawaaqay Dowlad Cusub.

0

Arbaco 16, April  2025 {HMC} Ciidamada Gurmadka Deg Deg ah ee wadanka Suudan oo ku dhawaaqay Dowlad Cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA