Home Blog Page 1104

{DAAWO MUQAALKA} Canada oo Galeeyso Doorasho Mudadeeda Ka Hor

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} Canada oo Galeeyso Doorasho Mudadeeda Ka Hor

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya oo Si Rasmi Ah Uga Mid Noqotay Afreximbank.

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} Soomaaliya oo Si Rasmi Ah Uga Mid Noqotay Afreximbank.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xagee la Geeyay Meedadka Dadkii Saarnaa Diyaaradii ku Burburtay Duleedka Muqdisho?

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} Xagee la Geeyay Meedadka Dadkii Saarnaa Diyaaradii ku Burburtay Duleedka Muqdisho?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

RW Xamse oo Ka Qeeyb Galay kulan Deg Deg ah oo Laga Yeeshay Xaalada DR Congo

Isniin 24, March 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedyada Bariga iyo Koonfurta Afrika ee EAC iyo SADC.

Kulanka oo ahaa mid ku dhacay aaladda fogaan-aragga, ayaa looga hadlay xaaladda amni darro ee ka taagan bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka hadlay kulanka ayaa waxa uu sheegay in xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta Bariga Congo ay masuuliyad ka saaran tahay dalalka gobolka in ay xal u helaan, isla markaana si degdeg ah wax looga qabto.

Mudane Xamsa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay aaminsan tahay in nabad waarta oo laga gaaro DRC lagu heli karo qorshe dhameystiran, oo ay ka qayb qaataan dhammaan dhinacyada is haya, Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika si xal kama dambeys ah oo amni loogu helo dagaalka.

War murtiyeed ka soo baxay shirka wadajirka ah ee labada urur ee EAC iyo SADC ayaa waxaa lagu magacaabay guddi ka kooban shan xubnood oo ah Madaxweynayaal hore kuwaasi oo ka shaqeyn doona xal u helidda arrinta DRC, waxaana ay kala yihiin:

1. Madaxweynihii hore ee Nigeria, Olusegun Obasanjo
2. Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta
3. Madaxweynihii hore ee South Africa, Kgalema Motlanthe
4. Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, Catherine Samba Panza
5. Iyo Madaxweynihii hore ee Ethiopia, Sahle-Work Zewde

{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka 24-03 2025.

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Faah Faahin Ciidamada Puntland oo Burburiyay Saldhigyadii ugu Muhiimsanaa Daacish.

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} Faah Faahin Ciidamada Puntland oo Burburiyay Saldhigyadii ugu Muhiimsanaa Daacish.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {24.03.2025}

Isniin 24, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :Muuse Ali Herrow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 24-3-2025.

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} “Dadkii nala tahriibay Qaarkood weey Geriyoodeen”Qaar kamid ah dhalinyaradii Dalka lagu soo celiyey.

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} “Dadkii nala tahriibay Qaarkood weey Geriyoodeen”Qaar kamid ah dhalinyaradii Dalka lagu soo celiyey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dareen sidee ah ayeey ka Qabaan Dagaalka AS Qeybaha kala Duwan ee Bulshada?

0

Isniin 24, March 2025 {HMC} Dareen sidee ah ayeey ka Qabaan Dagaalka AS Qeybaha kala Duwan ee Bulshada?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA