Home Blog Page 2384

{DAAWO MUQAALKA} Ciidan loo diyaariyay dagaalka AS oo lagu soo bandhigay Koonfurta Mudug

0

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Ciidan loo diyaariyay dagaalka AS oo lagu soo bandhigay Koonfurta Mudug

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay gabar Aflagaadeeysay madaxda dalka

0

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay gabar Aflagaadeeysay madaxda dalka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo Ee Warbaahinta Hiiraanweyn 23/5/2024

Khamiis May, 23, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo Shugri Baryare & Abdimajiid Abdiraxmaan 

Farsamadii ::Abdiqani osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

Booliiska Mareykanka oo Soo Qabtay Shaqsigii Ka Danbeeyay Nin Soomaali ah oo gaari lagu weeraray

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Nin Soomaali ah oo kamid ah jameecadda Masjidka Al-Xikma Islaamic Center ee kuyaalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa shalay oo Arbaco ah lagu weeraray gaari, waxaana ninkaasi soo gaaray dhaawac.

Ciidamada booliiska magaalada Minneapolis ayaana xabsiga dhigay ninka lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay weerarka gaariga loo adeegsaday, waxaana dhibanaha oo 36-sanno jir Soomaali Amerikan ah lagu daweenayaa isbitaal.

War kasoo baxay taliska booliiska magaalada Minneapolis ayaa lagu sheegay in ciidamada gacanta ku hayaan ninka dhibka geestay, waxa ayna sheegeen in baaritaanno lagu bilaabay kiiskan weerarka gaariga loo adeegsaday.

Taliyaha booliiska Minneapolis Brian O’Hara ayaa sheegay in baarayaashu ay ogaadeen in tuhmanaha weerarka gaystay uu horey dhowr jeer oo kale isla masaajidka Al-Xikma falal caynkaan ah uga gaystay.

Imaamka masaajidka Al-xikma Islaamic Center oo lagu magacaabo Sheekh Cabdirisaaq Keynaan, ayaa soo dhaweeyay tallaabada booliiska ka qaadeen ninka dhibka geestay, waxa uuna xusay in weerarkan khal khal badan galiyay jameecadda Masjidka ku dukata.

Golaha Xiriirka Islaamka ee Maraykanka ayaana si kulul u cambaareeyay falkan uu ku kacay ninka Islaam naceybka ka muuqdio, waxa ayna xuseen in ninkan marar badan dhibaateyn ku waday Masjidka.

{DAAWO SAWIRADA} Xukuumada Soomaliya oo Ansixiyay Heshiisyo dowladda la gashay Imaaraadka iyo Kenya

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah;

1. Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka,
2. Siyaasadda Dowladda ee Bareyaasha Soomaaliyeed.
3. Xeer-nidaamiyaha qiimeynta saameynta deegaanka
4. Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya
5. Heshiiska Is-dhaafsiga dhiirigelinta iyo dhowrista Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta {UAE}.
Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga dhageystay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta warbixin ku saabsan Duufaannada la saadaalinayo in ay ka dhici karaan qeybo kamid ah gobollada dalka, sidii loogu diyaar garoobi lahaa, dadka looga wacyigelin lahaa.

Sidoo kale, Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga, ayaa golaha wasiiradda maanta warbixin ka siiyey amniga guud ee dalka iyo guulihii howlgallada lagu sifeynayo kooxda Al Shabaab.

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Xildhibaan xalay lagu dilay Muqdisho iyo Madaxweyne ka hadlay

0

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} FAAH FAAHIN Xildhibaan xalay lagu dilay Muqdisho iyo Madaxweyne ka hadlay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Kalluumeysatada Muqdisho oo ka hadlay digniinta dabeylo kusoo wajahan xeebaha dalka.

0

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Kalluumeysatada Muqdisho oo ka hadlay digniinta dabeylo kusoo wajahan xeebaha dalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Nabadoon Dacar oo ka hadlay Taariikhda Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan

0

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Nabadoon Dacar oo ka hadlay Taariikhda Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Erdogan oo maanta kusii jeeda dalka Iran

0

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Madaxweyne Erdogan oo maanta kusii jeeda dalka Iran

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Cabdullaahi ” dhalinyradaan iyaga oo Ciyaal weero ah ayaa soo qabanay”

0

Khamiis, 22 May, 2024 {HMC} Taliye Cabdullaahi ” dhalinyradaan iyaga oo Ciyaal weero ah ayaa soo qabanay”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA