Home Blog Page 2940

{DAAWO MUUQAALKA} Cabdiraxmaan C/Shakuur”MW Xasan Sheekh wuu ku qaldanaa kulankii uu jabuuti kula yeeshya Muuse Biixi

Jimco jan-19 2024-{HMC} Cabdiraxmaan C/Shakuur”MW Xasan Sheekh wuu ku qaldanaa kulankii uu jabuuti kula yeeshya Muuse Biixi

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} MW Xasan oo Madaxda {NAM} ka hor sheegay Mooqifka Soomaaliya ee ku aadan Damaca badda ee Itoobiya.

Jimco jan-19 2024-{HMC}  MW Xasan oo Madaxda {NAM} ka hor sheegay Mooqifka Soomaaliya ee ku aadan Damaca badda ee Itoobiya.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

Doorashada Comoros: Internetka oo go’ay kadib mudaaharaadyo halka ka bilawday

Jimco jan-19 2024-{HMC}  Maamulka dalka Comoros ayaa jaray isticmaalka internet-ka kadib dibadbaxyo looga soo horjeedo dib u doorashada madaxweyne Azali Assoumani.

Hal qof ayaa lagu soo warramayaa in uu ku dhintay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen iyada oo booliisku ay sii wadaan dagaalka ay kula jiraan taageerayaasha mucaaradka ee cadhaysan ee ku sugan caasimadda Moroni.

Wadooyin dhowr ah oo ku yaalla caasimadda ayaa la gooyay, waxaana la xiray tiro aan la cayimin oo dibadbaxayaal ah.

Dowladda Mareykanka oo ka digay fulinta is afgaradkii dhexmaray Itoobiya iyo Soomaaliland

0

Jimco jan-19 2024-{HMC}  Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in hab diblomaasiyadeed oo keliya lagu xallin karo khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia.

Maraykanka ayaa soo dhoweeyay shirka aan caadiga ahayn ee IGAD ay ku qabatay dalka Uganda, kaasoo looga hadlayay sidii xal looga gaari lahaa xiisadda sii kordhaysa ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia.

“Mareykanka waxaa ka go’an iskaashi iyo inuu taageero dadaallada lagu hormarinayo nabadda iyo xasilloonida dadka Geeska Afrika ay doonayaan oo ay mudan yihiin,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo xafiiska arrimaha dibbada Maraykanka ee Afrika.

Maraykanka ayaa horey mowqifkiisa u caddeeyay, isagoo sheegay heshiiska Ethiopia iyo Somaliland inuu khatar ku yahay xasiloonida gobolka, isagoona dowladda Ethiopia ugu baaqay inay ilaaliso madax bannaanida iyo midnimada dhuleed Soomaaliya.

War kasoo baxay aqalka Cad ayaa walaac looga muujiyay in heshiiskaas uu horseedi karo xasillooni darro iyo in la carqaladeeyo dadaallada caalamiga ah ee looga hortagayo argagixisada.

John Kirby, isuduwaha xidhiidhka golaha amniga qaranka Maraykanka, ayaa u sheegay warfidiyeenka in aqoonsiga Ethiopia ay siiso Somaliland uu halis gelinayo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

{DAAWO SAWIRADA} Qarax lagu soo xiray gaari dameer oo lagu weeraray ciidan ka tirsan Kenya

0

Jimco jan-19 2024-{HMC} Gaari dameer ah oo siday walxaha qarxa ayaa lagu weeraray bar kontorool oo ku taal xuduudka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana ku dhintay hal askari oo ka tirsan booliska Kenya afar kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Warbixin ka soo baxday Booliska Kenya, ayaa lagu sheegay in gaari dameerkaan oo uu watay qof shacab ah uu ka gudbay Koontaroolka ay ciidanka Soomaaliya ku leeyihiin Buula Xaawo, kadibna uu galay xadka Kenya, halkaas oo ay ku joojiyeen Askarta Kenya si ay u hubiyaan rarka saaran, ka dibna waa uu ku qarxay.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ninkii waday uu ka booday oo uu dib ugu soo laabtay Soomaaliya daqiiqado ka hor inta uusan gaadhigu qarxin, taasi oo keentay in dab xoogan uu ka kaco xadka dhanka waqooyi ee Mandheera.

Wararka ayaa sheegaya in darawalkii Gaari dameerka ay xireen Ciidamada Booliska Soomaaliya, xilli uu doonayay in uu baxsado, waxaana la sheegay in Ciidamada Ammaanka ee Degmada Mandheera ay kala xaajoodeen Booliska Buula Xaawo in lagu soo wareejiyo Maamulka Kenya.

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka, balse Al-Shabaab, ayaa marar badan qaraxyo iyo weeraro ka geysatay gudaha dalka Kenya iyo xadka labada waddan.

DFS Ma jirto wax dhex dhexaadin ah ilaa Itoobiya ay ka noqoto is-afgaradka sharci darrada ah

0

Jimco jan-19 2024-{HMC}  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan jirin meel lagu dhex dhexaadinayo khilaafka kala dhaxeeya Itoobiya, haddii aysan Addis Ababa baabi’in heshiiska muranka badan dhaliyay oo ay la gashay maamulka Somaliland.

“Ma jirto wax dhex dhexaadin ah ilaa Itoobiya ay ka noqoto is-afgaradka sharci darrada ah oo ay dib u xaqiijiso madax banaanida dhuleed ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, kaas oo la soo dhigay baraha bulshada ee rasmiga ah ee wasaaradda.

Warkan ayaa yimid ka dib markii guddiga xallinta khilaafaadka ee Midowga Afrika ay Arbacadii ka wada hadleen xiisadda waxayna ugu baaqeen labada waddan inay is xakameeyaan oo ay sare u qaadaan wadahadal macno leh oo lagu helayo xal nabadeed .

Urur goboleedka IGAD ayaa sidoo kale shalay oo Khamiis ahayd shir aan caadi ahayn ku yeeshay dalka Uganda, kaasoo looga hadlayay khilaafka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, waxaana lagu cambaareeyay xadgudubka Ethiopia ay ku hayso dhulka Soomaaliya.

Somalia rejects mediation efforts with Ethiopia over port deal

0


Friday January 19, 2024

Somalia rejected any discussions with Ethiopia about Addis Ababa’s agreement to lease a port in the breakaway region of Somaliland, as regional heads of state gathered on Thursday to try to defuse a growing diplomatic crisis.

Under a memorandum of understanding signed on Jan. 1, Ethiopia would consider recognising Somaliland’s independence in return for gaining access to the Red Sea, partly through the port lease.

Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has not won recognition from any country and the port lease deal, which would be a boon to landlocked Ethiopia, has enraged Somalia.

An escalating war of words, including threats by Somalia to go to war to prevent the deal from going through, led the African Union to call on Wednesday for restraint and “meaningful dialogue”.

“There is no space for mediation unless Ethiopia retracts its illegal MOU and reaffirms the sovereignty and territorial integrity of Somalia,” Somalia’s ministry of foreign affairs said in a statement on Thursday.

Under the deal, which still has to be finalised, Ethiopia would lease 20 km (12 miles) of coastland around the port of Berbera, on the Gulf of Aden, for 50 years for military and commercial purposes.
Ethiopia’s current main port for maritime exports is in the neighbouring country of Djibouti.

Heads of state from a regional group, the eight-member Intergovernmental Authority on Development (IGAD), met in Entebbe, Uganda, on Thursday to seek a peaceful solution.

Those in attendance included the presidents of Djibouti, Kenya, Somalia and South Sudan as well as the leader of the Sudanese paramilitary Rapid Support Forces (RSF), Mohamed Hamdan Dagalo.

AL-SHABAAB FEARS

The U.S. special envoy for the Horn of Africa, Mike Hammer, who attended as an observer along with the European Union, Saudi Arabia and Turkey, said the MOU threatened to further undermine regional security and had been weaponized by Al Shabaab militants.

“We have already seen troubling indications that al-Shabaab is using the MOU to generate new recruits,” he told delegates in Uganda, according to a copy of the remarks seen by Reuters.
Ethiopia did not send a delegation, saying it was informed too late about the summit.

At a news conference on Thursday, Ambassador Meles Alem, Ethiopia’s foreign affairs spokesperson, rejected a statement by the Arab League on Wednesday that called the MOU “a clear violation of international law”.

“The statement is a disservice to the organisation itself as well as member countries. More than anything it shows a disregard to Africans,” Meles said.

Reporting by Giulia Paravicini in Nairobi and Dawit Endeshaw in Addis Ababa Editing by Aaron Ross, Frances Kerry and Gareth Jones

 

Plane with UN cargo crashes in Somalia

0


Friday January 19, 2024

A cargo plane contracted by the United Nations (UN) on Thursday crashed while landing on an airstrip in El-Barde in Somalia’s South West State, killing one person and injuring two others.

The aircraft was carrying humanitarian supplies for the World Food Programme (WFP) when it veered off the runway.

“The United Nations in Somalia expresses its condolence to the family and colleagues of the victim, and wishes a speedy recovery for the injured,” UN said in a statement Thursday.

The UN said it was working with the contracted airline company, the federal government and the South West State authorities to investigate the incident.

The accident comes just a week after a UN helicopter made an emergency landing in an Al Shabaab-controlled territory in Central Galmudug State.

An internal UN memo circulated to staff in Somalia last week said nine people were aboard the helicopter and six were reportedly taken into captivity. One passenger was believed to have been killed and two had fled, the memo added.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 19- 0-1- 2024}

Jimco jan-19 2024-{HMC} — Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo : Abdirahman Muse

Farsamadii : Kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

Somalia-Ethiopia tension revives memories of 1977

0


Bushra Mohamed
Friday January 19, 2024

State media in Somalia have recently been broadcasting what some have described as an “incitement” song performed by the Somali police band.

It revives historical feelings of enmity towards Ethiopia in light of the controversial 1 January deal the country struck with the self-proclaimed republic of Somaliland.

The lyrics relate to a territorial war fought nearly 50 years ago – in 1977 – between Ethiopia and Somalia.

“If you don’t want peace, we will give you a chance to remember what we did to you in 1977,” says the song.

In that conflict, Somali soldiers went deep inside Ethiopia, capturing a huge swathe of the country before being beaten back by a better equipped Ethiopian army.

Both sides claim victory.

The song, called Remember What We Did to You in 1977, plus two others also relating to Ethiopia, have been widely shared across social media by Somalis.

Somaliland declared independence from Somalia in 1991, but this has not been recognised internationally.

The deal, which could see Somaliland leasing part of the coastline to Ethiopia, has caused profound offence in Somalia which sees this as Ethiopia as trying to take part of its sovereign territory.

Recently, Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud and the country’s prime minister have publicly said that their ancestors have fought Ethiopia for many generations and defended their country, and they are obliged to do the same.

‘’The person who is dividing our people is an enemy, they deserve resistance, we used to fight with them for generations, we’re the same people, we haven’t changed,” President Mohamud said.

The country’s leadership has also described Ethiopia as a threat to its national security.