Home Blog Page 2640

{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiyaha Madaale ayaa ku amaanay ardayda Xaafidul Qur’aanka iyo Waalidiin tooda sida ay ugu

0

Axad 31, March 2024 {HMC} Guddoomiyaha Madaale ayaa ku amaanay ardayda Xaafidul Qur’aanka iyo Waalidiin tooda sida ay ugu

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} FAAH-FAAHIN: Gabar kufsi iyo dil loogu geystay deegaan hoostaga Buulo-Barde.

0

Axad 31, March 2024 {HMC} FAAH-FAAHIN: Gabar kufsi iyo dil loogu geystay deegaan hoostaga Buulo-Barde.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey.

0

Axad 31, March 2024 {HMC} Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Inta aadan qabriga gelin Alle ka cabso oo daacad ugu adeeg dalka, dadka iyo diinta, Madaxa wacyigal

0

Axad 31, March 2024 {HMC} Inta aadan qabriga gelin Alle ka cabso oo daacad ugu adeeg dalka, dadka iyo diinta, Madaxa wacyigal

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo ka qeyb galay Tartan Qur’aan Akhris ah oo loo qabtay arday ka

0

Axad 31, March 2024 {HMC} Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo ka qeyb galay Tartan Qur’aan Akhris ah oo loo qabtay arday ka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Xasan Shiikh oo Saxiixay ansixintii cutubyo ka mid ah dastuurka

Axad 31, March 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS, oo ay shalay cod Aqlabiyad leh ku ansixiyeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in dhammeystirka Dastuurku uu aas-aas u yahay horumarinta dimuqraadiyadda, sinaanta dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, adkaynta iyo dhisida hay’ado dowladeed oo hufan.

Munaasabadda saxiixa Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-kabeddelka cutubyada Dastuurka dalka waxaa goobjoog ahaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Siyaasiyiin mucaarad ah iyo maamulka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay talaabada ay labada aqal ee baarlamanka Somalia ku ansixiyeen afar cutub oo qeyb ka ah wax ka bedelka dastuurka dalka.

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa kala qabsaday gudoomiyaha Wajeer iyo Sheekh Rusheeye?

0

Axad 31, March 2024 {HMC} Maxaa kala qabsaday gudoomiyaha Wajeer iyo Sheekh Rusheeye?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 31/03/2024

0

Axad 31, March 2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 31/03/2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Culuma-diinka iyo Odoyaasha Degmada Jalalaqsi oo Booqday Deegaanka Eji oo Baaq Deg deg ah Soo Saaray

0

Axad 31, March 2024 {HMC} Culuma-diinka iyo Odoyaasha Degmada Jalalaqsi oo Booqday Deegaanka Eji oo Baaq Deg deg ah Soo Saaray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 31- 03 -2024

Axad 31, March 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo: Shukir Baryare & Mastaf AliĀ 

farsamadii; C/Kaafi

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO