Axad 06, April-2025 {HMC} Xaqiiqoyinka Kulanka adag ee Manchester United vs Manchester City
{DAAWO MUQAALKA} Bilowgoodii AS Diin ayay noogu soo gambadeen balse hadda waa lagu fahmay.
Axad 06, April-2025 {HMC} Bilowgoodii AS Diin ayay noogu soo gambadeen balse hadda waa lagu fahmay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {04-06-2025}
Axad 06, April-2025 {HMC} –Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :: Mustaf Cali & Sahro Gabre
Farsamadii ::Mohammed Hassan Owsei
Imaaraadka oo oo duqeymo culus ku garaacay togga Miraale.
Axad, Abriil 06, 2025;{HMC} Duqeymo culus ayaa xalay ka dhacay togga Miraale ee buuraha Calmiskaad, halkaas oo lagu beegsadaday mileeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish oi ku dhuumanayay godad halkaasi ku yaalla.
Sida aan wararka ku helnay laba kooxood oo ka tirsan mileeshiyaadka Daacish oo habeenimadii godadka ka soo baxay, si ay dhaq dhaqaaq u sameeyaan, maadaama aysan maalintii madaxa dhaqaajin karin sababo la xiriira duqeymaha ku socda ayaa xalay lala helay laba duqeymood, oo ay saaxiibada Caalamiga ah ka fuliyeen Miraale.
Ciidanka difaaca Puntland war kasoo baxay ayaa lafu sheegay in dowladda Imaaraadka Carabta ay fulisay labada duqeymood ee xalay ka dhacay Miraale, kuwaasi oo lagu dilay xubno ka tirsan firxadka argagixisada Daacish, waxaana bayaanka lagu yiri”duqeynta waxaa fuliyey saaxiibada Dowladda Puntland ee Imaaraadka Carabta.”
Kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad, ayaa wajahaya xaalad adag, waxa ayna la kulmayaan weeraro cir iyo dhul ah, waxaana kooxdaasi laga dilay xubno badan ay ku jiraan saraakiil ajaaniib ah.
Dibadbaxyo ballaaran oo looga horjeedo Donald Trump oo ka bilowday Mareykanka.
Axad, Abriil 06, 2025;{HMC} Donald Trump ayaa dhaqan galay 10% ee canshuuraha asaasiga ah ee uu soo saaray shalay, taasoo saameysay UK iyo wadamo kale oo badan.
Isaga oo ka jawaabaya, Raiisel wasaare Keir Starmer wuxuu sheegay inuu sii wadi doono inuu riixo heshiis dhaqaale oo lala galo Mareykanka si looga fogaado qaar ka mid ah canshuuraha.
Laakiin waxa uu sidoo kale soo jeedinayaa in dawladdu ay u istaagi karto ilaalinta danaha Ingiriiska.
“Waxaan diyaar u nahay inaan isticmaalno siyaasadda warshadaha si aan uga caawino ganacsiga British ka ,ayuu ku qoray Sunday Telegraph.
“Dadka qaarkiis ayaa laga yaabaa inay ku faraxsan yihiin arrintan – fikradda ah in dawladdu si toos ah u soo farageliso si loo qaabeeyo suuqa,” ayuu yiri.
Waxa uu sidoo kale sheegay in UK ay ka shaqeyn doonto sidii loo xoojin lahaa isbaheysiga iyo in meesha laga saaro caqabadaha ganacsi ee kala dhaxeeya dalalka kale, iyo in dowladdu ay “qorshooyin la imaan doonto”.
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga oo xilka la wareegay.
Axad, Abriil 06, 2025;{HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Wasiirkii hore, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilka ku wareejiyay Wasiirka cusub, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, waxaana labada mas’uul halkaasi ay ka jeediyeen khudbado kala duwan.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hadal ka jeediyey xafladda, ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay Wasaaradda Gaashaandhiga, xilligaan dalka uu ku jiro dagaalka AS.
Wuxuu si gaar ah ugu mahadceliyay Wasiirkii hore dadaalkiisii muddadii uu xilka hayay, wuxuuna kalsooni buuxda ku muujiyay in Wasiirka cusub uu sii xoojin doono horumarka iyo hufnaanta Wasaaradda.
Xil wareejinta ayaa timid, ka dib markii 17 bishii March ay xilka laga qaaday wasiirka Gaashaandhiga, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, iyada oo xilkaasi loo magacaabay Jibriil Cabdirashiid Xaaji.
Wararkii ugu Dambeeyay Madaafiic lagu garaacay agagaarka garoonka Aadan Cadde.
Axad, Abriil 06, 2025;{HMC} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo saakay aroornimadii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyo xaafado ka tirsan degmada Wadajir.
Hoobiyaasha ayaa jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, kuwaas oo tiro ahaan gaarayay ilaa 6 hoobiye.
Warar soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in hoobiyaasha qaarkood ay ku dhaceen gudaha xerada Xalane oo ku taala xeyn daabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo ay dagan yihiin hay’ado caalami ah, safaarado shisheeye iyo Taliska ciidamada AUSSOM, hayeeshee lama soo warin wax khasaare ah.
Laba ka mid ah hoobiyaasha ayaa sidoo kale la sheegay iney ku dhaceen xaafada Kaawa Godeey, islamarkaana waxyeelo u badan dhaawac ay kasoo gaartay dad shacab ah.
“Xaafadda Kaawo Godey waxaa saaka ku dhacay mid ka mid ah hoobiyeyaashii lasoo tuuray, waxaana ku dhaawacantay maamo ka mid ah dadka deegaanka, waxaa sidoo kale la ii sheegay wiil kale oo dhaawac ah” ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka Xaafada Kaawa Godey oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho.
Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ku aadan hoobiyaasha saakay lagu garaacay agagaarka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Shalay ayay aheyd markii sidana oo kale tiro madaafiic ah loogu garaacay xaafado ku yaala xeyn daabka madaxtooyada Soomaaliya oo ka kala tirsan degmooyinka Warta nabadda iyo Boondheere, kuwaas oo waxyeelo dhaawac ah kasoo gaareen dad shacab ahaa.
Madaxweynaha Uganda Oo ku wajahan Muqdisho.
Axad, Abriil 06, 2025;{HMC} War saxaafadeed ayaa laga soo saaray kulan ay wada yeesheen Madaxda Dowladdaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka dhacay magaalada Kampala ee xarunta dalkaasi Uganda oo booqasho hal maalin ah shalay uu ku tagay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni, waxaana ay wada qaateen wada-hadallo miro-dhal ah oo quseeyay ammaanka iyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika.
Labada Madaxwayne ayaa ka wada-hadlay xaaladda amniga ee gobolka iyaga oo hoosta ka xarriiqay baahida loo qabo ilaalinta xasilloonida iyo amniga gobolka geeska Afrika.
Sidoo kale waxyaabihii diirada ay saareen kana soobaxay kulankooda waxaa kamid ahaa in Labada Madaxwayne ay si wadajir ah u soo dhaweeyeen billaabashada hawlgalka cusub ee AUSSOM.
Labada Madaxwayne ayaa adkeeyay dardargalinta taageerada caalamiga ee ku aaddan dhaqangalinta Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya iyo kobcinta awoodda Ciidamada Xoogga Dalka.
Madaxda Soomaaliya iyo Uganda ayaa sidoo kale is-dultaagay is-afgaradkii iskaashiga difaaca ee ay labada dal kala saxiixdeen, iyaga oo faray hay’adaha ku shaqada leh in ay dardargaliyaan dhaqangalintiisa.
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay dhiggiisa Uganda soo dhawaynta diirran ee loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa, isaga oo casuumaad rasmi ah oo uu ku imaanayo magaalada Muqdishu u fidiyay Madaxwayne Museveni.
Dhankiisa, Madaxwane Yoweri Museveni ayaa Madaxwayne Xasan Sheekh uga mahad celiyay booqashadiisa, isaga oo dhanka kale aqbalay casuumaadda rasmiga ah ee uu ku imaanayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu muddada soo aaddan.
Somali forces kill 80 AS militants in major weeklong offensive.
Sunday April 6, 2025 {HMC} Somali government forces, supported by the country’s intelligence agency, say they have killed more than 80 Al-Shabaab militants in a weeklong military campaign across the Middle and Lower Shabelle regions, according to officials.
The National Intelligence and Security Agency (NISA) said six joint operations—consisting of airstrikes and ground raids—were carried out between March 29 and April 4, targeting militant strongholds in Sabiid, Caanoole, Bursha Sheekh, Aw-Baalle, and Al-kowthar.
“Over 80 fighters were eliminated, including several key commanders,” NISA said in a press release Saturday. “These operations mark a turning point in our strategy to dismantle Al-Shabaab’s command structure.”
The campaign began on March 29, with Somali troops storming Al-Shabaab positions in Sabiid and Caanoole. Twenty-one militants were killed during the fighting, which included aerial bombardments conducted by NISA.
On March 30, a precision strike hit a compound in Al-kowthar, Middle Shabelle, where senior Al-Shabaab leaders had reportedly gathered. NISA said all targeted individuals were killed in the strike.
A day later, on March 31, Somali forces launched another airstrike in Bursha Sheikh, killing 19 militants, followed by a second round of strikes on April 1 that killed an additional 17 fighters who had been trapped or wounded during the initial attack.
On April 2, seven militants were killed in Aw-Baalle when NISA destroyed a motorcycle packed with explosives. The final strike on April 4 near Al-Kowthar killed 13 fleeing fighters after they clashed with local community defence forces.
The operations are part of an intensified push by the Somali government to reclaim rural areas where Al-Shabaab remains active. While the group has lost control of most urban centers, it continues to wage an insurgency, frequently carrying out suicide bombings, assassinations, and ambushes.
NISA described the offensive as one of its most effective coordinated efforts to date.
“Our forces demonstrated growing intelligence and operational capabilities,” the agency said. “We will continue targeting Al-Shabaab leadership to prevent their resurgence.”
NISA claimed that no government casualties were reported during the operations.
Al-Shabaab, an al-Qaida-linked militant group, has fought to overthrow Somalia’s federal government for more than 15 years. Despite repeated military campaigns, the group remains a significant security threat in the Horn of Africa.
Raila: We did not join Ruto to betray Kenyans.
Sunday April 6, 2025 {HMC} Former Prime Minister Raila Odinga has defended the move to join President William Ruto’s government.
The former Prime Minister said that ODM did not join the government to betray Kenyans.
In March, Ruto and the former Prime Minister officially signed a political pact to work together.
The Kenya Kwanza-ODM Framework Agreement was signed in an event that was attended by Members of Parliament allied to the two leaders.
Speaking on Saturday in Mombasa, Raila said the party did a patriotic thing to unite Kenyans from all walks of life.
“Sisi tunasema hatujaingia kwa harusi hii na serikali ili kusaliti Wakenya, sisi tumefanya kitu ya muhimu kushinda wabinafsi. Wakenya waungane pamoja, wafanye kazi,” Raila said during the celebration of Mombasa Eid Baraza.
Loosely translates to: We say our political marriage with the government is not a move to betray Kenyans. We have done an important thing which is not selfish. Kenyans should unite and work.
The former Prime Minister said that in the coming general elections, ODM will also participate in the elections.
He, however, was not clear if the party will front a presidential candidate to represent in the 2027 general election.
He called on members of the ODM party to exercise peace and civilisation during the upcoming ODM grassroots election.
Raila said that the members should support each other to ensure the success of the grassroots elections.
The working arrangements saw both UDA and ODM party share political infrastructure on matters of national interest.
They also deployed their best experts for consultations on matters concerning the governance of the country.
The Memorandum of Understanding (MOU) signed aimed to address Kenya’s social, economic, and political challenges in 2025.
Ruto and Raila emphasised that the right to protest is a constitutional right that all Kenyans must be able to enjoy without hindrance.
As part of the agreement, the leaders also pledged to compensate victims of past protests. “The derogation of rights to peaceful assembly and protests remains one of the most shameful realities on the excesses of Kenya’s law and order responses since independence,” the document read in part.



