Home Blog Page 2943

FOOTBALL Somalia’s own Omar Abdulkadir Artan makes history at the Africa Cup of Nations

0

Pulse Sports Kenya
Thursday January 18, 2024

Somali referee Omar Abdulkadir Artan makes history as the first from his country to officiate in the Africa Cup of Nations.

Omar Abdulkadir Artan achieved a historic milestone on Tuesday night as he became the first Somali referee to officiate in the prestigious Africa Cup of Nations tournament.

His debut on the continental stage came during the high-stakes Group E opener between Tunisia and Namibia, marking a significant moment not only for him but for Somalia’s presence in international football.

The 30-year-old , renowned for his sharp decision-making and authoritative control on the field, has rapidly ascended the ranks of African football referees.

Since his commencement in CAF games in 2020, he has developed a reputation as one of Africa’s finest young referees.

The match between Tunisia and Namibia, which saw Namibia winger Deon Hotto scoring the only goal in the 88th minute, was not just a display of football prowess but also of exceptional officiating.

Artan, with his keen eye and fair judgment, ensured a smooth and just game, upholding the spirit of sportsmanship throughout the match.

Artan was ably assisted by Kenyan referees Gilbert Cheruiyot and Stephen Yiembe as his first and second assistant referees, respectively.

The victory for Namibia was a historic moment, marking their first-ever win in a Cup of Nations final.

Despite the narrow margin, Namibia’s performance was commendable, with the only shortfall being their decision-making in crucial moments of the game.

Artan’s role in this significant match was crucial, ensuring fairness and maintaining the flow of the game, thus contributing to the excitement and unpredictability that define football.

The Africa Cup of Nations this year sees a total of 68 referees, assistant referees, and video referees, a clear indication of the increasing professionalization and sophistication of football officiating on the continent.

Kenya’s representation in the tournament is notably strong, with Peter Waweru Kamaku, Gilbert Cheruiyot, and Yiembe Stephen playing pivotal roles.

Kamaku notably served as assistant Video Assistant Referee in the match between Equatorial Guinea and Guinea-Bissau.

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxda Maamulka Hiiraan State oo Baladweyne kula kulmay qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Madaxda Maamulka Hiiraan State oo Baladweyne kula kulmay qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiye ku Xigeenka Koobaad oo Shir Gudoomisay kulanka ku Birista Bulshada Bariga Africa.

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Mudane Cabdullaahi

Cumar Abshiroow ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 11-aad ee guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa marka hore waxaa Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin, xubnaha guddiga joogtada uga warbixisay xaalada guud ee dalka iyo guud ahaan waxyaabaha hortebinta u leh

Dowladnimada dalka, waxaana kulanka lagu ajandeyay heshiiska ku biirista ururka Bulshada Bariga Afrika, Sidoo kale Kulanka guddiga joogtada ayaa lagu taageeray

Musharaxa Dowladda Soomaaliya ee u taagan qabashada Ururka Midowga Afrika, Xildhibaan Fowzia Yusuf Xaaji Aadan.

Ugu dambeyn xubnaha guddiga joogtada ayaa aad ugu dooday arrinta la xiriirta heshiis beenaadkii ay wada-galeen maamulka Soomaaliland iyo dowladda Itoobiya kaas oo ay

guddigu adkeeyeen in loo midoobo, waxaa ayna guddiga joogtada adkeeyeen in madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya ay si buuxda ugu garab istaagaan mowqifka dowladda Federaalka, kaas oo muujinaya midnimada dhuleed ee JFS.

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka IGAD ee xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga ahayn, kaas oo ay iskugu imaanayaan madaxda dalalka IGAD, waxaana shirkan looga wadahadalayaa colaadda Sudan iyo xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Jabuuti dhowaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Ra’isul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Saalax Jaamac ayaa shalay gaaray magaalada Kampala.

“Madaxda Urur-Goboleedka IGAD ayaa kaga arrinasanayaan faro-gelinta Itoobiya ay ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya” ayuu ku yiri agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Cabdulqaadir Cali Dige bayaan kasoo baxay madaxtooyada.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka carootay is-afgaradkii ay Itoobiya la gashay Somaliland. Is-afgaradka ayaa dhigayey in Somaliland ay dhul dhan 20km oo bad ah ka kirayso Itoobiya, taa beddelkeedna ay Itoobiya aqoonsato Somaliland, sida ay sheegtay Somaliland, inkasta oo Itoobiya aysan weli xaqiijin arrinta aqoonsiga.

Itoobiya ayaa qoraal ay u dirtay IGAD 13-kii bishan ku xaqiijisay inaysan ka qeybgaleyn shirkan.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah guddoomiyaha xilligan ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in madaxda ururkaasi ay iskugu yimaadaan shirkan.

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Muqdisho

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

William Burns ayaa sidoo kale la kulmay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Salaad.

Ilo-wareedyo ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa VOA u xaqiijiyey socdaalka Burns ee Muqdisho, waxayna sheegeen inuu kala hadlay Madaxweynaha Soomaaliya arrimo

badan oo ay ka mid tahay qodobkii xasaasiga ahaa ee ka dhashay heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya la gashay Somaliland.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in sidoo kale labada dhinac ay isla soo qaadeen sida heshiiskan is-afgaradka ah uu u saameyn ugu yeeshay ammaanka guud ee gobolka.

{DAAWO MUUQAALKA} Golaha Wasiirrada oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii Ururka Jaamacadda Carabta

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC}  Golaha Wasiirrada oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii Ururka Jaamacadda Carabta

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

Dowladda oo ka hadashay Go’aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka.

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika uu ku muujiyey sida uusan goluhu marnaba u ogoleyn in lagu xad gudbo Madaxbanaanida Dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri” Waxaan uga mahadcelinayaa Golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika xaqiijinta ku aaddan

madaxbannaanida waddamada xubnaha ka ah AU, Itoobiya waxay heshiis sharci darro ah la saxeexatay gobolka waqooyi {Somaliland}, taasoo xadgudub ku ah madax-banaanida

Soomaaliya, dhex dhexaadin ma jirto ilaa Itoobiya ay taas saxdo oo ay ka noqoto MOU-ga sharci darada ah

{DAAWO MUUQAALKA} 24 saac gudahood ayaa diyaaradii labaad oo laga celiyay magaalada Hargeysa.

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} 24 saac gudahood ayaa diyaaradii labaad oo laga celiyay magaalada Hargeysa.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 18 01 2024

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC}  Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 18- 0-1- 2024}

0

Khamiis jan-18 2024-{HMC} — Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Yasiin Ali  IYO Mustaf Ali

Farsamadii : Kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo