Home Blog Page 1096

{DAAWO MUQAALKA} Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo Dhigiisa Turki?

0

khamiis 27, March 2025 {HMC}Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo Dhigiisa Turki?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

TPLF oo ka hor timid baaqii Raisul Wasaare Abiy

Thursday 27,March 2025 {HMC} TPLF oo ka jawaabtay baaqii Raisil Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ee magacaabista Madaxweynaha ku-meel-gaarka ah ee maamulka Tigray

Abiy Ahmed ayaa la wadaagay shacabka Tigray farriin uu ugu sheegayo dadka gobolkaa in la kala diray maamulkii kumeel-gaarka ahaa ee uu hoggaaminayay Getachow Reda, taas beddelkeeda wuxuu dadweynaha gobolka Tigray awood u siiyay inay e-mail ku soo diraan magaca qofka ay u doonayaan inuu hoggaamiyo maamulka Tigray.

Hogaamiyaha TPLF ayaa ka falceliyay baaqii Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ee ku saabsanaa magacaabista madaxweynaha maamulka ku-meel-gaarka ah ee Tigray, isagoo sheegay in arrintaasi tahay go’aan bahdil ah oo laga wada tashan una baahan in loo maro hanaan heshiis ah sida ku cad Heshiiskii Pretoria.

TPLF waxay ku adkaysatay in dhismaha maamulka ku-meel-gaarka ah uu ku salaysnaado heshiis rasmi ah oo dhex mara xisbiga iyo dowladda federaalka, sida ku cad Qodobka 10-aad ee Heshiiska Pretoria.

Sidoo kale, TPLF waxay sheegtay in gobolka uu wajahayo caqabado la xiriira sahayda muhiimka ah, taasoo saameyn ku yeelan karta nolosha dadka deegaanka.

Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa awoodi waayey inuu la yimaado xalka colaadda daba-dheeratay ee isaga iyo TPLF, kaliya ma lumin xalka xiisadda ee xataa Abiy wuxuu ku guul-darraystay inuu gobolka ka helo hoggaamiye awoodda la tartama TPLF , wuxuuna qaatay wax u eg mowqif uu ku dheereynayo khilaafka oo gobolka ayuu u diyaarinaya khalalaase horleh, si uu u tijaabayo sida ay u dhaqmaan TPLF iyo dadka Tigray oo uu eegayo haddii ay jirto fursad ay isaga horimaan karaan, waana marxalad cusub uu gaaraysa is maamullada kale ee ka soo horjeeda Addis Ababa

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 27-03-2025

0

khamiis 27, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu rbacoDambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Howlgalo ka socda Sh_dhaxe iyo Saraakiil gaartay Masaajid Cali Gaduud.

0

khamiis 27, March 2025 {HMC}Howlgalo ka socda Sh_dhaxe iyo Saraakiil gaartay Masaajid Cali Gaduud

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Warsaxaafadeed Laga Soosaaray kulankii Xassan Shiikh iyo Erdogan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan, xarunta Madaxtooyada dalkaas ee Ankara.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah oo muhiim u ah labada dal, waxayna isla qaateen in la sii ambaqaado dhammaystirka fulinta heshiisyada iyo iskaashiyada wadajirka ah ee ka dhexeeya labada dowladood.

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Erdogan ayaa si qoto dheer uga wada hadlay howlgallada iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta oo dhibaato ku ah xasilloonida iyo horumarka gobolka, iyagoo bogaadiyey miro-dhalka iskaashiga labada dal ee dib u dhiska Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo wiiqidda argagixisada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Turkiga garab istaagga hagar la’aanta ah ee ay siiyaan Soomaaliya, waxa uuna xusay doorka muuqda ee ay ka qaataan dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo garab istaagga dagaalka lagula jiro Khawaarijta.

Dhankiisa, Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa tilmaamay in dalkiisu uu sii wadi doono taageerada uu siiyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada la dagaallanka argagixisada, taageerada farsamada iyo midda bini’aadantinimo.

Somali National Army clashes with Al-Shabaab near Hudur district

Thursday 27,March 2025 {HMC} Somali National Army (SNA) forces, specifically the 9th Brigade Command, engaged in a fierce clash with Al-Shabaab militants in the Abagbeeday area, about 20 kilometers east of Hudur district in the Bakool region on Wednesday.

Colonel Younis Adan Hassan, commander of the 9th Brigade, stated that the army inflicted significant losses on the militant group and seized weapons and military equipment during the operation.

However, he did not disclose the exact number of Al-Shabaab members killed in the confrontation.

The operation comes as Al-Shabaab fighters, recently defeated in ongoing military campaigns in the Middle Shabelle region, have shifted their focus toward areas under the South West administration, including parts of Bakool.

Somali National Army clashes with AS near Hudur district

Somali President embarks on working visit to Turkey to strengthen bilateral cooperation

Thursday 27,March 2025 {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud has departed for Turkey on a working visit following an official invitation from Turkish President Recep Tayyip Erdogan.

President Mohamud will hold talks with his Turkish counterpart focusing on strengthening bilateral cooperation, particularly in military and security, as well as reinforcing Somalia’s ongoing efforts to combat Al-Shabaab, according to a statement from the Somali Presidency.

“This visit is important for efforts to strengthen cooperation between Somalia and Turkey in eradicating terrorism, as the Somali government is committed to the hard fight against Al-Shabaab to ensure stability, peace, and reconstruction of the country,” the statement said.

Somalia and Turkey maintain a strong and strategic partnership that covers a wide range of sectors, including security, military, trade, the blue economy, energy, and education. Turkey is the leading international supporter of Somalia’s military capacity-building, especially in training Somali forces and assisting in counterterrorism operations.

Recently, Turkey delivered advanced Bayraktar Akinci unmanned combat aerial vehicles (UCAVs) to Somalia, fulfilling a long-anticipated military pledge to increase Somalia’s fight against Al-Shabaab.

The deployment of the Akinci drones marks a significant milestone in Somalia-Turkey military cooperation and further strengthens Turkey’s strategic presence in the Horn of Africa.

{DAAWO MUQAALKA} Laamaha amaanka Moqokori oo ka hadlay Darawal lagu dilay degmadaas

0

khamiis 27, March 2025 {HMC} Laamaha amaanka Moqokori oo ka hadlay Darawal lagu dilay degmadaas

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA