Axadi jan-7 2024-{HMC} Hadal jeedinta Musharax Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Axadi jan-7 2024-{HMC} Hadal jeedinta Musharax Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor
Axadi jan-7 2024-{HMC} Hadal-jeedinta:- Musharax Madaxweyne Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Axad jan-7 2024-{HMC}Â Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ waxa uu cambaaraynayaa xariga iyo jirdilka ciidanka Soomaaliland kula kaceen Guddoomiyaha MM Somali TV Maxamed Cabdi Ilig, Wariye Maxamed Andar iyo Ilyaas Cabdinaasir oo lagu xiray magaalada Hargeysa.
Xilliga Wariyayaasha dhibka loo geystay waxa ay toos ugu jireen dood ku saabsan heshiiskii badda ee uu Madaxweyne Biixi la saxiixday Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abey Axmed.
FESOJ waxa ay u aragtaa in falkaan looga gol leeyahay in lagu aamusiyo Saxaafadda iyo codadka muwaadiniinta sidaas daraadeed waxa aan ugu baaqeynaa maamulka Somaliland in ay dhawraan xorriyadda hadalka iyo xorriyadda Saxaafadda oo ay si degdeg ah u sii daayaan suxufiyiinta xiran.

Axadi jan-7 2024-{HMC} Hadal-jeedinta:- Musharax Madaxweyne Puntland Asad Cusmaan Cabdilaahi.
Axadi jan-7 2024-{HMC} Fanaaniinta hobolada qaranka ee Waaberi oo qabtay bananbax ay kaga soo horjeedaan heshiiska is afgar
Axadi jan-7 2024-{HMC} Wasiirka Ganacsiga Somaliland“Itoobiya ma rabto Bad ay maalgashato ee waxay rabtaa Bad iyo Dhul
Axadi jan-7 2024-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn
Axadi jan-7 2024-{HMC} Hadal-jeedinta:- Musharax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.
Axadi jan-7 2024-{HMC} Dhallinyarada Magaalada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa iska diiday damaca gurracan ee Ethiopia
Axadi jan-7 2024-{HMC} Banaanbax Looga Soo Horjeeday Damaca Itoobiya oo Lagu Qabtay Degmada Yaaqshiid