Sabdi jan-20 2024-{HMC} Sida Madax iyo Shacab ay uga Fal celiyeen Damaca Badda ee Itoobiya.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Sabdi jan-20 2024-{HMC} Sida Madax iyo Shacab ay uga Fal celiyeen Damaca Badda ee Itoobiya.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Sabti jan-20 2024-{HMC} Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah fadhioodi caadiga ahaa isugu yimid, waxaana shir guddoominaayey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Axmed Siciid.
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa ansixiyey guddiga joogtada ah ee baarlamaanka kaas oo ka kooban 10 xubnood oomadax gudiyeedyo iyo Guddoomiyaha Golaha wakiilada iyo labadiisa ku xigeen.
Waxaa si rasmi ah loo dhammeystiray xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, kadib soo gudbinta Xildhibaannada.
Waxaana gobolkasta Golaha u soo gudbiyey xubnaha uga mid noqonaya Guddiga Joogtada ah, kuwaas oo kala ahaa:
Golaha wakiilada Puntland ayaa ansixiyey guddiga joogtada ah ee baarlamaanka kaas oo ka kooban 10 xubnood oomadax gudiyeedyo iyo Guddoomiyaha Golaha wakiilada iyo labadiisa ku xigeen.
Waxaa si rasmi ah loo dhammeystiray xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Baarlamaanka Puntland, kadib soo gudbinta Xildhibaannada.
Waxaana gobolkasta Golaha u soo gudbiyey xubnaha uga mid noqonaya Guddiga Joogtada ah, kuwaas oo kala ahaa:
Guddiga joogtada ah ayaa ka kooban Guddoomiyaha, Labada Guddoomiye ku-xigeen iyo 10 Madax Guddiyeed, sida uu qabo Xeer-hoosaadka Baarlamaanka Maamulka Puntland.
Sabdi jan-20 2024-{HMC} “11shir Oo Somaliland Iyo Somaaliya Ku Wada Hadleen Waxaa Fashilisay Mamulka Somaliya” Wasiir Yuusuf
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Sabdi jan-20 2024-{HMC} Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Sabdi jan-20 2024-{HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 1/20/2024
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Sabdi jan-20 2024-{HMC} Taliska daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaalka As iyo diyaargarowga ciidanka Amniga.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA
Sabti jan-20 2024-{HMC} Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeeyso Dagaal Culus oo goordhow ka qarxay Xadka ay wadaagan Gobolada Hiiraan iyo Shabeelle dhaxe.
Dagaalkan oo udhaxeeyo Labo Maleeshiyo Beelled ayaa ka socda inta udhaxeeyso Deegaanada Oogaale ilaa horwaay oo ah deegaano hoostaga degmooyinka Mahadaay iyo jalalaqsi oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhaxe ee maamulka Hirshabeelle.
Sida ay sheegayaan Wararka aan ka heleyno Dagaalka ayaa waxaa uu ka biloowday Beero deegaanada ku yaalla oo labada Beelled ay isku haaystaan mudooyinkii danbe.
Sidoo Dagaalka waxaa ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac ee dirirtu u dhaxeeyso waloow aan la ogeyn tirada rasmiga ah.
Wararkii ugu dambeeyay aan heleeyno Dagaalka ayaa waxaa ay sido kale sheegayaan in Ciidamada Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaliya iyo Ciidamo kale ay ku baxeeyn Dagaalka ka socda Xadka Hiiraan iyo Shabellaha dhaxe.
Waxii Faah faahin ah Goordhow Hiiraanweyn kala soco
Saturday jan-20 2024-{HMC} The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who visited the Al-Azhar Al Sharif center in Cairo, met with Sheikh Ahmed Mohamed El-Tayeb, the Imam of Al-Azhar. study at Al-Azhar University and Centers.
The President, who said that Somalia is committed to strengthening the implementation of religious institutions and centers to deal with extremist ideology, invited Sheikh Ahmed Al Tayyib to visit Somalia to see the progress and the fruits. Somali government.
On his part, Sheikh Ahmed Mohamed El-Tayeb who thanked the President for the visit accepted the invitation and strongly condemned the Ethiopian government’s intervention in the independence and unity of the Federal Republic of Somalia, noting that it needs to be defended together. anyone who abuses you.
Saturday jan-20 2024-{HMC} Today 20 Jan 2024, around 14:00 PM, the late ex-Policeman Dahir Abdi Ahmed, son of Salado Mohamed Gedi, 45 years old, born in Mudug, resident of Wadajir, was killed in Wadajir District, especially in Hawa-Taako department.
The police suspect, Mawlid Mohamud Ahmed, who is accused of killing the deceased, was arrested by the security forces, but he is still in custody.
The command of the Somali Police Force is saddened by this terrible incident. The accused will soon face justice.
Sabdi jan-20 2024-{HMC} Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xassan Shiikh iyo Imaamka Al-Azhar ?
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA