Home Blog Page 1033

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 13/04/2025

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}  Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn

{DAAWO MUQAALKA} Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo booqashada Xamse ku tilmaamay Taariikh weyn

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}  Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo booqashada Xamse ku tilmaamay Taariikh weyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Sidee Magaalada Qardho Looga Badbaadiyay Daadadka Roobka?

0

 Axad 13, April-2025 {HMC} Sidee Magaalada Qardho Looga Badbaadiyay Daadadka Roobka?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Somali president hails Türkiye’s support for his country on counterterrorism.

0

Sunday 13, April  2025 {HMC} Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud said Saturday that his country is advancing on counterterrorism, highlighting Türkiye’s support.

“Türkiye and Somalia are real partners based on mutual interests,” Mohamud said at the Antalya Diplomacy Forum.

Stating that Somalia has been through difficult times but the situation has shifted from one of “collapse” to a state of “fragility,” he noted that state institutions have not yet fully matured, but significant progress has been made in recent years.

Mohamud said Somalia is striving to reach the position it deserves in the international arena and is actively combating terror organizations such as Al-Shabaab and ISIS (Daesh).

He noted numerous international organizations, including the UN and the African Union, as well as countries like the US, Türkiye and the UK, along with neighboring states, are supporting Somalia.

Mohamud emphasized despite external support, the fight against terrorism is being led by Somalia, and announced that for the first time since 1969, elections will be held.

He highlighted that Somalia holds a seat on the UN Security Council representing East Africa, and is also a member of the Arab League, affirming his belief that the country will attain the position it rightfully deserves.

Mohamud pointed out that although terror organizations pursue global agendas, they have caused problems in Somalia due to past circumstances.

He underlined that those groups have revealed their true nature, and Somalis increasingly recognize that the actions of those organizations do not align with the values or reality of Somalia.

There is no place for terrorism, said Mohamud.

He stated the country’s desire to be a voice for other nations facing challenges similar to Somalia.

He pointed out the global shift from a world of ideology and principles to one driven by interests, noting that underdeveloped countries often struggle to “market” their interests effectively.

Mohamud underlined that Somalia has been actively communicating its national interests to global and regional powers, as well as neighboring countries, framing those interests in a way that benefits both sides in negotiations.

He underlined that Somalia possesses valuable resources and a strategic location, but due to the weakness of state institutions, other actors often focus not on what they can contribute to Somalia, but on what they can extract.

Highlighting the need for lasting reforms, Mohamud added that as part of the African Union, Somalia is advancing toward the Vision 2063 Agenda and working toward transforming Africa into a continental free trade area.

Ties between Somalia, Ethiopia

Mohamud noted that Somalia and Ethiopia, as neighboring countries, share a long and often violent history, which has contributed to the weakening of both over time.

He said because of tensions, there has been a heavy focus on military and defense matters, which in turn has led to coups and revolutions.

Mohamud described the Ankara Declaration signed between Somalia and Ethiopia as a valuable opportunity to shape a better future for both nations.

He added that the two sides have engaged in mutual visits and an exchange of views.

Pointing out that another meeting involving both countries will be held in Türkiye, Mohamud said negotiations are ongoing, but the two no longer seek conflict.

On relations between Türkiye and Somalia, Mohamud noted a severe famine that struck his country in 2010 – 2011, resulting in a significant loss of life and contributing to security challenges.

Despite the difficulties, he noted that then-Prime Minister and current President Recep Tayyip Erdogan visited Somalia with his family and Cabinet, demonstrating to the world that Somalia was accessible and not a place to be abandoned.

Mohamud underlined that Somalia’s main issue is no longer famine, but terrorism, and highlighted Türkiye’s support — providing training, technology and advisory assistance to security forces.

Türkiye has very strong relations with Somalia and Ethiopia, he said, adding that Ankara has supported both during different and difficult times

Mohamud underlined that the Palestinian issue is a moral and religious responsibility, and Somalia will never compromise on the matter. He also underscored the importance of achieving a peaceful two-state solution.

Addressing claims about a supposed plan to resettle Palestinians in Somaliland, which unilaterally declared independence from Somalia in 1991, he said the region is part of Somalia.

“Somaliland is part of Somalia, and no one has ever approached Somalia for receiving Palestinian people as replacement of their land. We don’t see it as a solution. It’s not whether someone recognize or not recognize it, but the idea of removing Palestine from their own land and putting them into another, other people’s land — I don’t see that that’s a solution at all. If it is a solution, then it would have been discussed some way or the other. But that’s not. Palestinians belong to that land, and they have been living on that land for millennia,” he said.


Esra Tekin

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Gor-Gor oo ku wajahan Farumaha dagaalka AS

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}  Ciidamada Gor-Gor oo ku wajahan Farumaha dagaalka AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Xagaa “Ciidamadii sugi lahaa amniga doorashada waa diyaar”.

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}  Wasiir Xagaa “Ciidamadii sugi lahaa amniga doorashada waa diyaar”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan “Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna la keeno qaxootiga Falastiin”.

0

 Axad 13, April-2025 {HMC}  Madaxweyne Xasan “Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna la keeno qaxootiga Falastiin”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo la guddoonsiiyay rukhsad adeegga internetka ah

Axad 13, April-2025 {HMC} –Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa maanta guddoonsiisay Shirkadda Starlink rukhsadda isgaarsiineed oo ay kaga howlgeleyso dalka. Munaasabadda guddoonsiinta oo ka dhacday caasimadda Muqdisho, waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Starlink.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Maxamed Aadan Macallin, oo munaasbaadda goobjoog ka ahaa, ayaa sheegay in dowladdu ku faraxsan tahay in Starlink soo gaarto dalkeena.

“Waxaan soo dhoweyneynaa in Starlink soo gaarto dalkeena. Tallaadaban waxay la jaanqaadeysaa aragtida fog ee dowladda ee ah in shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan la gaarsiiyo adeeg internet oo meel kasta gaari kara, isla markaana la awoodi karo,” ayuu yiri wasiir Maxamed Soomaali.

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mustafa Yaasin Sheekh oo xafladda guddoonsiinta ka hadlayay ayaa sheegay in soo-gelitaanka Starlink ee Soomaaliya ay wax weyn ka tari doonto dadaallada lagu doonayo in adeegyada internetka lagu gaarsiiyo dalka oo dhan.

“Waxa aan rajeyneynaa in adeeggan uu si gaar ah u anfici doono shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ganacsiyada, hay’adaha dowladeed ee ka baxsan magaalooyinka waaweyn oo adeegga internet-ku xaddidan yahay,” ayuu yiri Maareeye Mustafa.

Adeegga internetka ee Starlink ayaa la filayaa in uu kaabi doono adeegyada Isgaarsiinta ee dalka jira, isaga oo wax weyn ka tari doono in adeegga internetku wada gaaro dalka oo dhan, isagoo sahlaya in adeegyada looga faa’iideysto internetka uu wada gaaro dadweynaha oo dhan.

“Dalkeena waxaa hore u soo gaaray dhowr xarig internet oo ka soo dagay qaar ka mid ah xeebaha dalka, iyadoo Starlink-na ay ku soo kordhineyso adeeg cusub oo dhinaca dayaxgacmeedka ah oo gaari kara meel kasta oo dalka ka mid ah” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

MW firdhiye oo lagu casuumay shirka golaha wadatashiga qaran

Axad 13, April-2025 {HMC} –Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u diray Madaxweynaha Maamulka SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), si uu uga qeyb galo shirka wadatashiga qaran ee dhawaan lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay casuumaadda, isagoo sheegay in Madaxweyne Firdhiye uu ka qeyb geli doono shirka ugusoo horreeya.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa tilmaamay in Madaxweyne Firdhiye looga baahan yahay inuu madasha shirka kaga doodo danaha shacabka SSC Khaatumo iyo kaalinta ay doonayaan inay mustaqbalka kaga yeeshaan siyaasadda dalka.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu xusay in SSC Khaatumo ay ku jirto marxalad dhisme maamul ah, isla markaana dowladda Federaalka ay si buuxda u taageertay mowqifkooda iyo dadaallada ay ugu jiraan dhismaha hay’adahooda maamulka.

Wuxuu intaas ku daray in dowladda Federaalka ay ka caawinayso dhismaha xarumaha maamulka, kuwaasoo qaar kamid ah uu raysal wasaaruhu ka dhigay magaalada Laascaanood.

Gud cabdikariin “15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha”

Axad 13, April-2025 {HMC} –Gudoomiyaha Gudiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan ,oo ka hadlayay xafladda daah-furka ololaha qaran ee diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha ayaa sheegay in 15-bishaan loo dareeri doono diiwaan galinta cod bixiyashaa golaha degaanka, 30-juuna ay dhici doonto doorashada Golaha degaanka.

Waxa uu guddoomiyuhu sheegay in guddiga uu diyaariyay dhammaan agabkii loogu talagalay doorashooyinka.,ayana diyaar tahay goobaha doorashooyinka lagu qaban lahaa.

“15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha.” Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Maxamed Axmed Amiir oo munaasabada ka qeyb galay ayaa dhankiisa sheegay in ay hoggaamin doonaan shacabka gobolka Banaadir si ay isu diiwaan galiyaan.

“Anigu waxaan hoggaamin doonaa shacabka gobolka Banaadir si ay isu diiwaangeliyaan una tagaan goobaha codbixinta.”ayuu yiri Guddoomiye Amiir