Sabti 29, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Yasiin Cali Axmed
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO
Sabti 29, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Yasiin Cali Axmed
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Saturday , March 28, 2025 | {HMC} – Somaliland administration has rejected the Somali federal government’s reported offer of the strategic Berbera port to the United States, dismissing the move as a “desperate and meaningless attempt” to derail Somaliland’s push for international recognition.
Somaliland’s Foreign Minister Abdirahman Dahir Aden denounced the offer as an act of political desperation by Mogadishu.
“This is a desperate and pointless attempt by the failed Somali government,” Aden said in a statement. “It reflects the behavior of a corrupt regime in its final throes—engaging in a suicidal operation. There is nothing Mogadishu can do to stop Somaliland’s recognition.”
The reaction follows reports that Somali President Hassan Sheikh Mohamud offered U.S. President Donald Trump exclusive operational access to key strategic assets in a March 16 letter, including air bases in Balidogle and Berbera, and ports in Berbera and Bosaso.
Somaliland’s representative to the United States, Ambassador Bashir Good, also dismissed Mogadishu’s offer, stating that Berbera is not under Somalia’s jurisdiction.
“Berbera is in a neighboring country—Somaliland—not Somalia,” said Ambassador Good. “U.S. law now requires direct engagement with Somaliland, making a third party unnecessary.”
Good added that Somaliland and the United States are actively exploring cooperation on Berbera’s development. He noted that multiple delegations from U.S. Africa Command (AFRICOM) have visited the port to evaluate its strategic potential.
Somalia’s central government, which opposes any move toward recognizing Somaliland as an independent state, has long insisted that the country’s unity and territorial integrity are non-negotiable. However, tensions have escalated amid increasing foreign interest in Somaliland’s strategic location on the Gulf of Aden and its growing diplomatic outreach.
Berbera, which hosts a UAE-operated military facility and a DP World-managed commercial port, has become a geopolitical flashpoint in recent years as Somaliland deepens ties with international actors—most notably Ethiopia and Taiwan.
Somaliland, which declared independence from Somalia in 1991, continues to seek international recognition. Somalia, meanwhile, maintains that Somaliland remains an integral part of its territory.
Saturday , March 28, 2025 | {HMC} – U.S. Africa Command (AFRICOM) has conducted an airstrike targeting ISIS militants in northern Somalia’s Calmiskaad Mountains as part of ongoing operations to weaken the group’s presence in the region.
The latest strike took place Saturday in Togga Miraale, a remote area in the Bari region believed to be a hideout for top ISIS leaders. The number of casualties remains unconfirmed.
This follows a March 25 airstrike in the Golis Mountains, carried out in coordination with the Somali federal government, which killed several ISIS-Somalia operatives.
AFRICOM reported no civilian casualties in either operation.
Puntland authorities believe ISIS fighters, who have been pushed out of the Calmiskaad mountain, are now regrouping in the Togga Miraale valley near the port city of Bosaso.
The area is difficult for ground forces to access, and officials say the group has planted landmines along key approaches to the river valley.
ISIS-Somalia, formed in 2015 by defectors from Al-Shabaab, has steadily grown in strength. Once numbering about 300 fighters in 2019, the group is now believed to have as many as 1,000 militants. It is designated as a terrorist organization by the United States, the United Nations, and the Somali federal government.
Saturday , March 28, 2025 | {HMC} – The Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) announced on Saturday that it killed at least 21 members of the Al-Shabaab militant group, including senior leaders and militia fighters, in a joint air and ground operation in the Geelgub area of the Middle Shabelle region.
According to a statement released by NISA, the operation was coordinated with local Ma’awisley militia and federal forces. The agency confirmed that the mission was executed according to plan and resulted in the elimination of key Al-Shabaab operatives.
NISA also reiterated its warning to the public to avoid areas where Al-Shabaab fighters are active, as these locations remain legitimate targets for government-led security operations.
The operation is part of a broader, intensified military campaign backed by local militias and international partners, aimed at dismantling Al-Shabaab’s strongholds in central Somalia.
While Somali forces have made territorial gains in Galmudug and Hirshabelle states, the al-Qaeda-linked group remains deeply embedded in rural regions and continues to launch deadly asymmetric attacks, including bombings and assassinations targeting security forces and civilians.
Saturday , March 28, 2025 | {HMC} – Former Somali intelligence chief Fahad Yasin Haji Dahir has urged President Hassan Sheikh Mohamud to convene a national forum and develop a unified national plan to combat terrorism, emphasizing the need for unity across political divides as Somalia faces a persistent insurgent threat.
In a post on X (formerly Twitter), Fahad Yasin called for President Mohamud to set aside political differences with the opposition and extend an open invitation to all stakeholders, including former officials and critics, to contribute ideas and strategies that could help the country.
“We are ready to put aside any differences of opinion and share with you any advice and examples that can save the country,” Yasin wrote. “It is time to show unity and solidarity that can bring about a national plan to counter terrorism that threatens the existence of the nation.”
Yasin, who previously served as the Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA), urged the president to call for an unconditional national forum focused on solutions, not blame.
“Mr. President, this is not the time to blame each other, but rather the time to unite. We hope that you will be the elder of the nation and put aside everything that divides the country and the people,” he stated.
The call comes as the Somali federal government, backed by clan militias and international partners, ramps up a military campaign against the al-Qaeda-linked Al-Shabaab group. While government forces have reclaimed swathes of territory in Galmudug and Hirshabelle states, Al-Shabaab remains entrenched in rural areas and continues to carry out deadly asymmetric attacks.
One such attack took place last Tuesday when a roadside bomb targeted President Mohamud’s convoy near Villa Somalia in Mogadishu. Although the president was unharmed, the incident underscored the group’s continued operational reach.
Al-Shabaab, officially designated a terrorist organization by Somalia, the United States, and the United Nations, has waged an insurgency for over 15 years, aiming to overthrow the federal government and impose its strict interpretation of Islamic law.
President Mohamud has spent the past week on the front lines in Middle Shabelle, personally overseeing operations and meeting with clan militias and military commanders to sustain the momentum of the counterinsurgency campaign.
Sabti 29, March-2025 {HMC} Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Afhayeenka ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada Caalamka in gobol ee Shabeelooyinka 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka fuliyeen howlgalo khasaare xoogan lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab.
Wuxuu tilmaamay Afhayeenka in ciidamada dowladda ay dib ula wareegeen tuulooyinka hoostaga deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib dagaal iyo duqeymo is barbar socday oo halkaasi lagula eegtay Al-shabaab.
Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in deegaanada kala ah Geelgub iyo Boos caduur oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe in jab xoogan lagu gaarsiiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda.
“Howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay labada gobol ee Shabeellooyinka waxaa si weyn loogu naafeeyay cadawga Al-habaab, goobaha howlgalada ka dhaceen waxaa ka mid ah Sabiib iyo Caanoole oo Shabeellaha Hoose ah, Geelgub iyo Boos caduur oo Shabeellaha Dhexe dhexe oo lagu dilay Khawaarij gaareysa 31 xubnood” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Abuukar Maxamed.
Hadalkaan kasoo yeeray Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa kusoo aadaya, iyadoo maalmahii lasoo dhaafay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab si xoogan ugu socdeen deegaano iyo degmooyin ka kala tirsan labadaan gobol ee Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Meelaha howlgaladii ugu dambeeyay ay ka dhaceen ayaa waxaa ka mid ah deegaanada kala ah Ceel baraf, Daarunicma, Ceel Cali Axmed, Masaajiid Cali Gaduud, Sabiid iyo Canoole iyo degmada Awdheegle, kuwaas oo dhamaantood ka kala tirsan labada gobol ee Shabeellooyinka.
Sabti 29, March-2025 {HMC} Booliiska maamulka Puntland, ayaa soo saaray digniin dhinaca amaanka ah , waxa ayna dadka shacabka ah ugu baaqeen in ay galaan feejignaan dheeraad ah , maalmaha lagu jiro dabaaldegga munaasabada Ciidul Fidriga
Ciidamada difaaca maamulka Puntland, ayaa dagaal adag kula jira kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari, kuwaa oo laga cabsi qabo firxadkooda in magaalooyinka soo galaan ayna dhibaatooyin geestaan.
Afhayeenka Ciidanka Booliska dowladda Puntland, Gaashaanle sare Xasan Cabdullaahi Maxamed, ayaa shacabka uga digay haliska firxadka Daacish, waxa uuna shacabka ugu baaqay in feejignaan dheeri ah sameeyaan.
“Maadaama ay socotey shaqadii buuraha Cal-miskaad, argagixisadiina waa markii 3aad oo ay soo firxanayaan si ay shacabka ugu dhex dhuuntaan, ciidanka waxaa la farayaa inay dhiiranaadaan una dhega nuglaadaan farriimaha ka imaanaya shacabka”, Ayuu yiri G/Sare Xasan Cabdullaahi Maxamed.
Waxa uu intaasi ku daray “Cidkasta oo laga shakiyo waa la qabanayaa, noocuu doono ha ahaado, derejaduu doono hasito waa la qabanayaa sharcigaa la horgeyn doonaa, waxaana la doonayaa in bulshada ammaankeeda la ilaasho”
Sabti 29, March-2025 {HMC} Mar kale ayaa caawa Dalalka dunida islaamka laga raadin doonaa dhalashada Bisha Shawaal ee Soonfur, taasoo go’aamin doonta maalmaha Ciidul fitriga ee sanadkan.
Waxaa joogto noqotay khilaaf ku saabsan aragtida bisha, dal kastana wuxuu leeyahay guddi u qaabilsan oo go’aamiya xilliga la soomayo ama la ciidayo, iyagoo tixgeliya aragtida bisha ama jadwal Taariikh ah.
Sacuudiga oo dalal badan iyo jaaliyadaha Muslimiinta dunida ku xiran yihiin wuxuu Ramadaankan ku dhawaaqay inuu bilowday Sabti 1-da Maarso, waxaana caawa oo ku beegan 29-ka Ramadaan la filayaa inay shaaciyaan go’aanka lagu ciidayo.
Khubarada ku xeeldheer Xiddigista iyo Cir-bixiyeenada waxay si cilmi ah u sheegeen in maqribnimada caawa aysan suuragal ahayn in Bishii Soonfur laga arko inta badan dunida xitaa haddii la adeegsado qalabka ugu casrisan; taasoo ay ugu wacan tahay in dayaxu aad u yar yahay oo ugu badnaan 8 daqiiqo uun ka danbeyn doono marka ay dhacdo Qoraxda Bariga dhexe, Yurub iyo Afrika.
Dad badan ayaa aaminsan in Sacuudigu ku dhawaaqi doono in Berri oo ah Axad 30-ka Maarso inay tahay Maalinta koowaad CIIDA, xitaa haddii aysan suuragal ahayn in la arko.
Boqotooyada Sacuudi Carabiya ayaa isticmaasha kalendarka loo yaqaan Ummul-Quraa, kaas oo ku salaysan xisaabinta iyo calaamadaynta taariikhaha muhiimka ah.
Sida ku cad jadwalka Ummul-Quraa ee Sacuudiga, maalinta koowaad ee bisha Shawaal – waxay ku beegan tahay Axadda 30-ka Maarso; waana sababta loo saadaalinayo in Sucuudigu ku dhawaaqi doono caawa.
Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa shaacisa in la arkay bishii, laakiin marna sooma bandhigo Sacuudigu sawirka ama Muuqaalka Bisha la arkay, waxaana la ogyahay in xarumaha Cir-bixiyeenada ay awood u leeyihiin inay sawiraan bisha iyo xajmigeeda xitaa Maalinta Cad, iyagoo la adeegsanayo kaamerada sare ee loo yaqaan CDD.
Dalal badan oo Soomaaliya ayaa muddooyinkan danbe Sacuudiga ku raacda dhalashada Soonka iyo Ciidaha, balse waxay dowladda federaalka iyo maamullada kala duwan sheegaan in la raadiyey bishii, kadibna qof ama laba ayaa ku dhiirada inay arkeen bishii.
Dhinaca kale 8 Dal ayuu Ramadaankan u bilowday Axadii 2-da Maarso, kuwaasoo kala ah: Marocco, Iran, Pakistan, Malaysia, Bangladesh, Brunei iyo Muslimiinta dalalka India iyo Ghana.
Dalalkan waxay maanta u ahayd 28, waxayna sida muuqatana Maalinta koowaad ee ciidul fitriga u noqon doontaa Isniinta 31-ka Maarso, markaas oo Bisha Shawaal si caadi ah loo wada arki doono.
Sabti 29, March 2025 {HMC} –Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :: Mustaf Cali & Shugri Baryare
Farsamadii ::Mohammed Hassan Owsei
Sabti 29, March-2025 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Islaamka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in ay diyaarisay 19,000 Masaajid iyo goobo barxado ah oo lagu tukanayo salaadda Ciidda subaxa koowaad ee bisha shawaal 1446 Hijriya.
Wasaaraddu waxa ay sheegtay in goobahaas ay kala yihiin 15,948 Masjid iyo 3,939 Goobo furan oo ay hoos galayaan Garoomada Kubadda Cagta, Goobaha la dhigto Gawaarida iyo meelaha kale ee barxadaha waa weyn ah.
Dowladaha Hoose ee Magaalooyinka, Degmooyinka iyo Tuulooyinka ayaa la faray in ay diyaariyaan goobaha la tilmaamay ee magacyadooda kusoo baxay liiska Wasaaradda Arrimaha Islaamka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya shaacisay.
Howlwadeennada la geeyay goobaha lagu tukanayo salaadda ciidda ayaa loo dhammeystiray qalabkooda iyo waxyaabaha kale ay u baahan yihiin, sidaas awgeed waxaa diiradda la saaray nadaafadda, gargaarka degdega ah iyo adeegyo kale oo aan laga maarmin.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa caawa ku dhawaaqeysa go’aanka la xiriira in berri ay noqoneyso Maalinta koowaad ee soon-fur (Shawaal) iyo in la dhammeystirayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo maanta 29 ah.
Mustaqbal