Home Blog Page 219

Ciidamada Mareykanka oo hoos u dhigay daahfurnaanta howlgalladiisa milatari ee Soomaaliya

0

Jimco  26 Dec , 2025 {HMC}Qiyaastii 500 askari oo Mareykan ah ayaa weli ku sugan gudaha Soomaaliya, iyagoo si toos ah uga qayb qaata dagaalka ka dhanka ah ururrada AS iyo Daacish, inkasta oo faahfaahinta howlgalladaasi ay aad u kooban tahay.

Ciidamada Mareykanka ayaa la shaqeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, iyaga oo fulinaya howlgallo gaar ah, talo-bixin militari iyo duqeymo cirka ah. Si kastaba ha ahaatee, Mareykanku ma shaaciyo si joogto ah khasaaraha, bartilmaameedyada iyo saameynta dhabta ah ee howlgalladiisa, arrintaas oo dhalisay su’aalo ku saabsan heerka daahfurnaanta hawlgallada militari ee ka socda Soomaaliya.

Warbixin ay baahisay Fox News ayaa tilmaantay in Soomaaliya ay ka mid tahay goobaha uu Mareykanku ka wado dagaallada ugu aamusan, iyadoo wararka ku saabsan duqeymaha iyo howlgallada ka dhanka ah AS iyo Daacish inta badan la shaaciyo kaddib marka ay dhacaan ama aan gebi ahaanba la bixin.

Joogitaanka Mareykanka ee Soomaaliya wuxuu soo bilowday 1990-meeyadii, balse dib ayuu u xoogaystay kaddib 2017, xilli Mareykanku kordhiyay duqeymaha cirka ah iyo ciidamo gaar ah oo taageeraya dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada. Inkasta oo 2020 la amray in inta badan ciidamada laga saaro dalka, haddana 2022 ayaa dib loo soo celiyay boqolaal askari.

Horraantii 2025, Wasiirka Difaaca Mareykanka Pete Hegseth ayaa sheegay in Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, ay weli tahay furin dagaal oo muhiim ah, balse Mareykanku uu dib u eegayo joogitaanka ciidamadiisa.

Iyadoo dagaalka ka dhanka ah AS iyo Daacish uu weli socdo, ayaa maqnaanshaha xog rasmi ah oo ku saabsan khasaaraha iyo natiijooyinka howlgallada Mareykanka waxa uu sii xoojinayaa dooddaha ku saabsan daahfurnaanta iyo isla-xisaabtanka hawlgallada militari ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Guddiga Maxabannaan ee Doorashooyinka oo Shegay in ay billaabatay tirinta codadka la dhiibtay

0

Jimco  Dec 26, 2025 {HMC}Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in ay socoto tirinta codadka ay dhiibteen Dadkii ka codeeyay Doorashadii shalay ka dhacday ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Cabdikariim ayaa xusay in saacado ay qaadan karto Natiijada maadaama goobo kala duwan laga codeeyay lagana soo qaaday sanaadiiqda codbixinta, waxa uu ballanqaaday ka guddi ahaan in marweliba ay Shacabka la wadaagi doonnaan xogaha arrintaas la xiriira.

Cabdikariim Axmed Xasan, Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa bogaadiyay Dadkii codeeyay ee raacay nidaamka codbixinta, Ciidamada ilaaliyay Nabadgalyada iyo Cid Weliba oo gacan ka gaysatay arrintaan.

La soco wixii kasoo kordha

Jaamacadda Carabta & Midowga Afrika ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyay Doorashada Dadweyne .

0

Jimco  Dec 26, 2025 {HMC}  Jaamacadda Carabta iyo ururka Midowga Afrika ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyay Doorashadii nabadgalyada ku qabsoomtay ee shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho, taas oo ay ku tartameen 20 urur Siyaasadeed oo horay isu diiwaangeliyay.

Waxa ay garab istaag u muujiyeen Dowladda Federaalka iyo Shacabka iyaga oo codaynta sida ay u dhacday & qaabka looga shaqeeyay adkaynta Amniga ay bogaadiyeen, waxaana ay ku tilmaameen mid u dhacday si dimuqraadiyad ah.

“Doorashada ka dhacday Muqdisho xaqiiqdii waxa ay muujinaysaa kana tarjumaysaa sida ay Soomaaliya uga soo kabatay burburkii iyo caqabadihii hortaagnaa, waxa aan bogaadinaynaa Dadka codeeyay iyo Dowladda xoogga saartay amniga” ayaa lagu yiri Bayaanka kasoo baxay Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika.

Doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaa amniga sugayay Ciidamada Soomaali ah waxa ay sii xoojisay kalsoonida lagu qabo in ay la wareegi karaan mas’uuliyadda Amniga Dalkooda sida ay sheegeen falanqeeyaan kala duwan.

Diyaaradaha Ruushka ee qaada nukliyeerka oo Cabsi Xoogan Giliyay dalalka Ingiriiska iyo Norway .

0

Khamiis Dec 25, 2025 {HMC} Dowladda Ruushka ayaa maanta ku qasbay in fasaxa ay ku jireen dib loogu yeero ciidanka cirka ee dalalka Ingiriiska iyo Norway, kaddib markii diyaaradaha qaada nukliyeerka ee Tu-95MS ay ku duuleen meel ku dhow hawada Norway iyo Ingiriiska , taa oo keentay in heegan la geliyo ciidanka difaaca ee labada dal.

sidoo kalena diyaaraddo hawada loo diro si ay uga hortagaan diyaaradaha Ruushka ee Tu-95MS inay soo galaan hawadooda.

Tallaabadan waxaa lagu sheegay daandaansi uu Ruushka ugu talagalay in fasaxa Kirismaska laga joojiyo ciidanka labada dal, maaddama diyaaradaha Tu-95MS ay yihiin kuwa waqti hore la sameeyay oo dhawaaqooda meel dheer laga maqli karo , isla markaana si fudud loo dabagali karo.

Ruushka wuxuu lahaa hal ujeeddo oo ah daandaansi aan laga qarin karin dadweynaha oo difaaca NATO uu ku tijaabinayo, sida ay werisey The Mirror.

AUSSOM welcomes historic Banadir elections, commends peaceful conduct.

0

Thuersday Dec 25, 2025 {HMC} The African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) has welcomed the successful and peaceful conduct of Banadir local council elections in Mogadishu today, describing them as a historic milestone in Somalia’s democratic journey, security transition and state-building process.

“For the first time in decades, citizens in Mogadishu got the opportunity to directly choose their local leadership through the ballot of the universal vote. The peaceful conduct, civic responsibility, and strong participation demonstrated, reflect the growing resilience, courage and determination of the Somali people,” said the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) and Head of AUSSOM, H.E. Ambassador El Hadji Ibrahima Diene.

The SRCC further highlighted that the elections were conducted in a largely peaceful and orderly manner, underscoring the progress made in enhancing security and public trust in Somali Security Forces (SSF).

Ambassador Diene commended the Federal Government of Somalia (FGS) and security institutions for their professionalism and coordination in facilitating a calm and secure environment throughout the electoral process.

AUSSOM reaffirms its unwavering commitment to supporting Somali-led peace, and stability process in close partnership with the international community.

Türkiye, Libya jointly probing aircraft crash that killed Libya’s army chief, seven others.

0

Thuersday Dec 25, 2025 {HMC} Libyan Criminal Investigation Department chief Major General Mahmoud Ashour, along with a delegation, paid a visit to the Ankara Chief Public Prosecutor’s Office on Thursday, as a joint probe into Tuesday’s plane crash that killed Libya’s army chief continued.

“The Chief Public Prosecutor Gokhan Karakose, together with deputy chief prosecutors and public prosecutors assigned to the investigation, briefed the Libyan delegation on the ongoing probe,” the prosecutor’s office said in a statement.

The statement added that both countries reaffirmed their willingness and determination to work jointly on the investigation, and that information could be shared within procedures provided for by the relevant legislation.

An aircraft carrying Libya’s army chief, Lieutenant General Mohammed Ali Ahmed al-Haddad, and seven other people crashed in Türkiye’s Haymana District in Ankara Province on Tuesday, killing all the occupants on board.

Taliyayaashii hore ee Ciidamada Afgaanistaan oo lagu dilay toogtay Magaalada Tehraan.

0

Khamiis Dec 25, 2025 {HMC} Taliyihii hore ee ciidanka Afgaanistaan , Mohammad Amin Almas iyo taliyihii hore ee Booliiska Afgaanistaan, Ikramuddin Saree ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday bartamaha caasimadda Iiraan ee Tehraan, halkaa oo ay u qaxeen markii xukunka Afgaanistaan ay la wareegeen Taalibaan, sida ay maanta baahisay warbaahinta Iiraan.

Labadan sarkaal ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku howlanaa wax loogu yeeray diiwaanka gelinta cabashada saraakiisha iyo ciidankii hore ee Afgaanistaan, tan oo loo qaatay inay iskudayayeen sidii ay dib ugu aruurin lahaayeen askartii hore ee Afgaanistaan, halka ay si adag u dhaleeceyn jireen maamulka Taalibaan.

Illaa hadda ma jirto cid loo qabtay toogashada labadan sarkaal oo la sheegay inay ka dambeeyeen koox aan la aqoonsan.

President Erdoğan meets with Sudan Sovereignty Council Chairman al-Burhan

0

Thursday Dec 25, 2025 {HMC} President Recep Tayyip Erdoğan of Türkiye met with Sudan’s Sovereignty Council Chairman General Abdel Fattah al-Burhan at the Presidential Complex in Ankara, marking a continuation of high-level diplomatic engagement between the two countries. The meeting took place as part of al-Burhan’s official visit to Türkiye, which was extended at the invitation of President Erdoğan to discuss deepening bilateral relations and cooperation on shared regional challenges.

Topics on the agenda included strengthening economic ties, enhancing political dialogue, and addressing the ongoing humanitarian situation in Sudan amidst its internal conflict.

Booliiska Soomaaliya oo talaabo deg deg ah ka qaaday askari ku xadgudbay muwaadin u soo baxay codeynta doorashada.

0

Talaado Dec 25, 2025 {HMC} Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa qaaday talaabo deg deg ah oo la xiriirta askari ka tirsan ciidanka dowladda oo maanta ku xad gudbay muwaadin u soo baxay codeynta doorashada tooska ee ka socota magaalada Muqdisho.

Taliyaha qaybta guud ee Booliska gobolka Banaadir Macallin Mahdi ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in lasoo xiray eedeysane Maxamed Cali Cabdi oo maanta laga soo duubay muuqaal, isagoo garaacaya qof shacab ah oo ku jira safka doorashada cod bixinta.

“Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliska Caasimadda, ayaa gacanta ku dhigay askari ku eedaysan inuu ku xadgudbay muwaadiniin u soo baxay iney ka qayb qaataan doorashada ka socota Caasimadda” ayuu yiri Taliyaha qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir Macalin Mahdi.

Taliye Macalin Mahdi ayaa sidoo kale sheegay in eedeysanaha si deg deg ah loo horgeyn doono cadaaladda, si looga qaado talaabo sharciga waafaqsan.

“Eedaysanaha ayaa lagu magacaabaa X/le.Maxamed Cali Cabdi, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda ku shaqada leh si sharciga loogu waafajiyo” ayuu yiri Taliyaha qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi.

Wuxuu sidoo kale xusay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir in Muqdisho maanta ay mareyso marxalad ka wanaagsan sidii horay loogu yaqiinay ee aheyd dhibaatooyinka qaraxyada iyo dilalka.

“Alle mahadiis waaye maanta Muqdisho laguma tirinaayo meydad iyo qaraxyo ee codad dadweyne ayaa lagu tirinaya waana horumar lagu talaabsaday” ayuu yiri Taliye Macalin Mahdi.

Doorashada maanta ka socota magaalada Muqdisho ee golayaasha deegaanka ayaa imaaneysa 57 sano kadib mid ay u dareeraan dadweynaha Soomaaliyeed doorasho qof yo cod ah oo ay ku tartamayaan ilaa 20 urur oo uu ku jiro xisbiga Madaxweynaha ee Cadaaladda iyo Wadajirka.

Ugu dambeyntii doorashadan oo ah mid aad isha loogu hayo ayaa waxaa qaadacay xubnaha mucaaradka oo shalay sheegay in aysan aqoonsan doonin natiijo kasta oo kasoo baxda doorashada goleyaasha deegaanka gobolka Banaadir.

More than a million Epstein-related documents discovered; release delayed.

0

Thursday Dec 25, 2025 {HMC} More than a million additional documents that are potentially related to late sex offender and financier Jeffrey Epstein have been uncovered, according to the United States Department of Justice (DOJ).

In a social media post on Wednesday, the DOJ said it is reviewing the documents and will need “a few more weeks” before proceeding with a congressionally mandated release of the information.

“The US Attorney for the Southern District of New York and the FBI have informed the Department of Justice that they have uncovered over a million more documents potentially related to the Jeffrey Epstein case,” the DOJ said in a statement, adding that more time is needed to comply with the Epstein Files Transparency Act, the law enacted last month that requires the government to open its files on Epstein and his longtime confidante Ghislaine Maxwell.

The DOJ insisted in its statement that its lawyers are “working around the clock” to review those documents and make the redactions required under the law, passed nearly unanimously by Congress.

“Due to the mass volume of material, this process may take a few more weeks. The Department will continue to fully comply with federal law and President [Donald] Trump’s direction to release the files,” the DOJ said.

Full disclosure

A dozen US senators are calling on the Justice Department’s watchdog to examine the department’s failure to release all records pertaining to Epstein by Friday’s congressionally mandated deadline, saying victims “deserve full disclosure” and the “peace of mind” of an independent audit.

Senator Lisa Murkowski, a member of Trump’s Republican Party, joined 11 Democrats in signing a letter on Wednesday urging Acting Inspector General Don Berthiaume to audit the Justice Department’s compliance with the Epstein Files Transparency Act.

“Given the [Trump] Administration’s historic hostility to releasing the files, politicisation of the Epstein case more broadly, and failure to comply with the Epstein Files Transparency Act, a neutral assessment of its compliance with the statutory disclosure requirements is essential,” the senators wrote.

Full transparency, they said, “is essential in identifying members of our society who enabled and participated in Epstein’s crimes”.

Republican Representative Thomas Massie, a co-sponsor of the transparency act, posted on Wednesday on X: “DOJ did break the law by making illegal redactions and by missing the deadline.”

Despite the deadline, the Justice Department has said it plans to release records on a rolling basis. It blamed the delay on the time-consuming process of obscuring survivors’ names and other identifying information.

More batches of records were released over the weekend and on Tuesday. The department has not given any notice when more records might arrive.

“The reason why we are still reviewing documents and still continuing our process is simply to protect victims,” Deputy Attorney General Todd Blanche told the NBC television network’s Meet the Press programme on Sunday.

“So the same individuals that are out there complaining about the lack of documents that were produced on Friday are the same individuals who apparently don’t want us to protect victims,” he argued.