Talaado 11 March 2025 {HMC} Nabadoonada ku geeriyooday Weerarkii Saakay ee Baladweyne.
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {11-03-2025}
Talaado 11, Mar 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiyare iyo Sahro Gabre
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Waa Maxay Dambiyo kala Duwan ee uu Wajahaya Madaxweynihii Hore ee Filibiin?
Talaado 11, March 2025 {HMC} Madaxweynihii hore ee Dalka Filibiin Rodrigo Duterte ayaa la xiray kaddib codsi ka yimid Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC oo ku eedeysay in uu geystay dambiyo kala duwan oo dalkaas ka dhacay sida hadalka loo dhigay.
Rodrigo Duterte ayaa warqadda xiritaankiisa loo gacangeliyay Booliiska Caalamiga ah ee Interpol isaga oo lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Manila sida ay ku xog-warrantay Wakaaladda Wararka Reuters oo ilo kala duwan soo xigatay.
Hoggaamiyaan oo dagaalka daroogada kusoo galay ololihii doorashadii dhacday sanadkii 2016kii ayaa marar badan ku dhawaaqay in uu fulinayo sharciga Dalkaas ee lagu soo afjarayo walxahaas dhibaatada ku ah dalkiisa inkasta oo dad badan lagu hoos dilay maamulkiisa.
Duterte ayaa horay isaga fogeeyay in uu ku lug leeyahay kiisaska dhacay ee sababtay in Maxkamadda ICC ay waaran soo xiris ah u jarto, waxaana 79 sano jirkaan uu sugayaa go’aanka maxkamadeed ee lagu qaado.
Kooxaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in Booliiska oo fulinaya amarka ku saabsan la dagaalanka Daroogada in ay dileen dad gaaraya 6,200 oo looga shakiyay walxahaas inkastoo Booliisku iska fogeeyay eedahaas.
Ciidanka Nisa oo Warm Kasoo Saaray Hoolgal ka Dhacay Shabeelaha Hoose
Talaado 11, March 2025 {HMC} Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay aagga deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen Xubna Ka TirsanaaAS, iyadoo la burburiyay gaadiid dagaal oo ay wateen.
Hoos ka Aqriso:

Dhacdo Argagax leh oo ka Dhacday Ismaamulka Kisumu
Talaado 11, March 2025 {HMC} Booliiska Kenya gaar ahaan waaxda dambiyada baarta ayaa dabagal ku haya xogta Gabar 19 jir ah oo magaceeda la qariyay oo dishay Adeerkeed oo isna jiray 41, dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Ong’eche sida wararku sheegayaan.
Inanta ayaa adeerkeed dishay kaddib markii isaga oo sarkhaansan uu isku dayay in uu xadgudub ku sameeyo balse Mindi u dhowayd ugu geysatay dhaawac halis ah oo ugu dambeyn u geeriyooday sida xogaha muujinayaan.
Gabadha oo ku jirtay sanadkii ugu dambeeyay ee Dugsiga Sare ayaa la nooleed Ayeeyadeed oo da’ ah oo aan ka difaaci Karin Adeerkaas damcay in uu sumad dil ku sameeyo sida ay muujiyaan macluumaad hordhac ah oo Booliiska uu helay.
Warar kale ayaa sheegaya in Gabadhu ay baxsatay dilka kaddib iyada oo ay ku raad-joogaan Hay’adaha ammaanka Dalka Kenya oo xogteeda iyo Sawirkeeda u gudbiyay goobaha la isaga kala gudbo si loosoo qabto.
Maydka Ninka ayaa la dhigay qaybta la dhigo Dadka dhinta ee Isbitaalka Hoose ee Ahero halkaas uu lagu marinayo baaritaan dheeraad ah si diiwaanka loo geliyo xogta rasmiga ah looga qoro warqadda muujinta dhimashadiisa.
Waa dhacdo layaab ah oo dhalisay Argagax iyo buuq badan, Booliiska ayaa dadka rayidka ah ka dalbaday in ay lasoo wadaagaan xogta eedeysanaha Baxsadda ah ee dishay Adeerkeed si su’aalo looga weydiiyo kiiskaas dhacay.
Maxaa ka Jiro in Ciidanka Puntland laga Mamnuucay Qaad?
Talaado 11, March 2025 {HMC} Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in muddo 11 cisho ah qaadka loo iib geeyo deegaannada dhaca Furimaha Dagaalka buuraleyda calmiskaad Gobolka Bari sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland Sarreeye Guuto Aadan Cabdi Xaashi.
Waxa uu sheegay in sababo amni dartood loo joojiyay muddo 11 maalmood, ciddii jabisa ama diidda amarkaasina la horgeynayo maxkamad si loola xisaabtamo sida uu hadalka u dhigay Taliyaha Ciidanka Difaaca DG Puntland.
Ciidanka Hilaac ee jooga Furimaha Dagaalka ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa dhul-baaxad weyn isku fidiyay iyaga oo difaacyo adag ka dhigtay deegaannada ay ku horfadhiyaan Daacish si ay uga qabsadaan deegaannadaas.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 11/3/2025
Talaado 11 March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN
UAE President Mohammed bin Zayed meets Somali President Hassan Sheikh in Dubai
Tuesday 11, March-2025 {HMC} United Arab Emirates President Mohammed bin Zayed Al Nahyan met with Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Monday during the latter’s working visit to the UAE.
The meeting, which took place at Qasr Al Bateen in Abu Dhabi, was attended by key UAE leaders, including Sheikh Mansour bin Zayed, Vice President and Deputy Prime Minister, and Sheikh Hamdan bin Mohammed, Crown Prince of Dubai and Minister of Defence.
The discussions focused on strengthening cooperation in various sectors, particularly on advancing development and stability in Somalia. President Mohamud expressed gratitude for the UAE’s ongoing support for Somalia’s development, highlighting the country’s role in Somalia’s progress.
While the official purpose of President Mohamud’s trip has not been disclosed, Somali government officials have commended the UAE’s contributions to enhancing Somalia’s security, suggesting that the visit may include diplomatic discussions on strengthening ties between the two countries.
Somali government to launch major operation against AS during Ramadan
Tuesday 11, March-2025 {HMC} Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre announced on Monday that the federal government will launch a major military operation against Al-Shabaab during the holy month of Ramadan.
The operation is part of the government’s ongoing efforts to combat the Al-Qaeda-linked militant group and reclaim territory controlled by the insurgents in south and central Somalia.
Prime Minister Barre called on the Somali people, particularly clans, scholars, and intellectuals, to support the government forces in their fight against Al-Shabaab. He also emphasized that the Somali nation is aware of the propaganda and fake news being spread by the militants, and the government will take action to prevent anything that undermines the country’s stability and security.
“In the coming days, I will lead the Somali people in a direct fight against Al-Shabaab,” Prime Minister Hamse stated.
Barre further highlighted the presence of both internal and external enemies working to divide the Somali people and prevent them from benefiting from the resources in their land and from their unity. He stressed the importance of overcoming these challenges to ensure a better future for the nation.
Somali officials have urged sustained military pressure to prevent Al-Shabaab from rebuilding its logistical network, while calling on international allies to continue supporting security operations. Despite losing territory in recent years, Al-Shabaab continues to carry out suicide bombings, assassinations, and large-scale attacks in urban centers.
Somalia to announce first oil production by 2026, minister says
Tuesday 11, March-2025 {HMC} Somali Minister of Petroleum and Mineral Resources, Dahir Shire Mohamed, announced that the majority of oil exploration conducted by the Turkish company in Somalia has been completed, and Somalia could announce its first oil production by the end of this year or early 2026.
In an interview with VOA, Minister Mohamed explained that oil exploration is currently underway in the Mareeg and Harardheere areas, and will extend to the coast of Hobyo District in Southern Mudug. He confirmed that the Turkish exploration ship operating in Somali waters will complete its exploration activities by April.
When asked about the potential impact of Somalia’s oil production on climate change and security, the minister revealed that experts are working on these issues, and the ministry is prepared to engage with them.
An oil drilling ship currently stationed in the Black Sea is awaiting the completion of the exploration before it heads to Somalia to begin drilling activities.
Minister Mohamed also acknowledged the challenges faced in oil exploration, particularly the illegal ships operating in Somali waters. He explained that these ships’ nets sometimes interfere with the exploration equipment, presenting additional hurdles to the process.
Turkey began its oil exploration efforts in Somalia in October 2024 using the research vessel Oruc Reis. The exploration is part of a cooperation agreement between Turkey and Somalia that was signed in March 2024.



