Home Blog Page 1032

MW cirro “Safarka xamse wixii khasaare ah ee ka yimaada Soomaaliya ayaa qaadi doonto”

Axad 13, April-2025 {HMC} –Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, uu ku tagay Laascaanood ku tilmaamay mid muujinaya masuuliyad-darro.

Waxa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaruhu uu safarka ku yimid qayb ka mid ah Somaliland, sidaa darteedna ay dowladda Soomaaliya qaadi doonto masuuliyadda wixii dhibaato ah ee ka dhalata.

“Waxaanu u sheegnay in safarka Ra’iisul Wasaaraha ee masuuliyad-darrada ah ee uu ku yimid dhulka Somaliland, wixii khasaare ah ee ka yimaada ay Soomaaliya iyo cidii soo dirsatayba ay qaadi doonaan,” ayuu yidhi Madaxweyne Cirro.

Waxa uu sheegay in Somaliland ay dhawaan heli doonto aqoonsi buuxa, isla markaana ay ku hawlan tahay dhismaha ciidan xooggan. Waxa uu intaa ku daray in Somaliland ay isdifaacayso.

Waxa kale oo uu sheegay in cid kasta oo kasoo horjeeda Somaliland aysan wax dhibaato ah u geysan doonin, isla markaana Somaliland ay muujisay in ay tahay dowlad masuul ah oo lala macaamili karo, taasina ay keentay in caalamku boggaadiyo.

Waxa uu xusay in markii xukuumaddiisu ay xilka la wareegtay 12-kii December ee sanadkii hore, ay ku baaqeen nabad shuruud la’aan ah oo ay kula noolaadaan dhammaan jaarka. Waxa uu sidoo kale sheegay in uu aas-aasay guddi nabadeed, isla markaana la qarameeyey ciidamadii beeleeha, si nabadda loo hirgeliyo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii labaad ku sugan magaalada Laascaanood, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay madaxda iyo bahda dhaqanka ee SSC-Khaatumo, isaga oo sidoo kale dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay dowladda Soomaaliya ka fulinayso degmada Laascaanood.

Madaxda SSC-Khaatumo ayaa sheegay in safarka Ra’iisul Wasaaruhu uu muujinayo in ay dhimatay rajadii ay Somaliland ka qabtay in ay noqoto dowlad madaxbannaan.

{DAAWO MUQAALKA} Maxuu ahaa agabka ciidan ee Masar ku wareejisay Soomaaliya?

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}    Maxuu ahaa agabka ciidan ee Masar ku wareejisay Soomaaliya?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Beesha Maxamed Cali oo deeq xoolaha ah ku wareejisay ciidamada degaanka

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}    Beesha Maxamed Cali oo deeq xoolaha ah ku wareejisay ciidamada degaanka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dhalinyara deeq ku wareejiyay gudiga gacanta ku haya dhaawacyada Xawaadle

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}    Dhalinyara deeq ku wareejiyay gudiga gacanta ku haya dhaawacyada Xawaadle

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ra’iisul Wasaare Xamsa oo mashaariicdii ugu badneed ka dhagax dhigay Laascaanood

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo mashaariicdii ugu badneed ka dhagax dhigay Laascaanood

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} RW Xamsa ” Hada Kadib SSC Khaatumo Waxay ka qeyb gali doontaa Shirka M/Goboleeyada Dalka”

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}    RW Xamsa ” Hada Kadib SSC Khaatumo Waxay ka qeyb gali doontaa Shirka M/Goboleeyada Dalka”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Deeq xoola ah oo la gaarsiiyay Furimaha dagaalka Aboorey

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}    Deeq xoola ah oo la gaarsiiyay Furimaha dagaalka Aboorey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dadka degan Sh/dhexe waa inay u dagaalamaan sida reer Hiiraan “Afayeenkii hore Sh/dhexe

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}   Dadka degan Sh/dhexe waa inay u dagaalamaan sida reer Hiiraan “Afayeenkii hore Sh/dhexe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} “Cadowga Soomaaliya horumarkeeda diidan waxa usoo dhex maraan AS” Ra’iisul Wasaare Xamse

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}   “Cadowga Soomaaliya horumarkeeda diidan waxa usoo dhex maraan AS” Ra’iisul Wasaare Xamse3

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} M\W Ciro “Safarka Rw Xamse Wixii ka Dhasho M\W Xasana Sheikh ka Masuul ah”

0

 Axad 13, April-2025 {HMC} M\W Ciro “Safarka Rw Xamse Wixii ka Dhasho M\W Xasana Sheikh ka Masuul ah”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA