Home Blog Page 1099

Armed militants attack Bosaso police station, one killed.

0

Wednesday 26,March 2025 {HMC}  Armed militants attacked the central police station in Bosaso on Wednesday, aiming to seize weapons recently captured by Puntland security forces. The assault led to a violent clash, resulting in the death of one attacker, according to local security sources.

Puntland security forces at the station successfully repelled the attackers, forcing them to retreat. To prevent further attempts, Puntland has reinforced the police station with additional troops.

The attack occurred while Puntland President Said Deni was in Bosaso, highlighting the ongoing security challenges in the region.

The attack follows a deadly confrontation in Garowe earlier this week, where three soldiers were killed and several others, including the Garowe airport commander, were wounded. The violence stemmed from a security operation targeting Puntland Security Forces (PSF) troops accused of transporting a hijacked bus within Puntland territory.

Security forces have since stepped up operations to stabilize the region and prevent further escalation.

JD Vance will join wife in Greenland but trip scaled back.

0

Wednesday 26,March 2025 {HMC}  Denmark has welcomed changes to a Greenland trip by US Vice-President JD Vance and his wife Usha, which has been reduced to a visit of just a US space base.

Earlier this week, it was announced that Usha Vance would spend several days in Greenland, visiting the capital Nuuk and attending cultural events like a popular annual dogsled race.

News of the visit came as President Donald Trump continues his threats of taking over Greenland, which is a Danish semi-autonomous territory.

On Tuesday, the White House said that JD Vance would join his wife in Greenland but that the couple would only spend a day there visiting the US Pituffik Space Base, on the north-western coast.

Although JD Vance will become the highest-ranking US official to visit Greenland, a visit to a US base is less controversial than the original plan for his wife’s visit, which Greenland’s acting head of government Mute Egede called a “provocation”.

Danish Foreign Minister Lars Lokke Rasmussen said on Wednesday that the decision was “very positive” and that Denmark had “nothing against” the Americans visiting their own base.

Rasmussen also said it was a “masterful spin in many ways, to make [the US] look like they’re escalating when they’re actually deescalating.”

The revised programme will also likely reduce the risk of the Vances being met with protests by local residents.

In recent weeks hundreds of people have taken part in demonstrations against the US, with some holding placards reading “Respect international agreements” and “Yankee go home”.

Earlier in March, Greenland’s leading political parties issued a joint statement to condemn Trump’s “unacceptable behaviour”.

Outgoing Prime Minister Mute B Egede wrote on Facebook that his country would “never be the USA and we Greenlanders will never be Americans… Don’t keep treating us with disrespect. Enough is enough.”

Puntland oo xabsiga dhigtay weriye Qaatay Qaarka Aqoonsiga Qaranka

Arbaco 26, March 2025 {HMC} Ciidamada amniga Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku xiray weriyaha madax-bannaan oo lagu magacaabo Dalmar Socdaal, kadib markii uu Gaalkacyo dhinaca Galmudug ka qaatay kaarka aqoonsiga qaranka ee dowladda federaalka Soomaaliya, kaasoo horey Puntland u mamnuucday.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in weriyaha la jir-dilay ka hor inta aan la xirin, taasoo dhalisay caro xooggan oo ay muujiyeen ururrada saxaafadda iyo weriyayaasha Puntland.

Maamulka Puntland ayaa dhawaan si cad uga horyimid kaarka aqoonsiga qaranka, oo dowladda federaalka ka bilowday Gaalkacyo.

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali (Jifojabsade), ayaa ku hanjabay in qof kasta oo ka qaybqaata hannaanka diiwaangelinta ee NIRA uu lumin doono xuquuqdiisa muwaadinimo ee Puntland, isla markaana tallaabo laga qaadi doono.

Guddoomiye Jifojabsade wuxuu si cad u sheegay in Puntland aysan oggolayn in diiwaangelin heer federaal ah laga sameeyo deegaannadeeda.

Guddiga Doorashooyiinka oo Muddo kordhin u sameeyay Ururada doonaya in ay ka qeyb galaan doorashada

Arbaco 26, March 2025 {HMC} Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in ay dhawaan qaban doonaan doorashada golaha deegaanka bisha June dhamaatkeeda.

Guddomiyaha ayaa sheegay in xisbiyadii isdiwaangeliyay horraabtii sannadkaan, isaga oo tilmaamay in sharciga cusub ee doorashooyiinka uu farayo in ay markale xisbiyada ay dib isku diwaangeliyaan.

Sidoo kale, Cabdikariin ayaa sheegay in ururda ay ka codsadeen in loo kordhiyo muddada oo lagu daro 21, maalmood, taas oo horay u ahayd muddada 31, Maarso.

“Dhawrkii maalmood waxaan wada hadal la sameynay ururadii hori isku diwaangeliyay iyo kuwii weli shaqadooda socoto, waxay naga codsadeen in 21, beri loogu daro muddadii ahayd 31, Maarso,” ayuu yiri, Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan.

Dowladda Soomaaliya ayaa hori u sheegtay in ay dalka ka qaban doonto doorasho qof iyo cod ah, iyada dalka qeybo badan oo kamid ah dalka ka socdaan dagaallo ka dhan ah Al-shabaab.

 

Abiy Ahmed Oo Kala Diray Maamulkii KMG Ahaa Tigrey

Arbaco 26, March 2025 {HMC} Gobolka Tigrey ee waqooyiga dalka Itoobiya, waxaa xilligan ka jira khalalase u dhaxeeya maamulkii gobolkaasi dowladda Federaalka ku matelayay iyo sidoo kale siyaasiyiin caan ka ah gobolka saameyn xooggana ku leh.

Madaxweynihii maamulka Tigrey Gatechew Reda , ayaa isaga cararay magaalada Makelle ee caasimadad gobolka Tigreey, kaddib markii xafiisyadii uu ku shaqeenayay la wareegeen ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee gobolkaasi iyo saraakiil taabacsan.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed , ayaa sheegay in xaalad nabdoon u wajahayo dejinta xiisadda ka taagan gobolka Tigrey, waxa uuna Abiy Axmed hadda raadinaya xal aan dagaal aheyn oo lagu soo afjaryo xiisada siyaasadeed ee ka taagan gobolkaasi.

Abiy Axmed, ayaa weydiistay dadka kunool gobolka Tigray inay soo magacaabaan murashax noqonaya madaxweynaha KMG ah ee gobolkaas, si meesha looga saaro xiisada siyaasadeed iyo khilaafyada soo laab laabtay ee mar kale abuuri kara colaad dhiig ku daato.

Maamulkii ka jira gobolka Tigrey ayaa hadda u kala jabay labo garab oo kala taabcasan Madaxweynihii hore ee maamulkaasi Debretsion Gebremikael iyo Madaxweynaha hadda talada haya ee Gatechew Reda, waxaana hadda xafiisyada maamulka gacanta ku haya ciidamo mucaaradka taabacsan.

{DAAWO MUQAALKA} Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay Nin dil ka Geeystay Garoowe.

0

Arbaco 26, March 2025 {HMC} Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay Nin dil ka Geeystay Garoowe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 26/3/2025

0

Arbaco 26,March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn

{DAAWO MUQAALKA} Masar oo sheegtay in Soomaaliya ay ku garab taagan yihiin dagaalka AS.

0

Arbaco 26, March 2025 {HMC} Masar oo sheegtay in Soomaaliya ay ku garab taagan yihiin dagaalka AS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalo Culus oo ka dhacay Masaajid Cali Gaduud.

0

Arbaco 26, March 2025 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalo Culus oo ka dhacay Masaajid Cali Gaduud.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Militeriga Suudaan Oo Sheegay In Ay RSF Ka Qabsadeen Goobihii ugu dambeeyay

Arbaco 26, March 2025 {HMC} Militariga Suudaan ayaa sheegay in dagaallada ka dhacay Magaalada Khartuum xarunta Dalkaas ay ka gaareen guullo muhiim ah isla markaana Kooxda Gurmadka Degdega ah ee RSF loosoo gaabiyo ay ka qabsadeen goobtii ugu dambeysay oo ay joogeen.

Afhayeenka Militariga Suudaan, Sarreeye Guuto Nabiil Cabdullaahi Cali oo Warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in ay gacanta ku hayaan Taiba Al Xasanab oo katirsan deegaanka Jabal Awliya sida uu hadalka u dhigay.

Howlgalka socda ayuu ku tilmaamay in uu yahay mid loogu magac daray ‘Sifeynta Kooxda RSF’ waxaana uu ku faanay in guullo muhiim ah laga gaaray marka la eego maalmihii lasoo dhaafay goobaha gacantooda soo galay sida uu yiri.

Madaxtooyada Khartuum ayaa dhowaan gacanta dib ugu gashay Ciidamada Militariga ah ee sanado kahor afgambiyay madaxweynihii muddada dheer maamulayay waa Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir oo haatan u xiran.

Kooxda RSF ayaa ku jabtay dagaalka, waxaa soo baxaya warar sheegaya in hoggaanka kooxdaas iyo Dalalkii garabka siinayay sida Isutagga Imaaraatka Carabta madmadow soo kala dhexgalay isla markaana arrintaasi saamayn taban ku reebtay.