Home Blog Page 2942

Nin 50 sano oo xabsi ah lagu xukumay boqor uu aflagaadeeyay awgeed

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Nin u dhashay dalka Thailand ayaa lagu xukumay konton sano oo xarig ah kadib markii lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay boqortooyada. Waxaa loo malaynayaa inuu yahay xukunkii ugu dheeraa ee abid lagu xukumo qofka sidan oo kale sameeyay. Mongkol Thirakot, oo u dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadda, ayaa la xukumay ka dib markii uu faallooyin soo dhigay Facebook.

Markii hore waxaa lagu xukumay siddeed iyo labaatan sano, laakiin maxkamadda sare ayaa kordhisay muddada xabsiga ka dib markii lagu daray eedeymo kale oo loo haysaty.

Boqolaal qof ayaa lagu dacweeyay gudaha Thailand dhowrkii sano ee ugu dambeeyay iyadoo la raacayo sharciyo adag oo ka hortagaya dhaleeceynta Boqor Maha Vajiralongkorn.

 

Mucaaradka DR Congo oo dibadbaxyo ku baaqay maalinta caleema saarka

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Saddex ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, ayaa ku baaqay dibad-bax dalka oo dhan ka dhacay Sabtida, markaas oo lagu wado in madaxweyne Félix Tshisekedi xilka madaxtinimada loo dhaariyo mar labaad.

Baaqa banaanbaxa Sabtidii dhacay ayaa waxaa si wada jir ah shir jaraa’id oo online ah ku qabtay Moïse Katumbi, oo sida ku cad natiijada rasmiga ah, kaalinta labaad galay isgoo helay tirada 18% guud ahaan codadka la dhiibtay, Martin Fayulu, oo kaalinta saddexaad galay 5% iyo Anzuluni Bembe, oo helay 1% .

Waxa ay ku eedeeyeen in doorashadaasi ay ka dhacday wax isdaba marin. Maxkamadda dastuuriga ah ay ansixisay guusha Mr Tshisekedi.

Ciidamada ammaanka ee dalka Uganda oo xiray guryaha labada siyaasi ee mucaaradka ku ah Dowlada dalkaas

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Ciidamada ammaanka ee dalka Uganda ayaa xiray guryaha labada siyaasi ee mucaaradka ku ah Dowlada dalkaas, ka hor dibadbax la qorsheynayo inuu ka dhaco caasimadda Kampala.

Kizza Besigye iyo xidigii hore ee fanka ninka la gu magacaabo Bobi Wine ayaa labaduba sheegay in askarta iyo saraakiisha booliiska ay ka hortagayaan inay baxaan oo ay u diideen inay guryahooda ka baxaan.

Labadan nin ayaa waxay ku baaqeen dibadbax ay ku dalbanayaan in dowladda ay hagaajiso waddooyinka magaalada. Afhayeen u hadlay booliiska ayaa sheegay in la qaaday tallaabooyin lagu joojinayo labadan nin oo ay sheegeen inay kicinayaan dadweynaha iyagoo qabanaya shirar aan sharci ahayn iyo bannaanbaxyo siyaasadeed.

Xisbiyada mucaaradka ayaa dowladda Uganda ku eedeeyay in ay xirxirtay dadka darbi-jiifka ah iyo in ay burburisay dukaanno ku yaalla hareeraha waddooyinka, ka hor laba shir oo caalami ah oo ka dhacaya Kampala.

Soomaaliya oo shuruud ku xirtey in ay wadahadal la gasho Itoobiya

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} – Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa meesha ka saartey in wadahadal lala furayo Itoobiya illaa ay ka laabaneyso heshiis-beenaadka ay la gashay maamulka Somaliland.

Hadalkan ayaa waxa uu imaanayaa xilli Midowga Afrika gaar ahaan golahiisa ammaanka iyo nabadda uu soojeediyay in Muqdisho iyo Addis Ababa ay miiska dushiisa ku xaliyaan is-maan-dhaafkooda.

 

Balse, war qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in aysan suurtagal ahayn wadaxaajood ayna imaan karto marka la laalo heshiiskaas.

 

“Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay dhammaan dalalka xubnaha ka ah AU, UN, iyo IGAD ay la yeelato xiriir faa’iido u leh labada dhinac kaasoo ku saleysan sharciga caalamiga ah oo horseedi kara horumar dhaqaale iyo barwaaqo la wadaago,” ayaa lagu soo xiray bayaanka.

WAR DEG DEG AH: Urur Goboleedka IGAD oo Si Buuxda U Taageeray Madaxbanaanida Soomaaliya

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} War-murtiyeed kasoo baxay shir-madaxeedka degdeg ahaa ee Ururka IGAD ku yeesheen caasimada Uganda ee Kampala ayaa lagu ayiday madax-banaanida Soomaaliya balse waxa uu ku baaqay in xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya la qaboojiyo ama lagu dhameeyo miiska wadahadalka.

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxda soomaaliland oo yeeshay kulan looga hadlayay dhaqan Galinta heshiiskii badda.

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Madaxda soomaaliland oo yeeshay kulan looga hadlayay dhaqan Galinta heshiiskii badda.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

Qaramada Midoobay oo War ka so Saartay Diyaarad ku dhacday Ceel-Barde

0

Khamiis18 Jana 2024–{HMC} Diyaarad xamuul ah oo Qaramada Midoobay qandaraas kula jirta ayaa maanta iyadoo degaysa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee Ceel-Barde ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Diyaaradda ayaa sahay bini’aadantinimo u daabuleynaysay Hay’ada Cunada Aduunka WFP markay ka baxday dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay laba kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa tacsi u diraysa qoyska iyo asxaabta uu ka geeriyooday dhibanaha, waxayna kuwa dhaawacmay u rajaynaysaa caafimaad degdeg ah.

Qaramada Midoobay waxay la shaqeyneysaa shirkadda diyaaradda qandaraaslaha ah iyo mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si loo baaro dhacdada.

UN-contracted plane carrying humanitarian supplies crashes in South West State

0

Mogadishu, 18 January 2024 –{HMC} – A United Nations-contracted cargo plane today crashed while landing on an air-strip in El-Barde in Somalia’s South West State.

The aircraft was transporting humanitarian supplies for the World Food Programme when it veered off the runway. Initial reports indicate there was one fatality and two people injured.

The United Nations in Somalia expresses its condolence to the family and colleagues of the victim, and wishes a speedy recovery for the injured.

The United Nations is working with the contracted airline company and federal and South West State authorities to investigate the incident.

Somalia rejects mediation with Ethiopia gov’t over Somaliland port deal

0

Thursday January 18, 202: Somalia said on Thursday there was no room for mediation in a dispute with Ethiopia unless Addis Ababa cancelled a controversial deal with the breakaway region of Somaliland.

Tensions in the Horn of Africa have escalated after landlocked Ethiopia reached a memorandum of understanding with Somaliland on January 1 that gives it access to the sea.

“There is no space for mediation unless Ethiopia retracts its illegal MOU and reaffirms the sovereignty and territorial integrity of Somalia,” the country’s foreign ministry said in a statement posted on its official social media accounts.

The comment comes after the African Union’s conflict resolution body on Wednesday discussed the crisis and called on the two countries “to exercise restraint, de-escalate and engage in meaningful dialogue towards finding a peaceful resolution of the matter”.

The eight-country trade bloc Intergovernmental Authority on Development (IGAD) is also holding an extraordinary summit in Uganda on Thursday on the Ethiopia-Somalia feud, as well as the conflict in Sudan. All four countries are part of the bloc, along with South Sudan, Djibouti, Kenya and Eritrea.

Access to the sea

Somalia says its sovereignty and territorial integrity have been violated by the pact and has appealed for international support. Somaliland is a former British protectorate facing the Gulf of Aden which declared its independence from Somalia in 1991, a move not recognised by the international community.

Under the January 1 deal, Somaliland agreed to lease 20 kilometres (12 miles) of its coast for 50 years to Ethiopia, which wants to set up a naval base and a commercial port on the coast.

For years, Ethiopia, with a population of approximately 100 million people, has sought access to the sea after Eritrea broke away from Addis Ababa and formally declared independence in 1993 following a three-decade war. The Horn of Africa country currently relies on neighbouring Djibouti for most of its maritime trade.

In Ethiopia, where for much of 2023 the government stressed the economic need for a seaport and even subtly hinted at possibly invading Eritrea for access to the Red Sea, the deal is being portrayed as a victory.

SOURCE: AL JAZEERA AND NEWS AGENCIES

Sudan’s anti-war coalition to participate in IGAD Summit

0


Thursday January 18, 2024

A prominent leader in the Coordination of Civil Democratic Forces (Tagadum) has revealed that the coalition will participate in the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) summit scheduled on Thursday in Uganda to discuss the ongoing crisis in Sudan.

The IGAD extraordinary summit in Kampala will address the dispute between Somalia and Ethiopia over Somaliland port and the deteriorating situation in Sudan. Invitations were extended to Sudanese rival leaders, Chairman of the Sovereign Council, Commander-in-Chief of the Armed Forces Abdel Fattah al-Burhan, and Commander of the Rapid Support Forces (SRF) Mohamed Hamdan Dagalo.

While al-Burhan has decided to boycott it, Daglo confirmed his participation. The Sudanese Foreign Ministry has also suspended dealings with IGAD regarding the current crisis, accusing the organization of disrespecting Sudan’s sovereignty by inviting Dagalo and including Sudan on the summit agenda without prior consultation with Khartoum.

A prominent Tagadum leader informed Sudan Tribune, “Former Prime Minister Abdallah Hamdok and several members of the coalition’s outreach committee will lead the delegation participating in the IGAD summit.”

The source added that the coalition would present its roadmap for resolving the crisis and the Addis Ababa Declaration signed with the RSF Commander to the East African bloc leaders tasked with resolving the conflict.

He emphasized that the coalition of civilian forces is committed to finding a peaceful solution to the Sudanese crisis and achieving national reconciliation.

The announcement of Tagadum’s participation in the IGAD summit comes two days after al-Burhan agreed to meet with a delegation from the coalition to discuss ways to end the nine-month conflict.

On January 3, former Prime Minister Abdallah Hamdok met with the Djibouti President and IGAD Cahir Omer Ismail Guelleh to request their inclusion in the efforts of the regional bloc to resolve the ongoing conflict and restore civilian rule.