Home Blog Page 1486

Dhuusomareeb. Nin Dilay Sargaal Ciidan oo Lasoo Qabtay

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC}  Ciidamada ammaanka maamulka Galmudug ayaa goordhaw gacanta kusoo dhigay nin loo heysto inuu xalay dil u geystay L/Xidigle Xasan Quuri oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya, qeybta Galmudug.

Dilkaas ayaa xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana howlgal saakay ay fuliyeen ciidamada amniga ugu suurto gashay in gacanta kusoo dhigaan ninkii dilka geestay oo isku dayayay in uu ka baxsado laamaha amnifa.

Taliyaha saldhigga booliiska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Nuur Cilmi oo goordhaw la hadlay Warbaahinta , ayaa sheegay in gacanta kusoo dhigeen dilaaga, waxa uuna xusay in ay ku socdaan baaritaan si deg deg ahna caddaaladda loo horgeyn doono.

Dowlad goboleedka Galmudug, ayaa inta badan askarta iyo dadka kale ee dilalka geesta waxaa loo soo qabtaa si deg deg ah, waxaana lagu fuliyaan xukunno dil ah oo ku ridaan maxkamadaha halkaasi kuyaalla.

{DAAWO MUQAALKA} Meydka qof aan wali la garan ehelkiisa oo laga helay Wabiga Baladweyne.

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC} Meydka qof aan wali la garan ehelkiisa oo laga helay Wabiga Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ayaan Cali oo kamid ah ardayda Garbahaarey oo fariin gaar ah u dirtay DFS

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC}   Ayaan Cali oo kamid ah ardayda Garbahaarey oo fariin gaar ah u dirtay DFS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dowlada soomaaliya oo joojisay Duulumaadkii jubbaland Manta.

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC}  Dowlada soomaaliya oo joojisay Duulumaadkii jubbaland Manta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Galmudug oo soo bandhigtay Nin Xalay dhuusamareeb ku dilay sargaal boolis ah.

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC}   Galmudug oo soo bandhigtay Nin Xalay dhuusamareeb ku dilay sargaal boolis ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Hay’adaha amaanka oo Gacanta ku dhigay Nin Sargaal Boolis ah dhuusamreeb ku dilay

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC}  Hay’adaha amaanka oo Gacanta ku dhigay Nin Sargaal Boolis ah dhuusamreeb ku dilay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Masar oo qeeyb ka noqoneeyso Howlgalka Cusub ee Soomaaliya

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC} Masar oo qeeyb ka noqoneeyso Howlgalka Cusub ee Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {24.12.2024}

Talaado 24, DEC 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Dilka Hogaamiye Caan ah oo war cusub laga Saaray

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC}  Dilka Hogaamiye Caan ah oo war cusub laga Saaray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Gedo “Gacmaha kama Qabsaneeyno Duulaanka Dowlada Soomaaliya

0

Talaado 24, DEC 2024 {HMC}   Gudoomiyaha Gedo “Gacmaha kama Qabsaneeyno Duulaanka Dowlada Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA