Home Blog Page 1049

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalka Aboorey.

0

Arbaco, 09, April 2025 {HMC}  Dagaal Culus oo u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka iyo AS ayaa Maalintii sadaxaaad ka soconaya Degaanka Abooreey oo hoostaga Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ,

Dagaalkan ayaa Xoogiisa waxaa uu ka socnaya Gudaha Deegaanka iyagoona kuwada Dagaalamaya labada Dhinac. saraakii ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in Kooxda Alshabaab ay inta badan ka saareen Gudaha Magaalada Abooreey Balse Dagaalka Xoogiisa uu ka soconayo Duleedka Deegaanka

Inta uu socday Dagaalka waxaa ku Geeriyooday Saraakiil ka tirsan kuwa Deegaanka iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya uu kamid yahay Taliyihii ururka 163 Guutada 16 ee Kumaandooska Danab ee Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Saacadihii ugu Dambeeyey Gurmayo kala Duwan oo ka kala Baxay Deegaanada iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa Gaaray Furimaha Hore ee Dagaalka si ay kaga qeeyb qaataan Howlglada ka socda Deegaanka Abooreey ee Gobolka Hiiraan.

 

Dagaalka ka soconaya Deegaanka Abooreey ayaa saraakiisha Ciidamada Deegaanka Qaarkood wexeey Aaminsan yihiin ineey heli waayeen Duqeeymihii dhinaca Cirka Alshabaabne Fursad u siisay ineey kasii Dagaalamaan godad la sheegay ineey halkaasi ka qoteen iyo Difaacyo ay ka galeen masaajid ku yaalo Deegaanka abooreey

Sidoo kale Koxda Alshabaab ayaa kasoo Gudbaya Deegaanka Jiinka wabiga shabelle iyagoo ku sugan Deegaanada Galbeed ee Gobolka Hiiraan. horaantii Todobaadkan Xubno ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa taagay Deegaanka Abooreey oo ay horay ugu sugnaayeen Ciidamada Deegaanka kuwaasi oo dhowr jeer oo kala Duwan Dabayaaaqadii Sanadkii 2022 kula Dagaalamay kooxda Alshabaab

 

Deegaanka Aboorey ayaa qiyaastii 30 KM Dhica waqooyi wexeey kaga Beegan tahay Degmada Buulo Burde wexeeyna u dhaxeeysaa magaalooyinka halgan iyo Buulo Burde.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn {10.04.2025}

Khamiis, 10, April 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Shub” Dadkii fulayga ahaa ee dagaalka kasoo cararay xabsiga ayaa ku shubnay.

0

khamiis 10, April-2025 {HMC} Taliye Shub” Dadkii fulayga ahaa ee dagaalka kasoo cararay xabsiga ayaa ku shubnay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Saakay iyo Dagaalka Abooreey

0

khamiis 10, April-2025 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Saakay iyo Dagaalka Abooreey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Shirkada Facebook oo Caruurta 18 Sano ka yar Facebook ka Xireeyso.

0

khamiis 10, April-2025 {HMC}  Shirkada Facebook oo Caruurta 18 Sano ka yar Facebook ka Xireeyso.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Yaa Caawa ku sugan Deegaanka Abooreey ee Gobolka Hiiraan.?

0

Arbaco 09, April-2025 {HMC}  Yaa Caawa ku sugan Deegaanka Abooreey ee Gobolka Hiiraan.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee Caalamka 9-04 2025.

0

Arbaco 09, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Cabdirisaaq oo Booqday ASkartii ku dhaawacantay Dagaalada ka socda Hiiraan.

0

Arbaco 09, April-2025 {HMC} Xildhibaan Cabdirisaaq oo Booqday ASkartii ku dhaawacantay Dagaalada ka socda Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Abaabul Dagaal oo ka socda Shabeelada Dhexe.?

0

Arbaco 09, April-2025 {HMC} Abaabul Dagaal oo ka socda Shabeelada Dhexe.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Garab istaag loo Sameeyay Ciidamada Dowladda

0

Arbaco 09, April-2025 {HMC} Garab istaag loo Sameeyay Ciidamada Dowladda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA