Home Blog Page 2532

{DAAWO SAWIRADA} Xarunta socotada ee ciidanka Booliiska oo dhagax-dhigay R W ku xigeenka Soomaaliya

Isniin April 22, 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa dhagax dhigay xarunta laanta socotada ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed ee kutaalla magaalada Muqdisho.

Munaasabadda dhagax dhiga xaruntan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag}, taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin iyo Saraakiil Kale.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay in xaruntan ay ciidanka Booliska Soomaaliyeed u qaban jirtay hawlo muhiim ah oo ay kamid yihiin dhinacyada wacyi galinta, iska warqabka ciidanka, ka hortaga rabshadaha iyo howlagallada deg-deg ah, iyada oo hadana dib u dhis balaadhan lagu samayn doono, si ay kor ugu qaado shaqada Laanta socotada ee Ciidanka Booliska.

Xaruntan maanta la dhagax-dhigay ayaa aheyd goob lagu kala badalo ciidamada booliiska Soomaaliya, xaruntan ayaana ka shaqeyn oo bur bursaneyd sannadihii lasoo dhaafay, waxaana maanta mar kale la dhagax-dhigay dhismaha xaruntan muhiimka u ah booliiska.

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Sulub Waxaan u sheegnay dadkii dagganaa Xerada Ciidanka inay ka guuraan oo ay baneeyaan anago

0

Isniin April 22, 2024 {HMC} BTaliye Sulub Waxaan u sheegnay dadkii dagganaa Xerada Ciidanka inay ka guuraan oo ay baneeyaan anago

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} In ka badan 50 qof oo kusii jeeday Aas ayaa ku dhintay doon qalibantay

0

Isniin April 22, 2024 {HMC} In ka badan 50 qof oo kusii jeeday Aas ayaa ku dhintay doon qalibantay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 22/04/2024

0

Isniin April 22, 2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 22-04-2024

Isniin April 22, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdi yare iyo Shukri Baryare

Farsamadii ::C/ Kaafi

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

 

Police in Mogadishu arrest TikTok influencer for spreading “indecent videos”

0

Monday ,April 22, 2024 {HMC}  Police in Mogadishu have arrested a TikTok influencer named Hanad Abdirahman Mohamed Gariraye for spreading indecent videos on social media.

In a statement on Sunday, the police command in the Banadir region announced that the Somali Police Force at the Hodan Police Station apprehended the young man for upholding the country’s laws. The police added that legal action would be taken against anyone violating the law and community morals.

The arrest was made following outrage sparked among the Somali community after Gariraye posted videos of himself on social media wearing women’s clothes and dancing.

It comes a few days after the police in Hargeisa arrested Ugbaad Mohamud Abdi, popularly known as Ugbaad Aragsan, on allegations of circulating indecent videos.

The police statement alleged that the content distributed by the singer violated specific cultural and religious norms, particularly regarding modesty and respect for traditional values.

Farewell service of Chief of Kenyan Defense Forces General held in Nairobi

0

Monday ,April 22, 2024 {HMC} Kenya Defence Forces officers escort the coffin of the Chief of the Kenyan Defense Forces General Francis Ogolla during the farewell service at Nyayo National Stadium in Nairobi, Kenya, on April 20, 2024. Ten senior commanders, including chief of the Kenya Defense Forces Francis Ogolla, were killed in a helicopter crash in northwestern Kenya on Thursday. (Photo by Allan Mutiso/Xinhua)

Kenya Defence Forces officers escort the coffin of the Chief of the Kenyan Defense Forces General Francis Ogolla during the farewell service at Nyayo National Stadium in Nairobi, Kenya, on April 20, 2024. Ten senior commanders, including chief of the Kenya Defense Forces Francis Ogolla, were killed in a helicopter crash in northwestern Kenya on Thursday. (Photo by Allan Mutiso/Xinhua)

Kenya Defence Forces officers escort the coffin of the Chief of the Kenyan Defense Forces General Francis Ogolla during the farewell service at Nyayo National Stadium in Nairobi, Kenya, on April 20, 2024. Ten senior commanders, including chief of the Kenya Defense Forces Francis Ogolla, were killed in a helicopter crash in northwestern Kenya on Thursday. (Photo by Allan Mutiso/Xinhua)

Kenya’s President William Ruto (1st L, front) and Deputy President Rigathi Gachagua (3rd L, front) attend the farewell service of Kenyan Defense Forces General Francis Ogolla at Nyayo National Stadium in Nairobi, Kenya, on April 20, 2024. Ten senior commanders, including chief of the Kenya Defense Forces Francis Ogolla, were killed in a helicopter crash in northwestern Kenya on Thursday. (Photo by Allan Mutiso/Xinhua)

SOURCE 

Uganda Says Troops Will Stay in Somalia After ATMIS Operation

0

Monday ,April 22, 2024 {HMC} The Ugandan government has said that its troops will remain in Somalia, even if the ATMIS peacekeeping mission ends.

Nathan Mugisha, the deputy chief of operations of the Ugandan forces in Somalia, said that the Ugandan forces will continue to operate in Somalia, which he noted is part of the proposal after the ATMIS operation.

“Uganda will be here in any form,” he told reporters, adding that the Security Council asked them to stay in Somalia, and he said they accepted.

This officer said that Al-Shabaab took advantage of the reduction in the number of ATMIS troops and launched attacks on ATMIS bases, saying that they have regained the captured land.

The Ugandan commander also told Sunday Monitor that even if the UPDF is expelled from the new forces, it will continue its presence in Somalia to secure their supplies and equipment.

{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka warbixiyay shirarkii hey’adaha dhaqaalaha adduuunka.

0

Isniin ,22-April-2024 {HMC} Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka warbixiyay shirarkii hey’adaha dhaqaalaha adduuunka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Mid ka mid ah Beelaha Xawaadle oo kulan aaya ka tashi ah ku yeeshay Gobalka Hiiraan.

0

Isniin ,22-April-2024 {HMC} Mid ka mid ah Beelaha Xawaadle oo kulan aaya ka tashi ah ku yeeshay Gobalka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA