Home Blog Page 1774

Madaxweyne Biden oo ka hadlay dilka hogaamiyihii Xamaas

0

Jimco 18-Oct-2024 {HMC} Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa bayaan uu soo saaray ku bogaadiyay dilka hoggaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar.

“Tani waxay maalin wanaagsan u tahay Israa’iil, Maraykanka iyo caalamkaba,” ayuu Biden ku yidhi bayaan qoraal ah.

“Waxaan dhawaan la hadli doonaa Ra’iisul Wasaare Netanyahu iyo madaxda kale ee Israa’iil si aan ugu hambalyeeyo, si aan uga wada hadalno dariiqa loo marayo dadka la haysto ee lagu soo celinayo qoysaskooda, iyo sidii loo soo afjari lahaa dagaalkan sababay burbur badan oo soo gaaray dad aan waxba galabsan. ” ayuu sii raaciyay.

Joe Biden waxa uu intaa ku daray inay rajadiisu tahay in hadda ay fursad u tahay in la eego tillaabooyinka xiga ee Gaza ka dib dhimashadii Sinwar.

“Hadda waxaa jirta fursad lagu gaari karo heshiis siyaasadeed oo siinaya mustaqbal wanaagsan Israel iyo Falastiin si isku mid ah. Yahya Sinwar wuxuu ahaa caqabad aan laga gudbi karin si loo gaaro dhammaan yoolalkaas. Caqabadaas hadda ma jirto. Laakiin shaqo badan ayaa ina hor taal,” ayuu yiri Biden.

Netanyahu oo u digay Xamaas ka dib dilkii Yahya Sinwar

0

Jimco 18-Oct-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka hadlay dilka hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar isagoo yiri, “Tani waa bilawga maalinta xigta ee Xamaas.”

“Argagixisada waxaa soo gaartay dharbaaxo culus, laakiin hawsha ina hortaala weli ma dhammaan,” ayuu yiri Netanyahu oo ka hadlayey farriin muuqaal ah oo la duubay.

Netanyahu ayaa dilka Sinwar ugu yeeray “Waqti muhiim u ah dagaalka,” isagoo u sheegay dadka deggan Gaza inay “fursad” u tahay ugu dambeyn iney ka xoroobaan Xamaas.

Wuxuu ammaanay ciidamadii fuliyay howlgalka lagu dilay Sinwar, wuxuuna u sheegay qoysaska la haystayaasha weli lagu haysto Gaza inay ka go’an tahay in Israa’iil ay sii wado dedaalka guryahooda loogu soo celinayo.

Netanyahu ayaa uga digay hogaamiyayaasha kale ee Xamaas in la baabi’in doono, wuxuuna ugu baaqay kuwa haysta la haystayaasha Israa’iil inay hubka dhigaan oo ay soo celiyaan la haystayaasha, isagoo sheegay in ciddii sidaas yeesha loo oggolaan doono inuu baxo oo noolaado.

“Hadda way u caddahay qof walba, Israa’iil iyo adduunkaba, sababta aan ugu adkaysanaynay inaanan joojinayn dagaalka,” ayuu yiri Netanyahu.

Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen afhayeenka ciidamada Israel iyo hay’adda amniga gudaha ee ShinBet ayaa lagu sheegay in hogaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar la dilay intii uu socday howlgal ka dhacay koonfurta marinka Gaza.

“Ciidan ka tirsan guutada 828-aad, oo ka hawlgalay deegaanka Gaza, waxay ogaadeen oo meesha ka saareen saddex argagixiso oo ku jiray Sinwar” ayaa lagu yiri bayaanka.

Sida fudud ee Sinwar loo dilay ayaa lama filaan iyo yaab ku noqotay Israel iyo caalamka intiisa kale, wuxuuna geeriyooday isagoo watay qori rasaas iyo bambooyin lana dagaalamaya ciidamada Israel taasoo khilaafsan filashadii ay qabeen dad badan oo aheyd inuu ku dhuumanayo god ama tunel.

Israel oo ku dhawaaqday in la dilay Yahya Sinwar.

0

Jimco 18-Oct-2024 {HMC} Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil ayaa sheegay in la dilay hoggaamiyihii dhawaan loo magacaabay Xamaas ninka lagu magacaabo Yahya Sinwar

Hadal uu soo saaray ayuu Wasiirku ku sheegay in ciidamada Israa’iil ay Qaza ku dileen hoggaamiyihii Xamaas ka dib iska horimaad ay la galeen  isaga iyo dagaalyahano la socday.

Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen afhayeenka ciidamada Israel iyo hay’adda amniga gudaha ee ShinBet ayaa lagu sheegay in hogaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar la dilay intii uu socday howlgal ka dhacay koonfurta marinka Gaza.

“Ciidan ka tirsan guutada 828-aad, oo ka hawlgalay deegaanka Gaza, waxay ogaadeen oo meesha ka saareen saddex argagixiso oo ku jiray Sinwar” ayaa lagu yiri bayaanka.

Sida ay Al Jazeera ka soo xigatay raadiyaha ciidanka Israa’iil hoggaamiyaha Xamaas, Yaxye Sinwar ayaa iska horimaad la galay oo la-dagaallamay ciidanka Israa’iil isagoo uu weheliyay sarkaal kale , iyadoo iska horimaadka uu ka dhacay aagga Tal Al-Sultan oo ka tirsan Rafah.

Ma jirto hadal ka soo baxay dhinaca Xamaas oo geerida iyo nolasha Yaxye Sinwar.

Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Israa’iil ay si kadis ah ula kulmeen sadex dagaalyahan oo dhaqdhaqaaq ka waday dhisme ku dhow goob ay joogeen kuwaasoo uu ku jiray Yahya Sinwar, taangiyada Israel ayaana duqeeyey dhismaha markii ay rasaas ka soo dhacday

Ciidamada Israel ayaana dayuuradaha wax basaasa u diray dhismaha la duqeeyey halkaasoo ay ku arkeen meydka Sinwar iyo ragii la socday oo ku dhex jira Burburka

Sirdoonka Israa’iil ayaa qirtay inaysan waxba ka ogeyn goobta inuu joogay Yaxye Sinwar ayna lama filaan ku noqotay in si sahal ah goobtaas loogu dilay

Baaritaan DNA ah oo lagu sameeyey meydkiisa ayey Israel ku xaqiijisay in Sinwar la dilay.

Yahya Sinwar waxa uu ku dhashay xerada qaxootiga ee Khan Younis ee koonfurta Gaza sanadkii 1962-kii.

Qoyskiisu waxay ahaayeen qaxooti ka yimid Majdal Askalan, ka dib abuuritaankii Israa’iil 1948-kii.

Sinwar ayaa 22 sano oo noloshiisa ka mid ah ku qaatay xabsiyada Israa’iil, isaga oo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay afduubka iyo dilka laba askari oo Israa’iili ah 1988-kii. Waxa la sii daayay 2011-kii iyada oo qayb ka ahayd heshiis maxaabiis isdhaafsi ah.

Qiimayn ay samaysay dawladda Israa’iil oo ay ku samaysay sannadihii uu xidhnaa waxa ay ku tilmaantay nin aan naxariis lahayn oo mayal adag.

Wakhtigii uu xabsiga ku jiray ayuu u isticmaalay si uu luqadda Cibraaniga si fiican ugu hadlo.

Sinwar waxa uu Ismail Haniyeh ku badalay hogaamiyihii Xamaas ee Gaza 2017. Waxa uu noqday hogaamiyaha kooxda kadib markii Israel ay dishay Haniyeh bishii July.

Kadib weerarkii 7-dii October ka dhacay koonfurta Israa’iil, kaasoo ay eedeeysay inuu ka dambeeyay, millatariga Israa’iil waxay ku tilmaameen “Meyd socda”.

Yahya Sinwar waa Mid ka mid ahaa ragga sida weyn ay Israa’iil u raadineysay lama arag tan iyo markii uu billowday dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas 7-dii Oktoobar, 2023-kii.

Israel ayaa aaminsan in Yahya Sinwar uu yahay maskaxdii ka dambeysay weerarkii xoogaga Xamaas ku galeen dhulalka la heysto ee Israel 7dii Oktoobar 2023 kaasoo lagu dilay dad israailiyiin ah oo ka badan 1200 lagu qafaashay boqolaal kale.

Waxaa loo arkayey in uu ka mayal adag yahay hogaamiyihii ka horeeyay la macaamilka Israa’iil, wuxuuna  jeclaa iskaashiga  iyo xiriir dhow oo uu la yeesho Iran iyo kooxaha Islaamiyiinta ah ee xulafada la ah sida Xisbullah.

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamad ku taal Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Ey.

0

Khamiis 17-Oct-2024 {HMC} Maxkamadda degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa maanta  dil toogasho ah ku xukuntay Ey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Suicide bomber kills 7 in Somali capital

0

Thursday 17,  Oct 2024 {HMC} Police in Somalia say a suicide bomber killed at least seven people Thursday when he detonated an explosives-laden vest in front of a crowded restaurant in the capital, Mogadishu.

Somali police said the attack occurred around 3:30 p.m. local time, stating that the suicide blast occurred in front of a restaurant near the city’s main police facility.

“The attack carried out by a suicide bomber targeted a resting shade in front of a café near the School Polizia Facility, killing at least seven people and six others were injured,” said a statement from the police. It said the casualties included police officials and civilians.

Witnesses said among those killed was a famous Somali comedian, Sugal Abdulle, and a police officer in charge of the security of Turkish-built Yardim Eli specialist hospital in Mogadishu.

“The suicide bomber blew himself in the middle of civilians and members of the police officers, staying under trees in front of the restaurant,” Osman Nur Aden, a witness told VOA Somali.

The location of the attack is also near the city’s heavily secured international airport that is home to some foreign embassies, and U.N. and African Union bases.

The attack also came during a visit to the city by the United Nations Under-Secretary-General Rosemary A. DiCarlo.

The Somali National News Agency, SONNA, reported that Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with DiCarlo Thursday at the presidential palace.

“The meeting focused on further strengthening the longstanding partnership between Somalia and the United Nations, while exploring ways to accelerate UN efforts in support of Somalia’s priorities,” a government statement said.

No group has so far claimed responsibility for the bombing, but the police said it “has the hallmarks of al-Shabab” even without a formal claim.

The Islamist militant group has launched assaults and suicide bombings against dozens of public gathering spots in Mogadishu over the past 15 years.

SOURCE VOA

Israel says it has killed Hamas leader Yahya Sinwar in Gaza

0

Thursday 17,  Oct 2024 {HMC} Israel announced Thursday it killed Hamas leader Yahya Sinwar, the architect of the militants’ October 7, 2023, terror attack that sparked the Gaza war.

Israeli forces — apparently by chance and without knowledge of Sinwar’s location — encountered him and two other militants in a southern Gaza building and opened fire. Israel almost immediately suspected it had killed the 61-year-old Sinwar but only confirmed it after hours of investigation, including checking his DNA and dental records.

“Mass murderer Yahya Sinwar, who was responsible for the massacre and atrocities of October 7, was killed today by IDF soldiers,” Israeli Foreign Minister Israel Katz said in a statement.

Katz called Sinwar’s killing a “military and moral achievement for the Israeli army.”

“The assassination of Sinwar will create the possibility to immediately release the hostages and to bring a change that will lead to a new reality in Gaza — without Hamas and without Iranian control,” he said.

Who is Yahya Sinwar?

But the immediate impact of Sinwar’s death was uncertain. Talks for a cease-fire in the Gaza fighting have been stalemated for months, with both Hamas and Israel balking at the details in any halt to the conflict.

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, in a recorded video statement in Hebrew following Sinwar’s death, told Gaza residents, “He ruined your lives,” saying it was their chance to get rid of his tyranny.

“Today, evil took a heavy blow — the mission ahead of us is still unfinished,” Netanyahu said. He characterized Sinwar’s death as “an important milestone in the sunset of Hamas’ rule in Gaza.”

U.S. President Joe Biden said in a statement, “This is a good day for Israel, for the United States, and for the world.”

He added, “There is now the opportunity for a ‘day after’ in Gaza without Hamas in power, and for a political settlement that provides a better future for Israelis and Palestinians alike. Yahya Sinwar was an insurmountable obstacle to achieving all of those goals. That obstacle no longer exists. But much work remains before us.”

SOURCE VOA

Waa kuma Abwaan Sugaal Cabdulle oo Maanta lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho?

Khamiis 17-Oct-2024 {HMC} Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar oo maanta ku geeriyooday qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa kamid ahaa abwaannada Soomaaliyeed oo caan ku ah curinta maansooyinka noocyada kala duwan sida gabayga, geeraarka, iyo jiiftada.

Waxa uu sidoo kale curiyey riwaayado iyo heeso badan.

Mid ka mid ah riwaayadaha uu curiyey waa “Magaalo Joog Xumo,” taas oo si weyn loogu yaqaan, waxaana dadka Soomaaliyeed ay si wadajir ah u aqoonsan yihiin tayada iyo qiimaha ay leedahay. Sugaal Cabdulle Cumar wuxuu ka mid ahaa kooxda Heegan, oo ahayd mid ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliya.

Abwaanku wuxuu si qoto dheer u jecelaa in Soomaaliya ay hesho nabad, waxaana cadeyn u ah in uu weligiis ku noolaa wadanka, inkastoo ay jiraan dhibaatooyin kala duwan oo uu la kulmay.

Sugaal Cabdulle Cumar wuxuu ku dhashay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo uu ku bilaabay fanka iyo curinta, isagoo xilligaas ku ciyaari jiray dhaanto. Kadib, wuxuu u soo ambabaxay Muqdisho, halkaasoo uu ka mid noqday kooxda Heegan, oo uu madax u ahaa allaha u naxariisto Cabdi Bashiir Indha Buur.

Abwaanku maansooyinkiisa waxaa ka muuqan jiray sida uu bulshadiisa ula jeclaa wanaaga, waxaa kamid ahaa “Qabyaaladda Waa Lagu Caloobaa” iyo “Anigu Soomaali Baan Ahay”.

Sugaal Cabdulle Cumar sidoo kale wuxuu ka soo jeedaa qoys hal abuur leh, isaga oo Ayeeyda Hooyadiisa Barni Deyr, iyo Aabihiisa Cabdulle Cumar ay ahaayeen Maanso yahanno, halka ay walaalo ahaayeen Liiban Cabdulle Cumar iyo Gallad Cabdulle Cumar, oo labaduba leh hal abuur heer sare ah.

UN agencies vow to scale up investments to boost food production in Somalia

0

Thursday 17,  Oct 2024 {HMC} The United Nations agencies on Wednesday expressed commitment to helping Somalia increase investments to boost food production as the country marked World Food Day.

The Ministry of Agriculture and Irrigation, in partnership with the UN Food and Agriculture Organization (FAO) and the World Food Program (WFP), held a joint event in Mogadishu, the capital of Somalia, to spotlight on how food heroes are transforming the country’s agrifood systems in line with the 2024 World Food Day theme “Right to Food for a Better Life and a Better Future: Leave No One Behind.”

Etienne Peterschmitt, FAO Somalia country representative, said FAO is committed to supporting the government and people of Somalia in increasing agricultural production, building long-term resilience, and ensuring the right to food for a better future and life for all.

“With the growing impacts of climate change and a rising global population, it’s more urgent now than ever to safeguard our planet to ensure sustainable food production,” Peterschmitt said in a joint statement issued in Mogadishu.

El-Khidir Daloum, WFP’s representative and country director in Somalia, said the country is continuously at a crossroads, where communities face climate shocks, risking both lives and livelihoods before beginning the long process of recovery.

“That’s why WFP is increasingly focusing on interventions that put resilience and climate-smart food systems at the heart of our work, aiming for a more sustainable, self-reliant, and brighter future for Somalia,” he added.

Somalia has experienced a series of recurrent and devastating shocks in recent years, including severe flooding and prolonged drought, which have destroyed livelihoods, according to the UN.

This year’s World Food Day was marked amid forecasts of an 80 percent probability of La Nina conditions, which has left the country faced with the looming threat of yet another drought, typically bringing below-average rainfall and soaring temperatures.

The UN agencies have issued a stark warning following the latest Integrated Food Security Phase Classification (IPC) analysis which reveals that 4.4 million people will experience crisis levels of hunger (IPC3+) between October and December.

Mohamed Abdi Hayir, Somali minister of Agriculture and Irrigation, reaffirmed the government’s commitment to ensuring that all Somalis have access to safe and nutritious food. “We are working relentlessly to strengthen our agricultural systems, promote sustainable farming practices, and support our farmers and communities,” he said.

Through national programs and strategic partnerships, the government aims to increase local food production, build resilience against climate shocks, and secure a healthier, food-secure future for every Somali, said the minister.

World Food Day is celebrated every year on Oct. 16 to gather support and share actions to achieve the UN Sustainable Development Goal 2 of zero hunger.

SOURCE 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka

0

Khamiis 17 -Octo-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Waxaa Caawa Warka So Jeedinaayo Wariye: Shugri Baryare Maxamuud

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY

Elevated heat stress to scorch at least 6 Horn of Africa countries

0


Thursday October 17, 2024

Rising temperatures are set to elevate heat stress levels in several countries in the Horn of Africa, the Climate Prediction and Applications Center (ICPAC) of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), a regional bloc, said on Wednesday.

 

Thursday 17,  Oct 2024 {HMC} Rising temperatures are set to elevate heat stress levels in several countries in the Horn of Africa, the Climate Prediction and Applications Center (ICPAC) of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), a regional bloc, said on Wednesday.

The ICPAC noted in its latest forecast that the heat stress would happen in at least six countries.

“Cautionary heat stress levels are expected in most parts of Sudan, South Sudan, and parts of Eritrea and Ethiopia, central to southern Somalia and north-western and eastern Kenya,” the ICPAC said.

The temperatures are expected to rise up to 38 degrees Celsius in some of the affected countries, with warmer-than-usual temperatures forecast for most parts of the Greater Horn of Africa region in the coming weeks, according to the ICPAC.

The Horn of Africa is increasingly experiencing climatic anomalies that range from higher and lower than normal temperatures to drought and heavy rains due to climate change effects.

The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) and IGAD noted that adverse weather events affect food security, with some 67 million people risking starvation in the Horn.

The United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs said up to 49 billion U.S. dollars is needed to assist 187 million people in need of humanitarian assistance globally. ■