Home Blog Page 2538

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadda Racfaanka oo sheegtay waqtiga ay go’aan ka gaareysa Sayid cali

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Maxkamadda Racfaanka oo sheegtay waqtiga ay go’aan ka gaareysa Sayid cali

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xukunka Maxkamadda ee ku riday Sayid Cali waxaa Loo cuskaday Asbaab aan sharciga waafaqsaneyn

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Xukunka Maxkamadda ee ku riday Sayid Cali waxaa Loo cuskaday Asbaab aan sharciga waafaqsaneyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Abuukaate Xalane” Siid Cali waxaa la Xukumay asbaab la aan Waana sharcidaro weyn”

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Abuukaate Xalane” Siid Cali waxaa la Xukumay asbaab la aan Waana sharcidaro weyn”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} TOOS: Maxkamadda Racfaanka oo bilowday Dhageysiga eeda Sayid Cali Macalin Daauud.

0

Axad-21-April-2024 {HMC} TOOS: Maxkamadda Racfaanka oo bilowday Dhageysiga eeda Sayid Cali Macalin Daauud.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Sayid Cali oo sharaxay Sababta uu racfaanka uga qaatay Xukunkii Hore

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Sayid Cali oo sharaxay Sababta uu racfaanka uga qaatay Xukunkii Hore

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadda Rafcaanka oo Su’aalo ka waydiisay eedeysane Sayid Macalim Daa’uud

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Maxkamadda Rafcaanka oo Su’aalo ka waydiisay eedeysane Sayid Macalim Daa’uud

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Eedeysane Sayid Cali “Waa leygu xadgudbay oo waxaa leeygu tilmaamay dilaa gubay xaaskiisa”

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Eedeysane Sayid Cali Macallin Daauud oo racfaan ka qaatay xukunkii Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku ridday lixdii Maarso sanadkaan ayay Maxkamaddu racfaanku waydiisay sababta uu u diiday xukunkii ay ku ridday Maxkamadda derajada 1aad ee Gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in uusan ku qancin xukunkaan isla markaana lagu ‘been abuurtay’ sidaas awgeed uu qaatay go’aanka daba-socday xukunka oo ahaa in uu racfaan ka qaadan karo haddii uusan ku qancin xukunkaas.

Sidoo kale Sayid Cali oo su’aalo la waydiiyay ayaa dul istaagay sida uu kiiska ku dhacay isaga oo fadhiga maxkamadda kahor sheegay in uu ahaa ‘badbaadiyaha’ marwadiisa oo u dhimatay dhaawac kasoo gaaray dab uu qabadsiiyay guriga.

“Sababta aan xukunka racfaanka ugu qaatay waa in la igu xad-gudbay oo la igu tilmaamay dilaa xaaskiisa dilay, ma jiro Nin Xaaskiisa iyo carruurtiisa dilaayo, waxaa la igu magacaabay qof dilaa ah oo dambigaas ma gaysan waxaana halkaan u imid in aan caddaalad helo” Ayuu yiri eedeysane Sayid Cali Macallin Daauud.

Gudoomiye Madaale oo shacabka Muqdisho ugu baaqay sare u qaadista nabad galyada

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Shacabka iyo Maamulka Degmada Shangaani ugu baaqay in ay kordhiyaan tallaabooyinka lagu xoojinayo amniga Degmadaas iyo iskaashiga labada dhinac.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay indha-indhayn ku samaynayaan Degmooyinka Gobolka Banaadir si loo qiimeeyo heerka nabad galyada ka gaarsiisan yihiin si loo xoojiyo xasiloonida iyo kala dambaynta sida uu hadalka u dhigay.

Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayuu ugu baaqay in habka keliya lagu gaari karo amni uu yahay wada shaqaynta Hay’adaha Amniga iyo Shacabka oo si dhow ula socon kara xogta qofka xasilooni darrada ka shaqaynaya.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa u diray Dadka leh guryaha dumay ee aanay dib u dhiska lagu samayn in dib loo dhiso si bilicda usoo hagaagto.

Warka kasoo baxay Gudoomiye Madaale ayaa imaanaya xili dhawaan kulankii ugu dambeeyay ee looga hadlay Amniga Magaalada Muqdisho uu shir guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa maamulka Gobolka looga hadlay xoojinta nabad galyada.

Kooxda Daacish oo shaacisay inay 50 xubnood oo ka tirsan Al.Shabaab

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Ururka Daacish ayaa sheegatay in dagaal yahanadooda ay weerarro ku qaadeen xarumaha kooxda Al.shabaab ee gudaha Soomaaliya, ayna ku dileen in ka badan 50 xubnood oo ay ku jiraan taliyayaal muhiim ah.

Warbixin lagu daabacay majaladda caalamiga ah ee Al_Naba ee ka faaloota howlgallada Daacish, ayaa lagu qoray warkaan.

Kooxda Daacish waxay sheegtay inay Alshabaab kala wareegeen degaano cusub oo dhaca buuraleyda Cal Miskaad ee gobolka Bari Puntland isla markaana ay kaga furteen hub iyo rasaas kala duwan.

Daacish waxay  xustay in weeraradan ay dhaceen intii lagu jiray bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo dhamnmadka bishii Shacbaan.

“Ciidamo ka tirsan kuwa khaliifada ayaa ku sugan mid ka mid ah goobaha ay maamulayeen maleyshiyaadka Shabaab, halkaas oo ay wadaan ololaha ka dhanka ah maleeshiyaatka Murtadiinta ah ee Shabaab.” Ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Daacish.

Daacish iyo Alshabaab ayaa xarumo qarsoodi ah ku leh degaanada Puntland gaar ahaan gobolka Bari, waxayna labada koox isku haystaan  awoodda maamul ee buuralayda gobolka Bari.

Labada koox ayaa mid walba lacago baad ah oo ay ugu magac dareen Sakawaad ka qaada xarumaha ganacsiga ee gobolka Bari. Xarumo  diiday lacagahaas ayaa la bartilmaameedsaday.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka socda hoolka Maxkamadda Rafcaanka oo la geeyay ninkii loo xukumay inuu Xaaskiisa gubay?

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Maxaa ka socda hoolka Maxkamadda Rafcaanka oo la geeyay ninkii loo xukumay inuu Xaaskiisa gubay?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA