Home Blog Page 2479

Maxay tahay duufaanta ku wajahan Dalka Kenya?

Axad 5 April, 2024 {HMC} Xeebaha Bariga Afrika, gaar ahaan Tanzania, ayaa la filayaa inay ku dhufato Duufaanta Hidaaya oo sababi doonto roobab lixaad leh.

Horraantii toddobaadkan, Waaxda Saadaasha Hawada Tanzania (TMA) ayaa ku dhawaaqday in la filayo in roobab xooggan ay ka di’i doonaan shan gobol oo dalkaasi ka tirsan oo ay ka mid yihiin Mtwara, Dar es Salaam, Lindi, Tanga, iyo jasiiradaha Morogoro, Pemba iyo Unguja iyo deegaannada ku xeeran.

Duufaanta Hidaaya ayaa soo bilaabatay Arbacadii iyaodo kasoo kacday koofurta Badweynta Aasiya una soo jiheysatay bariga Tanzania iyo waqooyi-bari Jasiiradaha Comoro.

Sida ay sheegtay TMA, dhaqdhaqaaqa duufaanta ee badda inay muujineyso suurtogalnimo ah in Duufaanta Hidaaya ay usoo dhaqaaqdo meel u dhow xeebta Tanzania ayna sii socoto ilaa May 6, 2024.

Sida ay sheegtay dowladda Tanzania, duufaanta ayaa sii xoogeysaneysa iyadoo saacaddiiba jareysa 110 kiilo mitir.

Warka dowladda ayaa sidoo kale lagu sheegay in duufaantu ay sii xoogeysan doonto 24-ka saac ee soo socda.

Dowladda ayaa dadka kula talisay inay sii wadaan u kuurgelidda cimilada iyo warbixinta saadaasha hawada in ay talo iyo hagid uga helaan khubarrada khibradda u leh arrintan si ay naftooda uga ilaaliyaan saameynta ka dhalan karta duufaanta.

Waaxda TMA ayaa sheegtay in kororka roobka iyo duufaanta xooggan ay wehlin doonaan mowjado waaweyn oo badda kakaca kuwaasoo loo maleynayo inay ku faafi doonaan meelo badan oo xeebta ah laga bilaabo maanta oo Sabti ah ilaa 6-da bishan May 2024.

Waxaa kaloo ay waaxda TMA soo saartay digniin ay u jeedineyso dadka deggan meelaha laga cabsi qabo gaar ahaanna kuwo u dhow badda.

Waxaa intaa dheer, in waaxdu ay ka codsatay dadka reer Tanzania inay sii wadaan u kuurgelidda cimilada iyo u hoggaansamidda talooyinka waaxda saadaasha hawada.

 

Sida ay sheegtay Waaxda Saadaasha Hawada ee Adduunka, duufaan ba’an waa mid si xooggan u socota kana soo bilaabata badaha.

Dufaan xooggan oo Badweynta Hindiya kasoo bilaabata ayaa ka xoog badan kuwa caadiga ah.

Waaxda Meteo France La Reunion, ayaa ku magacaabay Hidaaya kadib markii ay ka wra heleen inay kasoo hilaabatay galbeed iyo waqooyi galbeed intii u dhaxeysay May 2-4, 2024.

Duufaantii ugu dambeysay ee ku dhufatay Tanzania ayaa ahayd 1952 waxayna ku dhufatay gobolka Lindi ee xeebta koofureed ee Tanzania.

Sidoo kale duufaantii ugu dambeysay ee ku dhufata Zanzibar waxay ahayd 1872 saameynteeda ayaana gaartay dhulweynaha agagaarka Bagamoyo, ee waqooyiga Dar Es Salaam.

Haddii duufaanta Hidaaya ay timaaddo, waxay noqon doontaa markii ugu horreysay taariikhda ee Dar Es Salaam ay ku dhufato duufaan.

Sanadihii lasoo dhaafay, Tanzania waxaa ku dhuftay labo duufaan oo kale, sanadkii 2019 Duufaanta Kenneth ayaa la saadaaliyay inay ku dhufan doonto gobolka Mtwara balse jihada ayay beddelatay waxayna caga dhigatay Mozambique.

Sanadkii 2021, Duufaanta Jobo ayaa laga digay, balse ma aysan sababin wax musiibo weyn.

{DAAWO MUUQAALKA} Mareykanka oo Rwanda ku eedeeyay duqeyn lala eegtay xero barakac

Axad 5, May 2024 {HMC} Mareykanka oo Rwanda ku eedeeyay duqeyn lala eegtay
xero barakac

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Somali Government Releases Ten Suspects in Murder Case of Somali Aviation Employee.

Sunday  5 April, 2024 {HMC} The Criminal Investigation Department of the Somali government has on Sunday released ten suspects who were arrested for their alleged involvement in the killing of a Somali man employed at the Somali Civil Aviation Authority in Mogadishu.

A joint investigation conducted by Somali forensic experts, with assistance from the Turkish Police Forensic Laboratory, revealed that there is no connection between the released suspects and the murder.

Several people were apprehended for their suspected involvement in the killing of Nasir Muse Abdirahman known as Dahable. The body of the deceased man, aged 32, was found by Mogadishu police at his residence in El-Qalow village, located in the Wadajir district, in February 2024.

The CID’s findings emerged a week after Somaliland accused the federal government of torturing Members of Parliament who visited the detainees and demanded their immediate release.

However, there is no evidence to support Somaliland authorities’ claim that federal lawmakers were tortured by federal police officers in Mogadishu.

Somali Deputy PM holds talks with Turkish Foreign Minister at OIC summit

Sunday  5 April, 2024 {HMC} Somali Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama met with Turkish Minister of Foreign Affairs Hakan Fidan in the Gambian capital Banjul, where the 15th summit of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) commenced on Saturday.

Jama and Fidan discussed methods to strengthen bilateral relations and enhance cooperation between Turkey and Somalia on the sidelines of the Islamic Summit Conference.

Since the beginning of 2024, Turkey and Somalia have intensified their relationship. The two countries have signed agreements on defense, economic cooperation, as well as oil and gas cooperation. Following the signing of a defense and economic agreement between Somalia and Turkey in February of this year, a Turkish Navy vessel, the TCG Kınalıada F514, arrived at the Port of Mogadishu last week.

Turkey has made significant investments in Somalia, particularly in education, infrastructure, health, and has provided extensive humanitarian aid.

Safiirka UK ee Soomaaliya oo madaxweyne Deni kala hadlay xal u helidda muranka dib u habaynta dastuurka

Axad, 5 April, 2024 {HMC} Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dib u habaynta lagu sameeyay dastuurka dalka.

Madaxweynaha Puntland iyo safiirka UK ayaa yeeshay wada hadal ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay in laga wada xaajoodo dib u habeynta dastuurka iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

“Iyagoo xoogga saaraya muhiimadda wadahadalka, labada dhinac waxay hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay leedahay in laga wada hadlo arrimaha muhiimka ah sida dib u habeynta dastuurka,” ayaa lagu yiri qoraal lagu faafiyay bogga X ee safaaradda UK ee Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda UK oo qeyb ka ah saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa doonaysa in xal laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee Puntland iyo dowladda federaalka Soomaaliya, si loosoo celiyo wada shaqaynta dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Puntland.

Dowladda federaalka ayaa dhawaan sheegtay in ay dadaal badan ku bixisay sidii loo hagaajin lahaa xiriirka Puntland, si uu u noqdo xiriir sharci ah oo ku saleysan danta dadka iyo dalka.

Puntland oo kasoo horjeedda wax ka beddelka dastuurka ayaa xiriirka u jartay dowladda federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay inay kalsoonidii kala noqotay dowladda federaalka.

{DAAWO MUUQAALKA} Waa kuma ninka Muslimka ah ee ku guulestay doorashada London Markii Sadaxaad ?

Axad 5, May 2024 {HMC} Waa kuma Sadiq Khan ninka Muslimka ah ee ku guulestay doorashada Magaalada London ee Wadanka ingiriiska ?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 05/05/2024

 

Axad 5, May 2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 05/05/2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

15th Organization of Islamic Cooperation summit kicks off in Gambia

The 15th summit of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) started on Saturday in the Gambian capital Banjul.

World leaders from the 57 member countries of the OIC and beyond are expected to attend, said the OIC in a statement ahead of the summit. Representing Türkiye at the event is Hakan Fidan, the country’s foreign minister.

It added that the summit aims to strengthen unity “in collectively addressing the pressing challenges facing the Ummah (Muslim community) and expanding cooperation and solidarity among member countries in the pursuit of our shared goals as enshrined in the charter.”

The OIC added that the summit also aims to “expand our domestic economy and revitalize small and medium enterprises,” in addition to “taking the opportunity to share the wealth of Gambian and African culture with the world.”

The summit, taking place through Sunday with the central theme “Enhancing unity and solidarity through dialogue for sustainable development,” will address global issues, notably the current situation in Palestine and the ongoing Israeli war in the Gaza Strip, which has killed over 34,000 people.

During the summit, three key documents – a draft Palestinian resolution, draft Banjul statement, and the draft final document – will be presented to the Council of Foreign Ministers and subsequently to the summit for discussion.

Sadiq Khan elected London mayor for third term in further boost for Labour


Aletha Adu Political correspondent
Sunday May 5, 2024

Labour incumbent beat Tory candidate Susan Hall, despite inaccurate claims by ‘excited Tories’ that she might run him close

 

Sadiq Khan has been elected mayor of London, winning a historic third term after a dramatic contest.

Khan was declared the winner over the Conservative candidate, Susan Hall, on Saturday afternoon, with 43.8% of the vote.

The London mayor was booed as he began his victory speech. “Thank you from the bottom of my heart, thank you, London,” he told an audience at City Hall before a heckler walked across the stage shouting, “Khan killed London.”

He pressed on, noting: “It’s been a difficult few months. We faced a campaign of non-stop negativity,” but went on to praise his team for leading a campaign that responded to “fearmongering with facts, hate with hope, and attempts to divide with unity”.

Hall, his rival, appeared stony-faced as Khan made his speech, and slightly shook her head in disapproval as Khan told the crowd he would be a mayor for all Londoners, including those who did not vote for him.

Khan had described the battle as a “close two-horse race” when polls predicted he had a 25-point lead over his Tory rival, in what appeared to be an effort to encourage Labour loyalists and more apathetic Londoners to vote.

According to London Elects, which manages the mayoral and London assembly elections, voter turnout was only 1.5% down on 2021, at 40.5%. Bexley and Bromley, led by the Conservatives, had the highest constituency turnout with 48%.

Khan’s team became confident of winning the race after Labour took the North East and West Central constituencies from the Conservatives.

On Saturday morning, the Labour leader, Keir Starmer, had said he was confident of Khan’s victory and described the mayoral race as “effectively the last stop on the journey to the general election”.

Speaking in Mansfield, in the East Midlands region that has selected the Labour candidate as its first mayor, Starmer said: “He [Khan] has got two terms of delivery behind him and I am confident that he has got another term of delivery in front of him.

“But look, if you look across the country, I am standing here in Mansfield in the East Midlands, where we have won a significant victory in the mayoralty here, but that is the pattern across the country.”

The victory in London followed a tense Friday night, described by Labour sources as a “24-hour vacuum” because a pause on London mayoral counts had enabled “excited” Tory activists to fill social media with rumours of polling predictions being “completely wrong” and Hall posing a much greater threat. It led some Labour insiders to believe the possibility that the candidates could be a few points apart.

This mayoral election was the first held after changes to the voting system that were introduced by the Conservatives. It had been made into a first-past-the-post contest with photo ID required at polling stations, measures that had been expected to harm Labour’s vote.

Aides working for Khan had argued that a Labour victory would be heavily reliant on turnout.

Senior Labour figures acknowledged that the party’s stance on Gaza had weakened support in local elections in areas such as Oldham, Pendle and Bolton. It led some to accept early on Saturday that London voters could still send the party a message, despite Khan’s call for an immediate ceasefire weeks after the 7 October attacks.

Activists warned that some voters in London felt the party had “taken its core vote for granted”, as Keir Starmer celebrated historic wins in Blackpool, Hartlepool and Thurrock on Friday.

A London Conservative MP criticised Hall’s campaign for being too focused on channelling “anti-Khan” sentiment and failing to provide voters with a vision of what she would actually do, contrasting her campaign with those of other Conservative mayoral candidates.

“Ben Houchen and Andy Street are both up against the difficult climate Susan Hall is also facing – an ‘anti-Tory’ sentiment – but with bold ideas, they are making it through,” they said. “In London there’s been no positive vision and Hall is hardly a local champion. She has only set out what she won’t do.”

The results came after more Labour victories in mayoral elections in the north of England on Saturday. Steve Rotheram won the Liverpool mayoral election, while Andy Burnham was re-elected in Greater Manchester and Tracy Brabin won a second term as mayor of West Yorkshire.

Wax Ka Ogaaw Madaxdii Ka Qeeyb Gashay Shirka Ururka OIC iyo madax badan oo baaqatay

Axad-05-may -2024 {HMC}  Magaalada Banjul ee caasimadda dalka Gambia waxaa ka socda shir madaxdeeda Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC, kaa oo saddexdii sanaba mar la qabto ayna isugu yimaadaan madaxda waddamada Islaamka.

Shirkan ka socda dalka Gambia ayaa la filayay in ay ka qeyb galaan in badan oo kamid ah madaxda dalalka Islaamka, hasa ahaatee madaxweynayaal badan ayaa shirkan ka baaqday, iyagoona badalkooda diray wakiillo shirkaasi ku matalayay.

Inta la ogyahay ilaa 51 hoggaamiye ayaa ka baaqsaday tagista shirka madaxda dalalka Islaamka oo saddexdii sanaba hal mar la qabto, iyadoo ay 57 Waddan ku bahoobeen Ururkaasi oo la asaasay bishii September 25-dii ee sanadkii 1969-kii.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kamid ah madaxda dalalka ku bahoobay ururka OIC ee baaqsaday shirka, waxaana Madaxweynaha shirkaasi ku mataelaya Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac.

Shirka OIC madaxweynayaasha kaliya ee xaadiray ayaa kala ah

1- Madaxweynaha dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle,
2- Madaxweynaha dalka Sudan, C/Fataax Al-Burhan C/Raxmaan Al-Burhan,
3- Madaxweynaha dalka Senegal, Bassirou Diomaye Faye,
4- Madaxweynaha dalka Sierra Leone, Julius Maada Bio,
5- Madaxweynaha dalka Mauritania, Maxamed Walad Sheekh Xhezouani,
6- Madaxweynaha dalka Gini Bisaaw, Umaro Sisoko Embalo.ax