Home Blog Page 1076

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka jira Trump inuu Mar sadaxaad isku soo sharaxaayo Xilka Madaxtinimada.?

0

Arbaco 2, April 2025 {HMC} Maxaa ka jira Trump inuu Mar sadaxaad isku soo sharaxaayo Xilka Madaxtinimada.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 2-4-2025.

0

Arbaco 2, April 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu rbacoDambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu yahay Warka Cusub oo ay ka soo saartay Puntland Gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Shiikh.?

Arbaco 2, April 2025 {HMC}Muxuu yahay Warka Cusub oo ay ka soo saartay Puntland Gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Shiikh.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {02-04-2025}

Arbaco 02, April 2025 {HMC} –Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdiqani Osoble & Shugri Baryare

Farsamadii ::Mohammed Hassan Owsei

{DAAWO MUQAALKA} tahay Sababta Xilka Looga qaaday Taliyaha Ciidamada Bada Soomaaliya.?

Arbaco 2, April 2025 {HMC} Maxay tahay Sababta Xilka Looga qaaday Taliyaha Ciidamada Bada Soomaaliya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

President Hassan Sheikh Mohamud Arrives in Djibouti for High-Level Talks

Wednesday 2,April -2025 {HMC}  The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Djibouti City for an official visit, where he is set to meet with his counterpart, His Excellency President Ismail Omar Guelleh.

The visit underscores the deep historical ties and strategic cooperation between Somalia and Djibouti. The two leaders will engage in discussions aimed at strengthening collaboration in key areas, including security, economic development, political coordination, and efforts to enhance regional stability.

Somalia and Djibouti have long shared strong diplomatic, economic, and security ties, and this visit reaffirms their mutual commitment to peace and prosperity in the Horn of Africa.

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Jabuuti

Arbaco 2, April 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Jabuuti

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxeey Yihiin Askarta cusub ee uu Ruushka qoronaayo?

Arbaco 2, April 2025 {HMC}Maxeey Yihiin Askarta cusub ee uu Ruushka qoronaayo?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maxkamad ku taala Kenya oo lasoo taagay rag Soomaali ah oo Loo heysto dilka Gabar 17 jir ahayd

Arbaco 02, April-2025 {HMC} Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ay kasoo muuqdeen saddex nin oo Soomaali ah, kuwaas oo looga shakisanyahay dilka gabar 17 sano jir ahayd, taas oo todobaadkii la soo dhaafay lagu dilay magaaladaas.

Gacala Aadan ayaa ahayd xaaska mid kamid ah ragaas maxkamada lasoo taagay ee loo haysto dilka Gabadha, waxaana Gabadhaan dilkeeda argagax badan ku abuuray dadka deegaanka, maadaama sida la sheegay jirkeeda dab la qabadsiiyay ka dib markii la dilay, waxaana ay noqotay dhacdo ay si weyn Bulshada uga argagaxeen.

Raggan oo la soo xiray todobaadkii la soo dhaafay markii uu dilka dhacay, ayaa la hor keenay maxkamadda Wajeer si su’aalo looga weydiiyo kiiska lagu soo eedeeyay, balse dhageysiga kiiskooda ayaa dib loogu dhigay 14 maalmood kadib codsi ka yimid qareenada u doodaya eedeysaneyaasha, si loo dhameystiro baaritaanada socda, waxaana intaas lagu sii heyn doonaa xabsiga magaalada Wajeer.

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta magaaladaas iyo kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha, ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah oo sharciga waafaqsan laga qaado cidda ay ku cadaato inay falkan geysatay, Gabadha oo lagu magacaabo Gacala Aadan, ayaa waxaa loo guuriyay nin da’a ahaan ka weyn, oo ku dhowaad 60 sano jir ah, sida ay BBC-du u sheegtay hooyada dhashay gabadha la dilay.

Gabadha oo ahayd curad, ayaa waxay ka soo jeedday xerada qaxootiga Dhagaxleey ee dalka Kenya, halkaas oo qoyskeedu kula noolayd waxna ku baraneysay.

{DAAWO SAWIRADA} MW Xasan Sheekh Oo Gaaray Jabuuti

Arbaco 02, April-2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa Mudane Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.

Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga wada-hadli doona xoojinta xiriirka soojireenka ah iyo iskaashiga istaraatiijiga ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaasadda iyo adkaynta xasilloonida gobolka.