Jimco 19 April ,2024 {HMC} Shirka Nabadeeynta Gobolka Mudug oo lasoo gabagabeeyey.
{DAAWO MUUQAALKA} Masuuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir oo kormeeray Degmooyinka qaar.
Jimco 19 April ,2024 {HMC} Masuuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir oo kormeeray Degmooyinka qaar.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Soomaaliya oo ku Baaqday in la joojiyo Dagaalka ka soconaya Deegaanada Koofur Galbeed.
Jimco 19 April ,2024 {HMC} Dowlada Soomaaliya oo ku Baaqday in la joojiyo Dagaalka ka soconaya Deegaanada Koofur Galbeed.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} israa’iil oo saakay weerar Culus ku qaaday iiraan.
Jimco 19 April ,2024 {HMC} israa’iil oo saakay weerar Culus ku qaaday iiraan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Soomaliya oo kenya ugu tacsiyeysay Geerida Taliyihii Ciidamada oo shi ku Geeriyooday
Jimco 19 April ,2024 {HMC} Dowlada Soomaliya oo kenya ugu tacsiyeysay Geerida Taliyihii Ciidamada oo shi ku Geeriyooday
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal markale dib uga dhex qarxay Xuduuda Tigray iyo Amxaarada
Jimco 19 April ,2024 {HMC} Dagaal markale dib uga dhex qarxay Xuduuda Tigray iyo Amxaarada
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Hishiis ay wada galeen Dowladaha Soomaliya iyo Imaaraadka Carabta oo qarka u saaran inuu Fashilmo.
Jimco 19 April ,2024 {HMC} Hishiis ay wada galeen Dowladaha Soomaliya iyo Imaaraadka Carabta oo qarka u saaran inuu Fashilmo.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada Danab iyo Nabad sugida Jubaland oo Guulo ka sheektay Dagaal ay la galeen AS.
Jimco 19 April ,2024 {HMC} Ciidamada Danab iyo Nabad sugida Jubaland oo Guulo ka sheektay Dagaal ay la galeen AS.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 19-04-2024
Warka waxaa soo jeedinayo:Abdirahman Moalim Muse
farsamadii :Mustaf Ali Addow
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Danab oo Howlgalo Ku Dilay xubno ka tirsan AS
Jimco -19-April-2024 {HMC} – Cidanka kumaandooska Danab, ururka 162aad iyo Ciidanka nabad sugida Jubbaland Guutada Gurmad Qaran ayaa al shabaab kula dagaalamay maanta nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose.
Goobaha la isku fara saaray waxaa ka mid ah degaanada ku teedsan Webiga Jubba, sida Jiimay, Bangeeni iyo Bandar jadiid oo dhammaantood dhaca Gaddiga kale ee Webiga Jubba.
Howlgalkan ayaa al shabaab lagu gaarsiiyay qasaare lixaad leh iyadoo laga laayay 23 dagaalyahan oo isugu jira saraakiil iyo maleeshiyaad, iyadoo maxaabiis dhaawac ah iyo kuwa kalena gacanta looga dhigay sida ay sheegeen saraakiisha Jubbaland.
“Howlgalkan ayaana wali socdaa oo lagu baacsanayaa kooxaha nabadiidka ah” ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidamada howlgalkaas hogaaminaya.




