Home Blog Page 2568

RW ku-xigeenka oo xilalka u kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} iyo ku-simihii Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali {Xagaa}.

Ra’iisul Wasaaraha oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in Wasaaradda amnigu ay kamid tahay wasaaradaha ugu muhiimsan dalka, sidaas awgeedna loogu dhiibay shaqsi aqoon iyo waayo aragnimo u leh, isaga oo intaas ku daray in laga sugayo sidii ay Soomaaliya u noqon lahayd meel ammaan ah oo ka caaggan argagixisada.

Mudane Saalax ayaa xusay in qori kaliya aan lagu sugi karin amniga dalka oo loo baahan yahay in la xoojiyo hey’adaha sirdoonka iyo caddaaladda, kuwaas oo kaalin muhiim ah ka qaata sugidda amniga Qaranka.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Xildhibaanno, Agaasimaha Hey’adda NISA, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimeyaasha iyo Shaqaalaha Wasaaradda.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamada Gobolka Galgaduud Oo Xukun ku Riday Dhalinyaro dilay 2 Wiil oo Walaalo ah.

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Maxkamada Gobolka Galgaduud Oo Xukun ku Riday Dhalinyaro dilay 2 Wiil oo Walaalo ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Haddii uu madaxweynihii DFS uu tuuray Dastuurkii dalka maxaa dadka isku haya waa waxba Wasiirka

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC}Haddii uu madaxweynihii DFS uu tuuray Dastuurkii dalka maxaa dadka isku haya waa waxba Wasiirka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Kenya oo dib uga fiirsaneysa heshiis ay horay ula gashay Itoobiya

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Kenya oo dib uga fiirsaneysa heshiis ay horay ula gashay Itoobiya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Sargaal katirsanaa ciidanka Gorgor oo Muqdisho lagu dilay.

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Sargaal katirsanaa ciidanka Gorgor oo Muqdisho lagu dilay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Amniga Soomaaliya “Amniga Ilaah Ayaa sugi kara iyo Umadda Soomaaliyeed”

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Wasiirka Amniga Soomaaliya “Amniga Ilaah Ayaa sugi kara iyo Umadda Soomaaliyeed

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Ra’iisul waare Kuxigeenka “ Wasiir Fartaag ma moogana miisaanka ay wasaaradda u leedahay dalka”

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Ra’iisul waare Kuxigeenka “ Wasiir Fartaag ma moogana miisaanka ay wasaaradda u leedahay dalka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Qaar ka mid ah Bulshadda ku nool Magaaladda Gaalkacyo oo kacanaya musuqmaasuq.

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Qaar ka mid ah Bulshadda ku nool Magaaladda Gaalkacyo oo kacanaya musuqmaasuq.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 15_04_2024

0

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 15_04_2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

 

Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub dalka Taliyaaniga

Isniin, April, 15, 2024 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur {Madoobe} ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub dalka Taliyaaniga ee Soomaaliya Amb. Pier Marion Dacco Coppi.

Kullanka Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo danjiraha dalka Taliyaaniga Mudane Pier Marion Dacco Coppi oo ahaa mid isbarasho iyo kala warqaadasho ah, maadaama safiirka uu dalka cusub yahay.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii dowladda Taliyaaniga ay kaalin muuqata uga qaadan laheyd tayaynta iyo horumarinta Golaha Shacabka, waxaana uu ammaanay doorka Baarlamaanka Soomaaliya ka qaatay ansixinta shuruucda muhiimka u ah qaranka.

Sidoo kale guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Taliyaaniga ku boggaadiyay kaalinta weyn ka soo qaateen dib u dhiska dalka iyo taageerada ay siiso Soomaaliya.