Home Blog Page 256

Somali Prime Minister, IRC Chief David Miliband Hold High-Level Talks on Boosting Drought Response and Humanitarian Support

0

Tuesday 09, Dec 2025 {HMC} Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre on Tuesday held meeting with David Miliband, CEO of the International Rescue Committee (IRC), to discuss urgent measures to scale up humanitarian aid for communities hit hardest by Somalia’s ongoing drought.

The two leaders focused on strengthening coordination to reach the 4.4 million Somalis currently in need of emergency assistance. The Prime Minister expressed the government’s deep concern over the worsening situation and called for faster, more targeted relief operations.

Miliband praised Somalia’s efforts and pledged that the IRC would increase humanitarian support, expand drought-response programs, and continue contributing to long-term resilience projects. He also committed to advocating globally for greater international attention to Somalia’s crisis.

Prime Minister Hamza welcomed the IRC’s renewed commitments, stressing that aid efforts must be aligned with sustainable solutions that help Somali families achieve stability and self-reliance.

The meeting comes as the government intensifies its nationwide drought-response coordination to protect vulnerable communities.

Source Sonna

Maxa Kasobaxay Shir looga hadlay abaaraha ka jira dalka?

0

Talaado, 9 Dec 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Caalamiga ah ee Samafalka David Miliband, oo booqasho shaqo ku yimid dalka.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay lagu soo hadal qaaday arrimo la xiriira gurmadka abaaraha ka jira qeybo kamid ah dalka oo la sheegay in ay saameysay in badan 4.4 Soomaali ah.

Ra’iisul Wasaaraha muujiyay welwelkiisa la xiriira xaaladda Abaaraha ka jira dalka, isagoo mas’uuliyiinta IRC ka codsaday in ay qeyb ka noqdaan gurmadka dadka wajahaya dhibaatada.

Agaasime David Miliband ayaa ku ammaanay Dowladda Soomaaliya dadaallada ay waddo, isagoo tilmaamay in ay qeyb ka qaadan doonaan gurmadka abaaraha, isla markaasna ay la wadaagi doonaan Xubnaha kale ee Beesha Caalamka.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo looga hadlay howlaha isku duwista gargaarka binu aadanimo la yeelanayay saaxiibada Soomaaliya.

Ciidanka XDS oo howlagallo ka fuliyay gobolka Shabeellada Hoose

0

Talaado, 9 Dec 2025 {HMC} Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Ciidanka Kumaandooska Danab ka fuliyeen tuulooyin u dhaxeeya deegaannada Towfiiq iyo Tooratoorow ee gobolka Shabeellada Hoose.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu qabtay xubno ka tirsan AS iyo hub ay wateen.

Sidoo kale, bayaanka ayaa lagu sheegay in howlgalka intuu socday ay ciidamada gacanta ku dhigeen sarkaal lagu magacaabo Sakariye oo uu dhalay mid kamid ah hoggaamiyeyaasha AS.

Dhinaca kale, ciidamada Danab ayaa gacanta ku soo dhigay mooto ay AS u adeegsan jireen gaadiid ahaan, hub iyo agab kale.

Ugu dambeyn, bayaanka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in ciidanka ay sii wadi doonaan howlgallada ay amniga ku xaqiijinayaan ee ay ka wadaan gobollada dalka.

Gobolka Shabeellada

Hoose ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka socday howlgalka Duufaanta Aamusan oo ay qeyb howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Dowladda

 

Two As Operatives Arrested in Targeted Raid

0

Tuesday 09, Dec 2025 {HMC}The Somali National Army’s Danab Commandos conducted a targeted security operation in the Towfiiq area, under Tora-Toorow in the Lower Shabelle region. During the operation, two members of the As terrorist group, who had been actively involved in extortion and threatening the safety of local civilians, were apprehended.

Preliminary investigations confirmed that one of the detainees, identified as Zakariye, is the son of Moallim Abdirahman, a senior AS leader currently being pursued by the Armed Forces.

The Commandos also seized a motorcycle used by the terrorists for mobility, as well as weapons and other materials that indicate ongoing planning of attacks targeting civilians.

This operation is part of the continuous nationwide efforts to dismantle the AS network and to strengthen the security and protection of the Somali people

Source Sonna

Prime Minister Hamza Abdi Barre Joins Qatar National Day Celebrations in Mogadishu, Hails Strategic Partnership

0

Tuesday 09, Dec 2025 {HMC} The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, attended a high-profile ceremony in Mogadishu today to commemorate the National Day of the State of Qatar. The event was organized to celebrate the deep-rooted ties between the two nations ahead of the official holiday date later this month.

Qatar National Day, officially observed on December 18, marks the historic unification of the country in 1878 by the founder, Sheikh Jassim bin Mohammed Al Thani. It serves as a day to honor the national identity, history, and the values upon which the State of Qatar was built.

In his keynote address, Prime Minister Hamza extended his heartfelt congratulations to the leadership and people of Qatar. He expressed profound gratitude for the continuous and multifaceted support that the Government of Qatar has provided to the Somali people and their government during critical times of recovery and state-building.

The Prime Minister emphasized that the relationship between Somalia and Qatar transcends standard diplomacy; it is a bond defined by brotherhood, mutual cooperation, and shared progress.

“The diplomatic, trade, and developmental relations between Somalia and Qatar are strengthening day by day,” Prime Minister Hamza stated. He noted that this growing partnership reflects the shared interests of both societies and aligns with the collective development aspirations of the two brotherly nations.

The ceremony in Mogadishu underscores the close diplomatic alliance between the two countries, with Qatar remaining a key partner in Somalia’s infrastructure development and humanitarian efforts.

Source Sonna

Somalia and Qatar Forge Stronger Bilateral Relations Through Key Agreements

0

Tuesday 09, Dec 2025 {HMC} The Federal Republic of Somalia and the State of Qatar held the inaugural meeting of their Joint High Committee on Monday in Doha, highlighting their shared commitment to strengthening bilateral relations.
Somalia was led by H.E. Abdisalam Abdi Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, while Qatar was led by H.E. Sultan bin Saad bin Sultan Al Muraikhi, State Minister for Foreign Affairs, as both sides engaged in high-level discussions to expand collaboration and promote strategic partnerships across governance, economic development, youth programs, and cultural exchange.
During the meeting, the sides evaluated existing cooperation and discussed ways to advance the bilateral partnership to broader horizons in a manner that serves the interests of the two brotherly countries.
At the conclusion of the meeting, the two sides signed an agreement on mutual administrative assistance for the effective implementation of customs laws and combating customs violations, a memorandum of understanding on youth cooperation, a memorandum on agricultural and food security collaboration between Qatar’s Ministry of Municipality and Somalia’s Ministry of Agriculture and Irrigation, and a memorandum on cultural cooperation.

Faah fahinta Dagaalka Cambodia iyo Thailand oo sii xoogeystay

0

Talaado, 9 Dec 2025 {HMC} Waddamada Cambodia iyo Thailand ayaa dagaal xooggan uu ka qarxay xuduudaha ay wadaagaan, iyadoo dhinac walba aanu muujinayn wax tanaasul ah tan iyo markii uu burburay xabad-joojintii Axaddii.

Milatariga Thailand ayaa sheegay in ay iska horimaadyo ka dhaceen shan gobol oo xuduudda ah, isla markaana saddex askartooda ka tirsan ay ku dhinteen tan iyo markii uu dagaalku dib u bilowday.

Cambodia ayaa sheegtay in weerarrada Thailand ay ku dileen toddoba qof oo rayid ah.

Hoggaamiyihii hore ee Cambodia ee ruug-caddaaga ahaa, Hun Sen, ayaa sheegay in ciidamada Cambodia ay “ka jawaabeen” weerarrada Thailand ee Talaadadii, ka dib wax uu ku tilmaamay muddadii dulqaadka.

Taliyaha ciidanka Thailand (Chaiyaphreuk Duangpraphat) ayaa sheegay inuu hiigsanayo inuu curyaamiyo awoodda ciidan ee Cambodia.

xildhibaano ka soo jeedo KGS oo isku raacay in markale Lafta gareen loo dhiso

0

Talaado, 9 Dec 2025 {HMC} Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan siyaasadeed oo muhiim ah, kaas oo ka qabsoomay hoyga uu magaalada ku degan yahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur {Madoobe}

Kulankaas ayaa waxaa iskugu yimid qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Koofur Galbeed.

Kulanka ayaa waxaa hoggaaminayey Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed {Laftagareen}

Wararka kasoo baxay kulanka ayaa sheegaya in Xildhibaanada iyo Madaxweyne Laftagareen ay isla qaateen go’aanka ah in mar labaad ay u dhisayaan Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen, taas oo sii xoojinaysa qorshaha Laftagareen uu ku doonayo inuu ku helo taageero ballaaran.

Kulamadan ayaa loo arkaa tallaabo uu Madaxweyne Laftagareen ku doonayo inuu ku kasbado beelaha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada Koofur Galbeed, iyada oo uu Muqdisho ka wado socdaallo iyo kulamo siyaasadeed oo xoogan.

Horey, Madaxweyne Laftagareen ayaa heshiisyo kala duwan la galay siyaasiyiinta isaga ka soo horjeeday oo uu horeeyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo siyaasiyiin kale, si uu u ballaariyo saameyntiisa siyaasadeed.

Sidoo kale, Laftagareen ayaa la filayaa inuu sii wado kulamo uu la yeelanayo beelo iyo hoggaamiyeyaal kale oo siyaasadeed, si uu u helo taageero cusub oo ku aaddan qorshihiisa mustaqbalka siyaasadeed.

Qaramada Midoobay oo cusboonaysiina Howlgalka AUSSOM

0

Talaado, 9 Dec 2025 {HMC} Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah ka yeelanaya cusboonaysiinta howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo waqti ahaan ku siman dhammaadka sanadkaan waa 31ka December 2025.

Howlgalkaan ayaa wajahaya dhibaatooyin dhinaca dhaqaalaha ah kaddib markii maalgalinta dalalkii bixin jiray ay joojiyeen halka qaar kale ay hoos u dhigeen, waxaa socda dedaallo lagu doonayo dalalkaas lagu weydiiyo kaalmo lacageed.

Dhinaca kale, isla fadhiga Golaha Ammaanka waxaa looga doodayaa qaraarka tirsigiisu yahay 2713 ee ka dhanka ah ‘AS’ isla markaana lagula soconayo xayiraadda Badda si aanay ‘AS’ wax uga degin, waqti ahaan waxa uu ku siman yahay 13ka Bishaan.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa rajo xumo ka muujiyay haddii Xafiisyadaan iyo qaraaraddaan isku sidkan ay waayaan taageero caalami ah maadaama sanado badan ay ku howlanayeen la dagaalanka ‘AS’ sida hadalka loo dhigay.

Sidoo kale waxa uu Golaha Ammaanka dhagaysan doonnaa warbixin la xiriirta wakiilladiisa Soomaaliya si ay ula wadaagaan waxyaabaha qabsoomay, muhiimadda ay leedahay muddo kordhinta iyo caqabadaha dhaqaale ee horyaalla AUSSOM.

{DAAWO MUQAALKA} FALANQEYN:- Xaalada boodama iyo go’aanado la sugaayay Soomaaliland oo ,,

0

Isniin, 8 Dec 2025 {HMC} FALANQEYN:- Xaalada boodama iyo go’aanada la sugayo SLN oo balan kale qabsatay.

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA FALANQEEYNTA