Home Blog Page 1149

{DAAWO MUQAALKA} Howlgalo khasaaro lagu gaarsiiyay AS oo ka dhacay SH-Hoose iyo Mudug.

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} Howlgalo khasaaro lagu gaarsiiyay AS oo ka dhacay SH-Hoose iyo Mudug.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Jaadka oo laga joojiyay Ciidamo ku sugan furimaha hore ee Dagaalka.

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} Jaadka oo laga joojiyay Ciidamo ku sugan furimaha hore ee Dagaalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Ciidamada dowlada iyo kuwa degaanka oo dagaal culus ku qaaday AS

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} FAAH FAAHIN Ciidamada dowlada iyo kuwa degaanka oo dagaal culus ku qaaday AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wararkii ugu Dambeeyay Weerarkii Ka Dhacay Baladweeyn

Talaado 11, March 2025 {HMC} Gaariga laga soo Buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu Weeraray Hotel ka qaahira oo ku yallo Xaafada Howl wadaag ee Magaalada Baladweyne oo ay daganaayeen Saraakiil Ciidan Siyaasiyiin iyo odayaal dhaqan,

Qaraxa kadib Dableey hubeeysan oo ka tirsan Kooxda AS ayaa Gudaha hotelka galay kuwaasi oo illaa hadda ka Dagaalamaya,

Ciidamada Amaanka ayaa Doonaya ineey soo Afjaraaan Kooxdii ka tirsaneeyd AS ee Gudaha hotelka ka Dagaalamaya, Inkasto Aanan la Ogeeyn Khasaaraha inta uu la eg yahay hadane waxaa jira Meeydad dhaawacyo laga soo saaray hotelka,

Dadka Dhintay Waxa ka Mid ah. Nabadoon Adan Raxajecel, Nabadoon Mohamed Osman Ileynaa,  Adan Mohamed Alasow Indhabur  Iyo Taliye Galaangashe.

Xiliga uu weerarkan Dhacayey kohor waxaa meesha shir ku yeeshay Saraakiisha iyo Odayaasha dhaqanka Dega Galbeed Gobolka Hiiraan waxaana ay ka wada hadlayeen sidii AS ay ugu Saari lahaayeen Degaanadooda,

Masuuliyiinta ku shirayey Hotelka Qaahira ayaa Diyaarinayey Ciidamo macawiisleey ah oo la Dagaalamo Kooxda AS waxaana ay wadeen Abaabul ay Deegaanadooda ugu Saarayaan,

Xaalada Magaalada Baladweyne ayaa Maanta Ah mid Kacsan waxaana la xiray wadooyinka Muhiimka si looga hortago Weeraro kale.

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa khasaara ah oo ka dhashay Qaraxyada Baladweyne?

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} Maxaa khasaara ah oo ka dhashay Qaraxyada Baladweyne?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay ee Qaraxyada Baladweyne.

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay ee Qaraxyada Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Guddiga Doorashooyinka Qaranka “Ururka aan guddoonsiinay shahadada ah, wuxuu soo buuxiyay dhammaan

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} Guddiga Doorashooyinka Qaranka “Ururka aan guddoonsiinay shahadada ah, wuxuu soo buuxiyay dhammaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gudaha Hotelka uu ka Socda Dagaalka Baladweyne

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} Gudaha Hotelka uu ka Socda Dagaalka Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {11.03.2025}

Talaado 11, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Dad isku Qooys ah oo Qasaare kasoo Gaaray Duqeyn Diyaaradeed.

0

Talaado 11 March 2025 {HMC} Dad isku Qooys ah oo Qasaare kasoo Gaaray Duqeyn Diyaaradeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA