Arbaco-27-March-2024 {HMC} Is badal weyn oo ku yimid qiimaha lakala siisto hilibka Kaluunka suuqyadda Muqdisho. Warbixin
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Is badal weyn oo ku yimid qiimaha lakala siisto hilibka Kaluunka suuqyadda Muqdisho. Warbixin
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Taliyaha Qeybta Guud ee Waddooyinka ee “ Waxaa la idinka sugayaa in aad u naxarisataan bulshada,
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo xukun ku riday Cabdi Maxamuud Xaashi oo lagu helay dil uu geystay
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo shixnad gargaar ah u dirtay Maamulka Jubaland.
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Masaajid ku yaala MUqdisho oo dadka ku sugnaanaya laga rabo Warqad caafimad Damiin, iyo sharudo kale
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Dowladda Itoobiya oo shaacisay magacyada dadka weli la maqan lacagaha lala baxsaday.
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo:Yaasiin Ali Ahmed
farsamadii; Mohamed Baryare Haamud
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Dagaalkii ka dhacay Degmada Xarardheere oo la sheegay in raga la dilay ay ku jiraan Ajaaniib AS ah.
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Madaxweyne Xasan Shiikh oo abaalmarin Lacageed siiyay Arday ka qeyb gashay Tartan quraan.
Arbaco-27-March-2024 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa ka warbixisay koror ku yimid dakhliga gudaha, iyadoo weli
dalka uu ka shaqeynayo sidii loo xoojin lahaa kaabayaasha dhaqaalaha, kaddib markii dhawaan hay’adaha caalamiga ah ee maaliyadda ay ka cafiyeen deymaha.
Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in kororkani uu ka dambeeyay markii dib u habeyn lagu sameeyay siyaasadda maaliyadda, maamulka maaliyadda dowladda, iyo awoodda soo saarista dakhliga; iyo soo bandhigida dakhliga si casri ah.
Kristina Svensson, oo ah madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in kasta oo dhawaanahan horumar ay sameysay Soomaaliya, haddana heerka dakhliga gudaha uu aad u hooseeyo si loo gaarsiiyo natiijooyin muuqda oo muwaadiniinta ah.
Waxa ay sheegtay in qeyb muhiim ah oo ka mid ah kharashaadka dowladda Soomaaliya ay hadda ku baxdo deeqo, kuwaas oo la filayo in ay si tartiib tartiib ah hoos ugu dhacaan.
Waxay sheegtay in IDA ay bixisay taageerada miisaaniyadeed ee US$175 milyan, taasoo lala wadaagay Dawladaha xubinta ka ah Federaalka (FMS) sidii isku wareejin dawladeed, labadii sano ee la soo dhaafay.
“Iyadoo la aqoonsanayo baylahdeeda xad dhaafka ah iyo in la taageero dadaallada horumarineed ee Soomaaliya, marka la eego awoodda hay’adaha daciifka ah iyo booska maaliyadeed ee xaddidan, IDA waxay kordhisay muddada ay maalgelinteeda ku bixinayso shuruudaha deeqaha illaa dhammaadka Juun 2025,” Svensson ayaa sidaas u sheegay