Home Blog Page 1811

{DAAWO MUQAALKA} Shir looga hadlaayay xaaladaha ay sababaan fatahaadaha iyo abaaraha

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Shir looga hadlaayay xaaladaha ay sababaan fatahaadaha iyo abaaraha

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa Ka Hortaagan Shacabka Garowe In Qof Iyo Cod Ku Doortaan Maayarka Magaalada?

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Maxaa Ka Hortaagan Shacabka Garowe In Qof Iyo Cod Ku Doortaan Maayarka Magaalada?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Hirshabelle oo ku Guuldareysatay in ay Baajiso Munaasabada Hiiraan State oo Baladweyne lagu qabtay

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Hirshabelle oo ku Guuldareysatay in ay Baajiso Munaasabada Hiiraan State oo Baladweyne lagu qabtay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Shiinaha oo ka carooday hadal ka yeeray Madaxweynaha Taiwan.

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Shiinaha oo ka carooday hadal ka yeeray Madaxweynaha Taiwan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

FAAH-FAAHIN; dagaal culus oo dhex-maray Ciidamada Itoobiya iyo kooxda AS

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada Itoobiya iyo AS oo xalay ka dhacay duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool, kaas oo dhaliyay khasaare xoogan.

Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan kooxda AS ay weerar ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Itoobiya, waxaana kadib xigay dagaal foolka fool ah oo u dhexeeyay xoogagii weerarka qaaday iyo ciidamada Itoobiya.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in dagaalka uu qaatay saacado badan, isla markaana la’isku adeegsaday hub culus, kaas oo dhaliyay khasaare xoogan.

Sidoo kale ciidamada Itoobiya ayaa dhankooda adeegsaday madaafiic, iyaga oo duqeeyay goobaha laga soo weeraray, waxaana ay sheegeen inay iska difaaceen weerarka uga yimid AS.

Ciidamada ayaa ka baxay saldhiggooda, iyaga oo kadib howlgallo ka sameeyay aagga degmada Waajid ee gobolja Bakool.

AS ayaa dhankeeda guul ka sheegatay dagaalkaasi, waxayna shaacisay in weerar ay ku beegsatay saldhig ku yaalla Waajid, ayna ku dishay askar Itoobiyaan ah, sidoo kalena ay hub kasoo furatay.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana goobaha lagu dagaalamay ku sugan ciidamadaItoobiya iyo kuwa Xoogga dalka oo haatan dhaq-dhaqaaqyo ka wada halkaasi.

Waajid ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay weeraro ku hayay Shabaab oo todobaadyadii lasoo dhaafay beegsatay saldhig ay degmadaas ku leeyihiin ciidanka Itoobiya ee qayta ka ah ATMIS iyo kuwa dowladda Soomaaliya

{DAAWO MUQAALKA} Ra’iisul Wasaare Najib Mikati “Dagaalka Bariga Dhexe wuu ka halis badan yahay kii 2006”

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare Najib Mikati “Dagaalka Bariga Dhexe wuu ka halis badan yahay kii 2006”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {12.10.2024}

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo::Yaasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Aas aaskii Hiiraan State oo si weyn looga xusay Baladweyne.

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Aas aaskii Hiiraan State oo si weyn looga xusay Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dalkeenna mar danbe cidi ma soo hawaysanayso” Ciidamada Cirka Soomaaliya

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Dalkeenna mar danbe cidi ma soo hawaysanayso” Ciidamada Cirka Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa kasoo kordhay maxkamadeynta wiil Soomaali ah ee Sweden ku dilay saaxiibtiisii uurka u lahayd

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Maxaa kasoo kordhay maxkamadeynta wiil Soomaali ah ee Sweden ku dilay saaxiibtiisii uurka u lahayd

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA