Axad 06, April-2025 {HMC} Dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo shir isugu imaaanaya
{DAAWO MUQAALKA} Mareykan ka oo ku qasaaray dagaalka Xuutiyiinta Yeman
Sabti 05, April-2025 {HMC} Mareykan ka oo ku qasaaray dagaalka Xuutiyiinta Yeman
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha Ugaadha.
Nakasero, Abriil 05, 2025;{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, ayaa wada-hadallo miro-dhal ah la yeeshay Madaxwaynaha martida loo yahay Mudane Yoweri Museveni.
Kulanka labada Madaxwayne ayaa waxaa ka soo baxay qodobbo ay ka mid yihiin:
1. Labada Madaxwayne ayaa bogaadiyay xiriirka qotoda dheer ee laba geesoodka ah iyo iskaashiga dhaw ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda.
2. Labada Madaxwayne ayaa ka wada-hadlay xaaladda amniga ee gobolka iyaga oo hoosta ka xarriiqay baahida loo qabo ilaalinta xasilloonida iyo amniga gobolka geeska Afrika.
3. Labada Madaxwayne ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay billaabashada hawlgalka cusub ee AUSSOM.
4. Labada Madaxwayne ayaa adkeeyay dardargalinta taageerada caalamiga ee ku aaddan dhaqangalinta Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya iyo kobcinta awoodda Ciidamada Xoogga Dalka.
5. Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale is-dultaagay is-afgaradkii iskaashiga difaaca ee ay labada dal kala saxiixdeen, iyaga oo faray hay’adaha ku shaqada leh in ay dardargaliyaan dhaqangalintiisa.
6. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay dhiggiisa Uganda soo dhawaynta diirran ee loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa, isaga oo casuumaad rasmi ah oo uu ku imaanayo magaalada Muqdishu u fidiyay Madaxwayne Museveni.
7. Dhankiisa, Madaxwane Yoweri Museveni ayaa Madaxwayne Xasan Sheekh uga mahad celiyay booqashadiisa, isaga oo dhanka kale aqbalay casuumaadda rasmiga ah ee uu ku imaanayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu muddada soo aaddan.

DHAMMAAD
{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee Caalamka 5-04 2025.
Sabti 05, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Habeenimo Ee Warbaahinta Hiiaanwyn 05-4-2025
Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Mohammed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGAYSO WARKA HABEENIMO
{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka NISA oo sheegay in hawlgal ku dishay in ka badan 80, xubnood oo AS ah
Sabti 05, April-2025 {HMC} Ciidanka NISA oo sheegay in hawlgal ku dishay in ka badan 80, xubnood oo AS ah
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 05-4-2025.
Sabti 05, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu rbacoDambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.
US stock markets continue slump as China hits back on Trump tariffs
Saturday 5,April 2025 {HMC} Stock markets in the United States have seen another day of losses as President Donald Trump’s so-called reciprocal tariffs continue to cause global economic uncertainty.
At the close of markets on Friday, the Dow Jones Industrial Average was down by 5.5 percent, the Nasdaq Composite was down 5.8 percent, and the S&P 500 was down nearly 6 percent.
All told, the three indices saw their worst two-day stretch since March 2020 when the economic ravages of the COVID-19 pandemic took hold.
The sharp drops, which mirrored plunges in markets across the world, followed Trump’s announcement on Wednesday of wide-ranging reciprocal tariffs on nearly all trade partners. That included benchmark 10 percent tariffs on most partners, with specific tariffs as high as 50 percent on more than 60 countries.
Reporting from the New York Stock Exchange, Al Jazeera’s Kristen Saloomey said Friday’s tumble also came after China announced a 34-percent tariff on US goods, the most significant retaliation to date.
“This is all sparking fear of a global trade war and possible global recession, and that’s what we’re seeing play out here in the markets today,” she said.
For his part, Trump remained defiant as he attended the LIV Golf tournament at his Florida course after spending the night at his Mar-a-Lago estate.
“TO THE MANY INVESTORS COMING INTO THE UNITED STATES AND INVESTING MASSIVE AMOUNTS OF MONEY, MY POLICIES WILL NEVER CHANGE,” he wrote on the Truth Social platform, which he owns.
He also hailed a new report showing the US added 228,000 jobs in March, exceeding expectations. However, the report covered a period before the new tariffs were announced.
“HANG TOUGH,” he wrote. “WE CAN’T LOSE!!!”
The contrast of Trump attending a leisure event as markets tumbled was not lost on his critics, with the top Democrat in the Senate, Chuck Schumer, saying the president was in a “billionaire bubble”.
Senator Ben Ray Lujan, a Democrat, said, “While the American people are trying to put food on the table, I see that Donald Trump’s out there playing golf.”
Some Republicans, meanwhile, continued to come to Trump’s defence, with Republican Senator John Barrasso hailing Trump as a “deal maker” who would “deal country by country with each of them”.
Warnings on inflation, unemployment
The grim day on Wall Street came as Federal Reserve Chair Jerome Powell predicted higher inflation and unemployment in the wake of Trump’s “larger than expected” tariff programme.
“We face a highly uncertain outlook with elevated risks of both higher unemployment and higher inflation,” he told reporters.
Powell also doused hopes that the Fed could take swift actions to lessen the fallout. That included an appeal from Trump, who wrote on his Truth Social account that it would be the “perfect time” to cut interest rates.
Powell said it was too soon to determine what the response from the central bank should be.
Meanwhile, international reaction to the tariffs continued to roll in.
European Union trade commissioner Maros Sefcovic said he told US Commerce Secretary Howard Lutnick and Trade Representative Jamieson Greer that the 20 percent tariffs on the bloc were “damaging” and “unjustified”.
“The EU/US trade relationship needs a fresh approach. The EU’s committed to meaningful negotiations but also prepared to defend our interests. We stay in touch,” he added.
The United Nations also weighed in on the Trump policy, which has disproportionately affected poor countries in Africa and Southeast Asia who rely heavily on imposing tariffs on imports to generate government revenue.
Countries like Lesotho, Madagascar and Laos faced some of the highest tariffs from the Trump administration, which calculated each rate by halving what individual countries “charge” US exporters.
The trade turbulence from tariffs “hurts the vulnerable and the poor,” Secretary-General of UN Trade and Development Rebeca Grynspan said in a statement.
“Trade must not become another source of instability. It should serve development and global growth,” she said.
Source: Al Jazeera and news agencies
{DAAWO MUQAALKA} Tirada Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya imaanayo oo la Shaaciyay.
Sabti 05, April-2025 {HMC} Tirada Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya imaanayo oo la Shaaciyay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maraykanka Oo Amar ku bixiyay in la beegsado Kooxaha IS Iyo AS ee Soomaaliya ku sugan
Sabti 05, April-2025 {HMC} Maraykanka Oo Amar ku bixiyay in la beegsado Kooxaha IS Iyo AS ee Soomaaliya ku sugan



