Home Blog Page 1483

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo lagu qabtay dagaalkii Shalay ka dhacay Doolow oo la wareejiyay.

0

24, Dec 2024 {HMC} Ciidamo lagu qabtay dagaalkii Shalay ka dhacay Doolow oo la wareejiyay.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Hay’adda Duulista Rayidka oo baaritaan ku hayso diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo.

Talaado 24, Dec 2024 {HMC} Warsaxafadeed kasoo baxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Shalay maamulka Jubbaland uu garoonka diyaaradaha Kismaayo ka afduubtay diyaarad ay laheyd shirkadda Halla Airlines, islamarkaana sidoo kale qasab lagula wareegay nidaamkii is gaarsiinta diyaaradaas.

Waxaa sidoo kale Warsaxafadeedka Hay’adda lagu sheegay in diyaaradaasi Jubbaland si xoog ah ugu afduubtay degmada Doolow, taasoo lagu qaaday ciidan iyo masuuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Hay’addu waxay sidoo kale tilmaamtay in falkii Shalay ka dhacay Kismaayo uu sababay cabsi ku aadan in diyaaradihii u safri lahaa Kismaayo ay saaka ku dhiiran waayeen safaradoodii u qorshaysnaa ee magaalada Kismayo, taasoo saameyn xoog leh ku yeelatay dadkii maanta u kala safri lahaa Kismaayo iyo Muqdisho.

Warka kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka ayaa kusoo aadaya, iyadoo maamulka shirkada diyaaradda Halla Airlines ay dhankooda goor sii horeysay oo maanta ah ay shaaciyeen in diyaarad ku soo socotay Muqdisho si qasab ah loogu duuliyay degmada Doolow ee gobolka Gedo, kadib markii uu ku qasbay maamulka Jubbaland.

Dhacdadaan oo ugub ku ah dalka ayaa kusoo aadeysa, iyadoo uu sii kordhaayo khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda fedaraalka Soomaaliya, kaasoo ka dhashay doorashadii uu bishii lasoo dhaafay Kismaayo ku qabsaday Axmed Madoobe.

HOOS KA AKHRISO

{DAAWO MUQAALKA} Shirka Qurba joogta Soomaaliyeed oo War laga Soo saaray

0

24, Dec 2024 {HMC} Shirka Qurba joogta Soomaaliyeed oo War laga Soo saaray

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay sanadkasta dadka reer banaadiriga u sameeyaan halkaan Arin?

0

24, Dec 2024 {HMC} Maxay sanadkasta dadka reer banaadiriga u sameeyaan halkaan Arin?

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Danbeeyay 24-12-2024.

0

24, Dec 2024 {HMC} Wararkii Ugu Danbeeyay 24-12-2024.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Aweys-alqarni ducadiisa waa la aqbalaa sidaas ayaan sanad walbo u siyaaranaa…

0

24, Dec 2024 {HMC} Aweys-alqarni ducadiisa waa la aqbalaa sidaas ayaan sanad walbo u siyaaranaa…

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Yaa bixiyay Amarka lagu joojiyay diyaaradihii Aadi jiray Kismaayo?

0

24, Dec 2024 {HMC} Yaa bixiyay Amarka lagu joojiyay diyaaradihii Aadi jiray Kismaayo?

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Danbeeyay 24-12-2024.

0

Talaado 24, Dec 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn. 

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Cal Balcad ‘Raali gelin ayay ka bixisay Itoobiya dulaankii shalay ka dhacay Dooloow”

0

24, Dec 2024 {HMC} Wasiir Dowlaha Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaali Cal Balcad ayaa Yiri  ‘Raali gelin ayay ka bixisay Itoobiya dulaankii shalay ka dhacay Dooloow”

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Somalia’s Ambassador to Pakistan Officially Presents Credentials.

0

Pakistan– 24, Dec 2024 {HMC} The Ambassador of the Federal Republic of Somalia to Pakistan has officially presented his credentials to the President of Pakistan, His Excellency Mr. Asif Ali Zardari, in a formal ceremony held in Islamabad.

This significant occasion marks the commencement of his diplomatic mission, dedicated to strengthening bilateral relations and fostering closer cooperation between Somalia and Pakistan.

The Ambassador expressed his profound gratitude to His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, and the leadership of Prime Minister Hamza Abdi Barre, for entrusting him with the honorable responsibility of representing Somalia on the global stage.

He also conveyed his appreciation to all leaders and colleagues whose support and guidance have been instrumental in this appointment. The Ambassador reaffirmed his commitment to advancing Somalia’s diplomatic priorities and contributing to the shared aspirations of both nations.