Home Blog Page 2646

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Maareeye “Somaliland anagaa meteleyna, dastuurkana anagaa ansixinay”

0

Sabti 30-March-2024 {HMC}  Wasiir Maareeye “Somaliland anagaa meteleyna, dastuurkana anagaa ansixinay”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray ansixinta Dastuurka Dalka

Sabti 30-March-2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.

Madaxweynaha oo ah Ilaaliyaha mabaadi’da aasaasiga ah ee Dastuurka ayaa tilmaamay in Dastuurkan uu ku saleysan yahay Shareecada Islaamka iyo dhaqanka suubban ee Soomaaliyeed,

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed dhammeystirka Dastuurka.

Maanta waa maalin taariikhi oo baal dahab ka gali doonta hannaanka dowlad-dhiska dalka ee muddada soosocday. Dhammeystirka Dastuurka waxa uu aas-aas u yahay horumarinta dimuqraadiyadda, qarannimada iyo Hay’adaha dowladnimada, waxaan ugu baaqayaa Xildhibaanna Labada Aqal in ay sii amba-qaadaan turxaan-bixinta, toosinta iyo dhammeystirka cutubyada dhiman ee Dastuurka

{DAAWO MUUQAALKA} S. c/xakiin “Qodobada Dastuurka aan ansixnay waxaa lagu soo daray talooyinki ay Xil_ soo jediyeen.”

0

Sabti 30-March-2024 {HMC} S. c/xakiin “Qodobada Dastuurka aan ansixnay waxaa lagu soo daray talooyinki ay Xil_ soo jediyeen.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 30- 03 -2024

Sabti 30-March-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo: Shukir Baryare & Yasiin Ali

farsamadii; C/Kaafi

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

 

Baarlamaanka labad gole oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka

Sabti 30-March-2024 {HMC} Xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo haatan kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka beddelka dastuurka, waxayna xildhibaanadu u codeeyeen afarta cutub ee ugu horreysay dastuurka.

Xildhibaanada ayaa marka hore mid mid u meel mariyay afarta cutub ee wax laga beddalay, kuwaas oo labadii bilood ee lasoo dhaafay ay ka doodayeen mudanayaashu.

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulankan ayaa ku dhowaaqay sida ay u dhacday riseynta afarta cutub, waxaana ogolaaday dhammaan xildhibaana xaadiray.

Intaas kaidb ayaa waxaa la guda galay meel-marinta wax ka beddelka dastuurka oo ay u kala codeeyeen labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Aqalka sare 42 Senator ayaa ogolaatay wax ka beddelka dastuurka, ayaga oo Haa ugu coddeeyay afarta cutub ee dooddooda maalmihii dambe ka socotay baarlamaanka.

Sidoo kale 212 Xildhibaan ayaa iyagna Haa ugu coddeeyay, waxaana sidaas cod aqlabiyad ah loogu ansixiyay wax ka beddelka dastuurka, sida uu ku dhowaaqay Aadan Madoobe.

Arrintan ayaa soo afjareyso dood muddo dheer ka taagneyd dastuurka oo ay diidanaayeen mucaaradka, gaar ahaaan madaxweynayaashii hore iyo hoggaanka sare ee Puntland.

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Baarlamaanka soomaaliya oo meel mariyey wax ka beddelka dastuurka,

0

Sabti 30-March-2024 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Baarlamaanka soomaaliya oo meel mariyey wax ka beddelka dastuurka,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} War DEG-DEG AH: Aqalka sare ee Baarlamaanka dalka oo Ansixiyay Dastuurka Dalka.

0

Sabti 30-March-2024 {HMC} War DEG-DEG AH: Aqalka sare ee Baarlamaanka dalka oo Ansixiyay Dastuurka Dalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQALKA} U codeynta Dastuurka oo hadda socota iyo buuq badan oo ka jira Hoolka Baarlamaanka.

0

Sabti 30-March-2024 {HMC} U codeynta Dastuurka oo hadda socota iyo buuq badan oo ka jira Hoolka Baarlamaanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Sheikh Mohamud Sheikh Abdulbaari oo Baaq Nabadeed udiray Beelaha ku dagaalamaya Dagmada Diinsoor

0

Sabti 30-March-2024 {HMC} Sheikh Mohamud Sheikh Abdulbaari oo Baaq Nabadeed udiray Beelaha ku dagaalamaya Dagmada Diinsoor

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Xil. Nuradin Dastuurka waannu u codaynaynnaa Saaka, cidda diidan waxay diidantahay Sooomaaliya

0

Sabti 30-March-2024 {HMC} Xil. Nuradin Dastuurka waannu u codaynaynnaa Saaka, cidda diidan waxay diidantahay Sooomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA