Home Blog Page 2554

{DAAWO MUUQAALKA} Rag Hubeeysan oo Goordhow Dil ka Geeystay Gobolka Galgaduud.

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Rag Hubeeysan oo Goordhow Dil ka Geeystay Gobolka Galgaduud.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha Booliska Koofur Galbeed oo ka hadlay Kulan uu la qaatay Dadka Reer Buurhakaba.

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Taliyaha Booliska Koofur Galbeed oo ka hadlay Kulan uu la qaatay Dadka Reer Buurhakaba.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal dhaliyey khasaaro kala Duwan oo Goordhow ka qarxay Degmada Qoryooleey.

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Dagaal dhaliyey khasaaro kala Duwan oo Goordhow ka qarxay Degmada Qoryooleey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Somaliland iyo Khaatuumo oo maanta qarka u saaran in uu dhaxmaro dagaal.

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Somaliland iyo Khaatuumo oo maanta qarka u saaran in uu dhaxmaro dagaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Maxaa kusoo kordhay maxkamadeynta Donald Trump?

Khamiis -18-April-2024 {HMC} NEW YORK — Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in maxkamadda degmada Manhattan ee magaalada New York dib u amba-qaaddo, dhageysiga kiisaska dacawadeed ee tirad badnaa oo uu kujiro kiiska sumcad-dilista ah oo ka dhan madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, kaas oo ay maxkamadda geysay haweeneey qoraa ah oo lagu magacaabo E. Jean Carroll.

Haaweneydan ayaa horay ugu eedeysay Trump, inuu fara-xumeeyay sannadihi sagaashamaadki iyadoo Trump uu beeniyay eedaha loo soo jeediyay.

Sannadki 2019-ki ayay maxkamad ka dacweysay iyada oo ku eedeysay inuu sumcad dilay.

{DAAWO MUUQAALKA} Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan AS oo ka dhacay Gobalka Bay.

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan AS oo ka dhacay Gobalka Bay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Puntaland oo Beesha Caalamka ka Dalbaneeyso inaanan Gargaar loo soo marinin Dowlada Soomaliya.

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Puntaland oo Beesha Caalamka ka Dalbaneeyso inaanan Gargaar loo soo marinin Dowlada Soomaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 18-04-2024

Khamiis 18April ,2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo:Abdirahman Moalim Muse

farsamadii :Mustaf Ali Addow

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Turkiga oo war kasoo Saaray Xaalada Cakiran ee Bariga Dhexe.

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Turkiga oo war kasoo Saaray Xaalada Cakiran ee Bariga Dhexe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Saraakiil Ciidan oo Gaaray Degmada xarar dheere ee Gobolka Galgaduud

0

Khamiis-18-April-2024 {HMC} Saraakiil Ciidan oo Gaaray Degmada xarar dheere ee Gobolka Galgaduud

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.