Home Blog Page 2985

Safiirkii ITOOBIYA ee soomalia oo isaga baxay Magalada MUQDISHO

0

Isniin jan-8 2024-{HMC}  Safiirkii Itoobiya u fadhiyey magaalada Muqdisho Danjire Mukhtaar Maxamed Waare ayaa shalay isaga baxay magaalada Muqdisho, kuna laabtay dalkiisa.

Weli ma cadda haddii safiirka ay cayrisay dowladda federaalka Soomaaliya iyo haddii ay u yeertay dowladdiisa. Soomaaliya iyo Itoobiya ayaan labadaba wax war ah kasoo saarin bixitaanka safiirka

Bixitaanka safiirka ayaa timid shan maalmood kadib markii Soomaaliya ay u yeeratay safiirkeedii Itoobiya, ayada oo ka careysan heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland oo sida la sheegay lagu siiyey qeyb ka mid ah badda Soomaaliya.

Dhul-badeedkaas oo dhan 20 km ayey Somaliland sheegtay inay ku beddelatay in Itoobiya ay siiso aqoonsi. Hase yeeshee Itoobiya weli ma xaqiijin inay aqoonsan doonto Somaliland, balse waxay sheegtay in marka ay hesho badda kadib ay darsi doonto sidii ay mowqif uga qaadan laheyd arrintaas.

Xaqiijin la’aanta Itoobiya ayaa abuurtay shaki badan oo ku yimid qaar ka mid ah dadka reer Somaliland ee markii hore taageersanaa heshiiska, kuwaas oo hadda billaabay inay su’aalo ka keenaan tallaabada uu Muuse Biixi qaaday.

Dhowaan ayey aheyd markii caro xoogan ay ka dhalatay kulankii ay dowladda Soomaaliya la yeelatay xubnaha beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho, kaasi oo uu kasoo muuqday Danjire Mukhtaar Maxamed Waare.

Shirkaan oo wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ay isugu yeertay Danjirayaasha Beesha Caalamka ayaa waxay uga warbixisay xaaladda go’aanka Soomaaliya ee ku wajahan xad-gudubka Itoobiya ee madax-banaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Arrinta yaabka leh ayaa aheyd in isla shirkan looga hadlayay xadgudubka Itoobiya uu fadhiyay safiirkeeda, taas oo dad badan ay ka falceliyeen.

Siyaasiga caanka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay arrintan, wuxuuna sheegay in laga haboonaa in safiirka dalka uu sii joogo, kana soo dhex muuqdo shirkii looga hadlay xadgudubka dalkiisa.

“Ma ahayn in Safiirka Itoobiya uu weli dalka joogo, oo uu maanta dhex fadhiyo diblomaasiyiintii xadgudubka dalkiisa lagala hadlayey. Waxay ahayd in ugu yaraan dalkiisa loo diro. Haddii xukuumaddu xilkeedii gudan waysay, waa in Baarlamaanku waajibkiisa gutaa,” ayuu ku yiri war qoraal ah oo uu soo saaray xildhibaank.

{DAAWO MUUQAAKA} MW Xasan Sheekh oo Caawa ka hadlay Geeridii ku timid AUN Cabdi Suuluug oo lagu dilay Mudug.

0

Isniin jan-8 2024-{HMC} MW Xasan Sheekh oo Caawa ka hadlay Geeridii ku timid AUN Cabdi Suuluug oo lagu dilay Mudug.
     HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

{DAAWO MUUQAALKA} MW Xasan Sheekh”Gacmaha kama laaban doono xadgudubka itoobiya dadka soomaaliyeed ha diyaar garoobaan”

Isniin jan-8 2024-{HMC} MW Xasan Sheekh”Gacmaha kama laaban doono xadgudubka itoobiya dadka soomaaliyeed ha diyaar garoobaan”
           HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

{DAAWO MUUQALKA} Wararkii ugu dambeeyay soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn {7.1.2024}

0

Axadi jan-7 2024-{HMC}  Wararkii ugu dambeeyay soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn {7.1.2024}

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wasiirkii difaaca Somaliland oo isku casilay heshiiskii badda, shaaciyey sir culus {DAAWO MUQAALAK}

Axad jan-7 2024-{HMC} Wasiirkii Difaaca Soomaaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa iska casilay xilka xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ee wakhtigeedu dhamaady, sida uu goordhaw baahiyey Talefeshinka Horyaal ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Mr Caateeye ayaa is casilaadiisa u sababeeyey in uu kasoo horjeedo heshiiska Soomaalidu ka carootay ee Muuse Biixi uu badda ku siiyey Itoobiya, kaas oo 1-dii bishaan magaalada Addis Ababa ku dhex maray Biixi iyo Abiy.

Wasiir Cabdiqani Caateeye ayaa ka soo jeeda beesha Ciise ee degta Saylac, wuxuuna sheegay in umadda Soomaaliyeed ee diiday damaca Muuse Biixi iyo Itoobiya uu ku qalbi yahay, isagoo wacad ku maray in marnaba aysan Xabashi iman doonin dhulka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

{DAAWO MUUQALKA} Shabakad Loo Haaystay AS oo Markale ay xukuntay Maxkamadda Sare ee Ciidamadda

0

Axadi jan-7 2024-{HMC} Shabakad Loo Haaystay AS oo Markale ay xukuntay Maxkamadda Sare ee Ciidamadda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

In row with Addis, Somalia is backed by traditional allies

0


Sunday January 7, 2024

Somalia ignored a call from Ethiopian officials who were this week working to de-escalate tensions after Mogadishu protested against port and sea access deal between Addis Ababa and breakaway region Somaliland.

Two diplomats at the regional bloc, Intergovernmental Authority on Development (Igad) indicated that Ethiopia sought to calm the tensions by placing a call to Mogadishu, which elicited no response.

Neither Mogadishu nor Addis publicly confirmed any rapprochement, but our sources said Prime Minister Abiy Ahmed sought to reassure Mogadishu that he wasn’t seeking to violate its territorial integrity.

Somalia declared the pact between Addis and Hargeisa null and void and promptly recalled its envoy in Addis Ababa. But it did not follow it up with further action, even as some feared it could expel the Ethiopian ambassador.

The MoU has not been publicised but Somaliland officials claimed Ethiopia would be the first country to recognise it in exchange for access to the sea.

But Somalia is happy that its traditional allies stood by it.

The African Union and Igad, urged both sides to de-escalate and discuss the matter amicably, something Mogadishu dismissed.

Which is why Turkey’s statement was more visible. Turkish Foreign Affairs Spokesman Oncu Keceli rebuked Ethiopia for violating international practice by entering into a deal with Somaliland “without the knowledge and consent of the government of Somalia.”

“We reaffirm our commitment to the unity, sovereignty and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia. We emphasise that this is also a requirement of the international law,” he said on Thursday.

Turkey has a defence pact with Somalia and is one of the biggest investors in Somalia, having sent in humanitarian aid worth over $1 billion in the past decade.

The Arab League reacted on Wednesday, affirming its full solidarity with Somalia.

“The Arab league slams the meddling in fragile internal conditions in Somalia and capitalise on stalemate of the conciliation negotiations among the Somali parties,” it said.

The European Union, too, rejected the deal.

Moussa Faki Mahamat, chair of the African Union Commission, appealed for calm and mutual respect to ease the friction between Ethiopia and the Somalia.

” I call on the two countries to avoid any action that could harm the good relations between the two neighbouring Eastern African countries,” he said.

Dr Workneh Gebeyehu, Executive Secretary of Igad, said: “I appeal to the two sisterly countries to collaborate towards a peaceful and amicable resolution of the situation, upholding the shared values that unite the Igad family.”

Kenya endorsed the African Union position and asked both sides to respect territorial integrity of one another.

Sudan, traditionally a Somali ally condemned the MoU as a violation.

There are reasons neighbours have asked for de-escalation, even as allies like Egypt firmly stood in the corner of Somalia (Egypt has a Nile dispute with Addis).

Somalia and Ethiopia are both, technically, ancient nations. One was colonised, the other wasn’t. In the past they went to war in Ogaden, then became allies. That explains, partly their history.

Bickered with Kenya
Today, both have internal strife. Somalia is battling al-Shabaab and rebuilding collapsed state institutions. It is fighting to remain united as it were before 1991. In the past, it has bickered with Ethiopia and Kenya, separately, over alleged interference in its internal affairs. Those tiffs fizzled out after talks.

Ethiopia just emerged from the war in Tigray and is fighting an insurgency in Amhara, where it imposed a state of emergency, plus other violent clashes elsewhere across the country. It needs an assured access to the sea to remain competitive and protect itself.

Ethiopia had access to the sea when ports of Massawa in today’s Eritrea served were in its territory.

The history of Somaliland’s quest for “independence” is long but problems started in 1991 after the fall of Siad Barre regime in Somalia.

By Aggrey Mutambo and Abdulkadir Khalif

Somalia’s PM receives Saudi envoy in Mogadishu

0


Sunday January 7, 2024

MOGADISHU: Saudi Arabia’s Ambassador to Somalia Ahmed bin Mohammed Al-Mawlid on Saturday was received by Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre in Mogadishu.

During the meeting, Barre and Al-Mawlid discussed bilateral relations between their countries and opportunities for investment in Somalia, the prime minister’s office reported on X.

They also discussed developmental projects undertaken by Saudi aid agency KSrelief in Somalia with a focus on supporting stabilization programs.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 07/01/2023

0

Axad jan-7 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Abdi maajid abdirxmaan aadan

Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys Isaaq

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Oil-Rich Somalia region elects leader amid tensions

0


Mohammed Omar Ahmed
Sunday January 7, 2024

Puntland, an oil-rich, semi-autonomous territory in eastern Somalia, will select a new president on Jan. 8 in a parliamentary vote that comes as Mogadishu is seized with trying to assert its control over the breakaway region of Somaliland.

The next leader of Puntland, long known as a haven for pirates and Islamic State militants, will be chosen by 66 lawmakers at a meeting in Garowe, the regional capital.

The front-runners, all of whom have pledged to improve security and fire up the economy, are:
Said Abdullahi Deni, Puntland’s incumbent president.
Abdiweli Mohamed Ali, who previously served as the region’s leader.
Guled Salah Barre, an ex-chairman of Puntland’s electoral body.
Abshir Omar Jama, Somalia’s former foreign affairs minister.
While Puntland has oil and gas reserves, there has been little commercial extraction so far because it has been dogged by violence. Officials in the region have previously clashed with the national government over laws governing the energy sector and electoral processes.

Somalia has been outraged by a deal whereby Somaliland agreed to lease part of its territory to Ethiopia to give it access to the Red Sea in exchange for a stake in its national airline, saying its territorial integrity and sovereignty had been breached. That could complicate any attempts by Puntland’s next administration to assert itself more forcefully.