Home Blog Page 1114

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG DEG:- Raisul wasaare Xamse oo Furimaha hore ee Dagaalka tagi Doono.

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} WAR DEG DEG:- Raisul wasaare Xamse oo Furimaha hore ee Dagaalka tagi Doono.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 21-3-2025.

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Maxay ka dhigan tahay In millatariga ay la wareegaan Caasimada Suudan.?

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} Maxay ka dhigan tahay In millatariga ay la wareegaan Caasimada Suudan.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Turkiga oo war kasoo saaray Xariga Duqa Magaalada Istanbul.

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} urkiga oo war kasoo saaray Xariga Duqa Magaalada Istanbul.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabelle oo gaaray Degmada aadan yabaal.

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabelle oo gaaray Degmada aadan yabaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Soomaaliya Oo Dowladaha Masar, Qatar iyo Mareykanka ku Taageertay Xabad Joojinta Gaza

Jimco 21, March 2025 {HMC} – Ergeyga Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Abuukar Cismaan ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo weerarradii Israa’iil ay ku qaadday xarunta Qaramada Midoobay ee Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin.

Abuukar Baalle ayaa carrabka ku adkeeyay in Weerarka Israa’iil ee Gaza uu sababay dhimasho iyo burbur soo gaaray shacabka iyo hantidoodi, waxaana uu ku baaqay in si sharuud la aan loo joojiyo duqeymaha ay Israa’iil ay ka geeysaneyso magaaladaasi.

Intii lagu guda jiray fadhi Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay xaaladda Gaza iyo Bariga Dhexe, ayaa Wakiilka Soomaaliya wuxuu cambaareeyay in duulaanka qaawan ay Israa’iil ku qaaday Gaza, isagoo carrabka ku adkeeyay inay Israa’iil fasaxdo gargaarka bini’aadantinimo ee loo sido Shacabka magaalada ku nool.

“Ma haboona in wax gorgortan ah laga furo gaargaarka lagaarsiinayo shacabka, waxaan dalbanayaa in la dammaanad qaado in aan la carqaladeynin gargaarka galaya marinka Gaza si loo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan marinka.” Ayuu yiri Abuukar Baale.

Dhinaca kale, Danjire Abuubakar Cismaan waxa uu dib u soo cusboonaysiiyay baaqiisa ku aaddan xabbad-joojin deg-deg ah oo laga sameeyo Gaza, isagoo caddeeyay inay Dowladda Soomaaliya si buuxda u taageersan tahay dadaalka ay Masar, Qatar iyo Maraykanka ku bixinayaan in wada-xaajoodka xabad joojin waarta looga gaarayo xaaladda Marinka Gaza.

NISA Oo Faahfaahin Ka Bixisay Duqeymo Ay Ka Fulisay Deegaanka Sabiid iyo Caanoole

Jimco 21, March 2025 {HMC} – War kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay duqeymo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka Sabiid iyo Caanoole oo lagu bartilmaamaysaday horjoogayaal iyo dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al shabaab.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, oo howlgallo duqeyn ah oo ilaa lix gaaraya ka fuliyay nawaaxiga deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ay halkaas ku dileen 82 xubnood oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaadka Al shabaab, halka 19 kalana dhaawac culus lagu gaarsiiyay duqeynta.

Degaankaasi 24kii saac ee lasoo dhaafay waxaa dagaalo xoogan uu ku dhexmaray Al shabaab iyo ciidamada Dowladda oo markii dambe Kooxda lagu duqeeyay goobo ay degaankaasi kaga dhuumaleysanayeen.

War saxafaadeedka NISA ayaa lagu xusay in Howlgalladan lagu naafeeyay argagixisada oo ilaa iyo xalay soo gaaray uu yimid kaddib markii Ciidanka Hay’adda Sirdoonka ay heleen xogta koox Al shabaab ah oo isku dayay in ay carqaladeeyaan amniga deegaanka Sabiid iyo Caanoole.

“Hay’adda NISA, waxa ay markale dadka rayidka ah ku wargalineysaa in ay ka fogaadaan goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan Al shabaab ee bartilmaameedka u ah Ciidanka Qaranka” ayaa lagu soo gaba gabeeyay warka kasoo baxay Sirdoonka ee lagu faah faahiyay duqeymihii ka dhacay Sabiid iyo Caanoole.

{DAAWO MUQAALKA} Howlgalo ka dhan AS oo ka socda Furimaha hore ee Shabelada Dhexe.

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} Howlgalo ka dhan AS oo ka socda Furimaha hore ee Shabelada Dhexe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Suudaan oo Go’doomiyey RSF oo Dowladda ay Dagaal kula jirto.

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} Ciidamada Suudaan oo Go’doomiyey RSF oo Dowladda ay Dagaal kula jirto.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 21/3/2025

0

Jimco 21,March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA