Home Blog Page 1585

Axmed Madoobe oo sheegay in uu wadahadal la bilaabi doono dowladda federaalka Soomaaliya

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa isaga oo jeedinayay khubadiisa musharraxnimo ee doorashada lagu muransan yahay ee la filayo in ay berri ka dhacdo Kismaayo waxa uu sheegay in uu qorsheynayo in uu dib usoo celiyo wadashaqayntii ay Jubbaland la lehayd dowladda federaalka Soomaaliya.

“Waxaa jir aoqodobo aan isku haynay, laakiin waxaan diyaar u nahay hadii aad i doorataan mudane gudoomiye iyo xildhibaano, inaan isku dayayo bal inaan dowladda federaalka ka wadashaqayno oo dib ugu soo noqono miis wadahadal ,” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Maamulka Jubbaland ayaa 10 kii bishan Novermber waxa ay sheegeen in ay xiriirka u jareen dowladda federaalka Soomaaliya.

{DAAWO MUQAALKA} Afayeenka W-Gaashaandhiga oo u sheegay ciidanka furimaha ku sugan xeelad ay kaga guulaysan karaan AS

0
Axad Nov 24, 2024 {HMC}  Afayeenka W-Gaashaandhiga oo u sheegay ciidanka furimaha ku sugan xeelad ay kaga guulaysan karaan AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Go back

Your message has been sent

Warning
Warning
Warning
Warning

Warning.

 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Cirka Soomaaliya

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Ciidamada Cirka Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} ATMIS oo War xasaasi ah kasoo saartay Khilaafka u dhaxeeya DFS iyo Jubbaland

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee xilligan u dhaxeeya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} DF ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} DF ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka.

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka.

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN

{DAAWO MUQAALKA} Khudbadii Axmed Madoobe Muuxuu kaga Hadlay.?

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Khudbadii Axmed Madoobe Muuxuu kaga Hadlay.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Meelbaa ixanuunta markaa maqlo musharaxiin leh guddigu cadaalad maaha” G.G.D jubaland.

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Meelbaa ixanuunta markaa maqlo musharaxiin leh guddigu cadaalad maaha” G.G.D jubaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Barlamaanka jubaland oo baaq u diray xildhibaanada Jubalad.

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Gudoomiyaha Barlamaanka jubaland oo baaq u diray xildhibaanada Jubalad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Anigoo gurigeyga joogo ayaa laygu dhahay Xildhibaan ayaad tahay,

0

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Anigoo gurigeyga joogo ayaa laygu dhahay Xildhibaan ayaad tahay,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA