Jimco jan-5 2024-{HMC} MW Xasan sheekh oo mar kale si Adag uga hadlay Damaca itoobiya ee badda iyo go’aankii Muuse Biixi.
WADAAG Atooraha caanka ah ee Will Smith oo hadiyad lama filaan ah gudoonsiiyay arday Muslim ah
Jimco jan-5 2024-{HMC} Jilaaga caanka ah ee filimada Hollywoodka ee u dhashay dalka Mareykanka, Will Smith, ayaa si kadis ah u soo wacay wiil u dhashay dalka Guinea oo baskiil ku maray guud ahaan Afrika si uu jaamacad ugu biro.
Sanadkii la soo dhaafay, Wilkan oo lagu magacaabo Mamadou Safayou Barry, ayaa qabsaday warbaahinta kadib markii uu jaray masaafo dhan 4,000 oo kilo mitir oo u dhiganta 2,500 oo mayl.
Wicitaanka oo ahaa muuqaal, ayaa Smith waxaa uu wiilkaas u sheegay inuu ‘aad u soo jiitay dedaalkiisa’, wuxuuna hadiyad ahaan u siiyay baskiil cusub iyo laptop.
Smith ayaa sheekada wiilkaas ka akhriyay barta Instagramka ee BBC-da bishii Septembar. ‘Waxaan doonayaa in dunidu ogaato sheekadaada’, ayuu yiri.
Bishii May ee sanadkii hore, wiilkan 25 sano jirka ah ayaa ka soo amba baxay dalka Guinea ee waqooyiga Afrika, wuxuuna baskiil ku maray dalal badan si uu u gaaro magaalada Qaahira isla markaana uu ugu biro jaamacadda Al-Azhar ee ku taala magaalada Qaahira.
Ma uusan awoodin lacag uu ku tigitka bixiyo diyaaradda, wuxuuna safarka baskiilka ku qaatay muddo afar bilood ah, isago maray dalalka sida Mali, Burkina Faso, Togo, Benin, Niger iyo Chad.
Saddex mar ayaa la xiray intii uu safarka ku jiray, laba mar oo lagu xiray dalka Burkina Faso iyo mar lagu xiray Togo.
Markii uu gaaray Qaahira, jaamacadda ayaa qaabishay, wuxuu baranayaa kuuliyadda shareecada islaamka iyo injineerinka, waxaana la siiyay deeq waxbarasho oo bilaash ah.
Xasan Sheekh oo farriin culus oo la xiriirta damaca Itoobiya u diray Muuse Biixi
Jimco jan-5 2024-{HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey masjidka madaxtooyada salaadii Jimcaha kadib, ayaa ka hadlay heshiiska Somaliland ay la gashay Itoobiya, isagoo taabtay dhinacyo kala duwan.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Somaliland ay si cad u bixisay dhul Soomaaliyeed, “wax kale oo taas ka sokeeya meesha ma yaalaan, heshiis, is-afgarad ama dhul la kireeyey meesha ma yaalaan, waxaa meesha taalla dhul la bixiyey,” ayuu yiri Xasan Sheekh.
Maxaxweynaha ayaa u mahad celiyey dadka ku nool waqooyiga Soomaaliya oo si joogto ah ula soo xiriira, una cadeeyey in waxa dhacay aysan raali ka aheyn, dadka kale ee Soomaaliyeed oo sameeyey banaanbaxyo waaweyn oo xadgudubka Itoobiya ay kaga soo horjeedaan.
“Dhulka Soomaaliya cid bixi karta ma jirto, xitaa in laga wadahadlo ayaa dembi ah, ma bixi doono dhulkaas, cid qaada kartana ma jirto,” ayuu yiri Xasan Sheekh.
Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa farriin u diray dowladda Itoobiya, “Itoobiya inaan deris noqono ma aanaan dooran, waxaa dalkaan qaada weyseen Soomaaliya oo intaan ka taag-daran, gumeyste heysto ama burbursan, macaamil kale la imaada, sidaan bad kuma heleyso Itoobiya,” ayuu yiri.
Madaxweynaha ayaa shaaciyey qodob la yaab leh oo ku jira heshiiska Biixi iyo Abiy, kaas oo dhigaya in Somaliland ay badda ku bedelatay saami looga balanqaaday shirkadda Ethiopian Airlines, “Shirkad burbureysa miyaa dhul lagu bedelan karaa? Deriskeena Itoobiya waxaan leeyahay Muuse Biixi dhul idinma sii karo,” Ayuu yiri Xasan Sheekh.
Madaxweynaha ayaa Itoobiya si cad ugu sheegay in wadada ay hayaan uusan waqti dambe uga lumin “dhulkaan lama bixi karo waxaan horaad ugu hungowdeen ee derisnimada ilaaliya,” ayuu yiri.
Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa Muuse Biixi u sheegay in Itoobiya aysan aqoonsa karin, “xitaa haday ku aqoonsadaan waxaba idiinma gasho, taariikh xun haku gelin arrintaan oo dhulka hana dhaafin,” ayuu yiri.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in dhulka Soomaali Galbeed uu ku baxay damac iyo sandareerto yar oo la siiyey dad Soomaaliyeed, “kuwo Soomaali ah oo aan talo fiicneyn ayaa xiligaas talo ku lahaa in dhulkaasi baxo,” ayuu yiri Madaweynuhu.
{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 05/01/2023
Jimco jan-5 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ; Abdiraxmaan muuse
Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys Isaaq
HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO
Madaxweynaha Turkiga oo khadka taleefanka uga la hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xad gudubka Itoobiya
Jimco jan-5 2024-{HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga mahadceliyey mowqifka garab istaagga ah ee shacabka iyo dowladdu Turkigu ay ka muujiyeen faro-gelinta iyo xadgudubka Itoobiya ay ku sameysay madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuiyadda Federaalka Soomaaliya.
Labada Madaxweyne ayaa tilmaamay muhiimadda ay caalamka u leedahay xasilloonida iyo degenaanshaha Geeska Afrika, iyagoo xoojiyey doorka walaalaha Turkigu ay ka qaadanayaan dib u dhiska iyo dowladnimada Soomaaliya.
Markab xamuul ah iyo Shaqaalihii Saarnaa oo lagu afduubay Meel u dhow Soomaaliya
Jimco jan-5 2024-{HMC} Markabkan oo ah kuwa xamuulka qaada laguna magacaabo ‘MV LILA NORFOLK’ ayaa xalay xili dambe laga afduubtay meel u dhow xeebaha Soomaaliya.
Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada badda Hindia, ayaa si aad ah isha ugu haya markabkan la afduubtay, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada bada Dalka Hindiya maanta oo jimco ah.
Markabka laga Afduubtay meel u dhaw xeebaha Dalka Soomaaliya ayaa waxaa saarnaa 15 ah kuwaas oo u dhashay Dalka Hindiya .
Xogta markabka lagu afduubtay meel u dhaw xeebaha Soomaaliya ayaa la helay fiidnimadii Khamiista Sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada bada Dalka Hindiya ,waxana ay intaas raaciyeen in diyaaradda ciidamada badda Hindiya ay ilaalinayaan markabka ama ay si dhaw ula socon doonaan Xaalkiisa .
“Ciidanka badda Hindiya waxaa ka go’an inay xaqiijiyaan badqabka maraakiibta ganacsiga ee gobolka oo ay weheliyaan la-hawlgalayaasha caalamiga ah iyo dalalka saaxiibka ah,” ayuu yiri afhayeen u hadlay ciidamada Hindia.
Falkan lagu afduubtay Markabkan ayaa kusoo beegmay, iyadoo horey kooxaha burcad badeedu ay u afduubteen Markab iyo dhowr doonyood oo kalluumaysi, kuwaas oo lagu haysto meelo katirsan biyaha Soomaaliya.
Kooxaha Burcad badeedda ah ayaa dalbaday malaayiin dollar oo madax furasho ah, iyadoo haatan lagusoo waramayo inuu wadahadal u socdo burcad badeeda iyo mulkilayaasha mid kamid ah maraakiibta lagu haysto xeebaha Soomaaliya.
Maamulka gobolka Banaadir oo Diiday Ganaax lagu soo rogay Kooxda gobolka Babaadir
Jimco jan-5 2024-{HMC} Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka horyimid go’aan kasoo baxay xiriirka kubbada cagta Soomaaliya, kaasoo saddex dhibcood looga jaray xulka gobolka Banaadir sababa la xiriira shaqaaqadii shalay ka dhacay cayaartii dhexmartay Banaadir iyo Hirshabeelle.
Maamulka Banaadir ayaa sheegay in aysan masuul ka ahayn qalad ay sameeyeen taageerayaasha garoonka, iyagoo sheegay in aanay jirin taageerayaal u diiwaanshan gobolka Banaadir ama kuwa ay tikido siiyeen oo garoonka u yimid inay taageeraan.
Maamulku wuxuu ku baaqay inuu xiriirku sameeyo baaritaan, islamarkaana uu ka feejignaado tallaabo kaste oo carqalad ku ahaan karta habsami u socodka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Waxay kaloo sheegeen in ay ka xun yihiin dhibaatada ka dhacday garoonka iyo dadkii ay saameysay.
Shalay galab ayeey ahayd markii fowdo iyo dhagax tuur ah ay sameeyeen taageerayaasha garoonka joogay, taasoo ay ku dhaawacmeen dad farabadan oo iskugu jiray Boolis Cayaartooy iyo taageerayaal waxaana ay sababtay in la joojiyo Cayaarta oo maraysa qeybtii dambe.
Guddiga anshaxa tartanka kubada Cagta ayaa go’aan kusoo saaray in saddexda dhibcood ee cayaartii shalay lasiiyo xulka Hirshabeelle, ka dib markii taageerayaasha Banaadir lagu eedeeyay inay sameeyeen fowdo.

Arab League backs Somalia in rejecting Ethiopia-Somaliland deal

Friday January 5, 2024
CAIRO: The League of Arab States and the Arab Parliament have voiced support for the Somali government in condemning a controversial deal between Ethiopia and Somaliland.
Ethiopia this week signed an agreement granting it naval and commercial access to ports along Somaliland’s coast in exchange for recognition of the breakaway region’s independence.
The Arab League said that the memorandum of understanding violated Somalia’s sovereignty and territorial integrity.
Somalia vowed on Tuesday to defend its territory by any legal means and recalled its ambassador to Ethiopia after Addis Ababa agreed the deal with Somaliland.
The agreement, signed by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Somaliland leader Muse Bihi Abdi, will give Ethiopia access to the Red Sea port of Berbera.
Jamal Rushdi, spokesman for the secretary-general of the Arab League, condemned any deal that violates the sovereignty of the Somali state or attempts to take advantage of Somalia’s fragile internal situation.
He said that the Arab League supports the decision of the Somali Cabinet, which rejected the memorandum of understanding signed on Jan. 1, between Ethiopia and Somaliland as “null and void and unacceptable.”
Rushdi said the deal violates Somalia’s sovereignty, territorial integrity, and international law.
The Arab League also warned that the agreement could increase the spread of extremist ideas at a time when the Somali state was making considerable efforts to confront the issue.
Meanwhile, the Arab Parliament called on Ethiopia to “adhere to the rules and principles of good neighborliness, respect for countries’ sovereignty, and not interfere in their internal affairs to achieve regional security and stability.”
The Arab Parliament voiced its support for Somalia in any legal action to maintain its stability and national sovereignty.
Saudi deputy minister receives Somali ambassador to Riyadh

Friday January 5, 2024
Saudi Deputy Minister of Foreign Affairs Waleed Elkhereiji received Ambassador of Somalia to the Kingdom Owais Haji Yusuf Ahmed in Riyadh on Wednesday.
During the meeting, they discussed topics of common interest and reviewed bilateral relations and ways to strengthen them in various fields.
Also on Wednesday, Elkhereiji received Ambassador of South Korea to the Kingdom Park Joon-young, who bid farewell to the Saudi minister on the occasion of the end of his term in Saudi Arabia.
Ethiopia-Somaliland port deal strains Horn of Africa counterterrorism; shifts Red Sea geopolitics

Friday January 5, 2024
By Liam Karr
FEISAL OMAR | Credit: REUTERS
Key Takeaway: Ethiopia signed a memorandum of understanding with the de facto independent Somaliland Republic, a breakaway region of Somalia, to lease a naval port that will give it Red Sea access in exchange for formally recognizing Somaliland. The port deal has severely strained Somali-Ethiopian relations and increased anti-Ethiopian sentiment in southern Somalia, which will likely weaken regional counterterrorism cooperation and energize al Shabaab. Ethiopia’s African Red Sea neighbors in Djibouti, Egypt, and Eritrea will likely view an Ethiopian base as a threat, while the United Arab Emirates’ (UAE) strong ties with the Ethiopian government will strengthen the Emiratis’ position in its regional rivalry with other Gulf countries, such as Saudi Arabia and Qatar.
Ethiopia signed a memorandum of understanding with the de facto independent Somaliland Republic, a breakaway region of Somalia, on January 1, which will give Ethiopia access to the Red Sea in exchange for recognizing Somaliland independence.
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed described Red Sea access in July and October 2023 as an existential issue and “natural right” that Ethiopia would fight for if it could not secure it through peaceful means.[1] The memorandum of understanding grants Ethiopia access to a leased military base near the port city of Berbera along Somaliland’s coast on the Gulf of Aden.[2] The port will give Ethiopia access to Red Sea shipping lanes via the Bab al Mandeb strait between Djibouti and Yemen that connects the Red Sea and the Gulf of Aden.
Economic issues are a significant driver of Abiy’s move to secure the deal. The Ethiopian economy has struggled since the COVID-19 pandemic in 2020 and the two-year civil war that ended in 2022 and related sanctions.[3] This has led Ethiopia to make multiple debt relief requests since 2021 and default on bond payments in December 2023.[4] Ethiopia also pays at least $1 billion in port fees annually to Djibouti.[5] Abiy asked Djibouti to reduce the fees in 2022.[6] Djibouti declined, however, because its economy relies on rents and services secured from Ethiopian shipping fees. Djibouti’s port handles 95 percent of inbound and outbound trade from Ethiopia.[7] The logistics surrounding this trade drive Djibouti’s services sector, which accounts for almost 76 percent of Djibouti’s gross domestic product.[8]
The Somaliland president and Ethiopian foreign minister said that Ethiopia would formally recognize Somaliland and give Somaliland a proportional stake in Ethiopian Airlines in return for the base.[9] However, the Ethiopian government’s official readout of the deal was less committal and said that Ethiopia would “make an in-depth assessment towards taking a position regarding the efforts of Somaliland to gain recognition.”[10] Taiwan is the only country that has formally recognized Somaliland’s independence from Somalia since Somaliland declared autonomy in 1991, although Somaliland has significant diplomatic and economic relations with numerous countries.[11]

Figure 1. Ethiopia-Somaliland Port Agreement Gives Ethiopia Red Sea Access Source: Liam Karr.
On January 2, the Somali Federal Government (SFG) rejected the port deal as “null and void” as it has no legal basis and violates Somali sovereignty and international law, and it threatened to retaliate if Ethiopia followed through on the deal.[12] In an address to parliament on January 2, the Somali president reiterated the stance that Somaliland is a member state of the Somali Federal Republic and that only the federal government has the authority to lease land to foreign powers.[13] The SFG also warned that it reserved the right to respond in any means and legal process necessary.[14] Shortly after Ethiopia and Somaliland announced the deal, Somalia recalled its ambassador to Ethiopia for consultations.[15] Somalia temporarily cut ties with Kenya in 2020 after it announced plans to open a consulate in Somaliland, which sets a precedent for further diplomatic retaliation.[16]
The SFG is attempting to rally its allies to amplify diplomatic pressure on Ethiopia and Somaliland because it is too weak to disrupt the deal unilaterally.[17] The Somali president called on the UN Security Council, African Union (AU), Organization of Islamic Cooperation (OIC), Arab League, and the East Africa trade block—Intergovernmental Authority on Development (IGAD)—to “unequivocally condemn Ethiopia’s serious violations and force it to return to the confines of international laws” in remarks on January 2.[18] The Arab League, Egyptian foreign ministry spokesperson, and OIC released separate statements condemning the deal as a violation of Somalia’s sovereignty on January 3 and 4.[19] The African Union (AU), EU, Turkey, and US made separate statements between January 2 and 4 urging de-escalation and respect for Somalia’s sovereignty, indicating support for the SFG without explicitly rejecting the deal.[20] IGAD took a more neutral stance by only calling for a peaceful resolution that “upholds shared values.”[21] Somalia condemned the IGAD response for falling short of condemning Ethiopia and called on the IGAD executive secretary—an Ethiopian—to withdraw the statement.[22]
Figure 2. Notable Statements Supporting the SFG’s Stance Against the January 1, 2024, Ethiopia-Somaliland Port Deal Source: Liam Karr
The rupture of Somali-Ethiopian relations would weaken regional counterterrorism cooperation. Somalia cutting diplomatic ties with Ethiopia would almost certainly affect the continued legal presence of Ethiopian soldiers in Somalia, which are fighting the al Qaeda affiliate al Shabaab.[23] Ethiopia currently has at least 4,000 troops deployed in Somalia as part of the AU Transitional Mission in Somalia (ATMIS) and another 1,000 soldiers deployed as part of bilateral agreements with Somalia.[24] Ethiopian forces comprise between a quarter and a third of the 14,000-strong ATMIS force and are responsible for sectors in central and southwestern Somalia that border Ethiopia.[25] ATMIS is undergoing a multiphase drawdown to withdraw entirely by the end of 2024, but it remains crucial to bolstering the SFG’s capacity as Somali forces increase their size and clear al Shabaab from contested areas of the country in preparation for the SFG assuming responsibility for its own security.[26]
An Ethiopian withdrawal would also significantly complicate the SFG’s plans to clear al Shabaab’s main havens in southern Somalia by the end of 2024, given it has courted Ethiopian support for the offensive.[27] At least 1,000 non-ATMIS Ethiopian troops deployed to Somalia in mid-2023 at the SFG’s behest to supplement a planned offensive against al Shabaab’s primary leadership and governance havens in southern Somalia.[28] Several political and operational challenges have so far prevented any such offensive, but the Somali president insisted in December that operations would begin soon and be completed before the ATMIS withdrawal at the end of 2024.[29]
Al Shabaab will likely increase its attacks against Ethiopian forces in the Horn of Africa to capitalize on anti-Ethiopian sentiment among Somalis to boost funding and recruitment. The Ethiopia-Somaliland port deal prompted an anti-Ethiopian backlash in southern Somalia.[30] Al Shabaab has historically capitalized on anti-Ethiopian sentiment to boost support among the Somali population across the Horn of Africa.[31] The Somali president and head of the Arab League separately warned that Ethiopia’s move would fuel a dangerous rise in extremism.[32]
Al Shabaab’s spokesperson spoke out against the agreement as “invalid” on January 2 and threatened to retaliate.[33] Al Shabaab regularly attacks AU forces in Somalia and carried out two suicide vehicle-borne improvised explosive device (SVBIED) attacks against Ethiopian positions in southwestern Somalia in June 2023.[34] Al Shabaab also has the capability to carry out attacks inside Ethiopia. Al Shabaab last launched a major incursion into Ethiopia in the summer of 2022, and nearly 500 surviving militants established a rear base in the Bale Mountains along Ethiopia’s southeastern border with Kenya.[35]
- Al Shabaab brands Ethiopia as Somali Muslims’ archenemy and has historically advanced a pan-Somali narrative rooted in anti-Ethiopian sentiment to boost recruiting and funding support among the Somali population spread across the Horn of Africa.[36] This rhetoric frames Ethiopia as a foreign, Christian occupier in ethnically Somali lands that seeks to “enslave Somalia, revive an Ethiopian empire, and control Somalia’s seaports.”[37] This narrative played a significant part in al Shabaab’s initial rise after the Ethiopian invasion of Somalia in 2006 that led to al Shabaab nearly toppling the internationally recognized government before the AU intervention in 2011.[38] The al Shabaab spokesperson’s statement on January 2 reiterated this framing and called on Somalis to “take up arms to wage jihad” against Ethiopia.[39] The spokesperson also compared Ethiopia to Israel and warned that Ethiopia will continue to encroach on Somalia the same way Israel has “occupied the land of Palestine.”[40]
- Al Shabaab launched a massive offensive involving at least 2,000 fighters into Ethiopia in July 2022.[41] It was the group’s first attack along the Ethiopian border since at least 2016.[42] Ethiopian forces reestablished control of the Ethiopian border after two weeks, but local and diplomatic sources said the attack’s primary aim was to enable several hundred militants to infiltrate Ethiopia and set up a base in the Bale Mountains near Ethiopia’s southeastern border with Kenya.[43] Initial estimates in September 2022 said that at least 100 fighters reached the mountains, but more recent sources in September 2023 say that roughly 500 fighters are in the area.[44] Al Shabaab also regularly attacks Ethiopian forces in Somalia and carried out two SVBIED attacks against Ethiopian positions in southwestern Somalia in June 2023 for the first time since its 2022 offensive.[45]
- Al Shabaab has not claimed any attacks in Ethiopia since mid-2022 to maintain the enclave’s operational security.[46] It is unclear if al Shabaab views the Ethiopia-Somaliland deal as either a significant enough threat to its legitimacy as a defender of Somali sovereignty or a significant enough opportunity to gain support that it would change this calculus.
Ethiopia’s African Red Sea neighbors in Djibouti, Egypt, and Eritrea will likely view an Ethiopian base as a threat. Previous reports discussing partial Ethiopian ownership of the Emirati port in Berbera in 2016 estimated that Berbera would capture 30 percent of Ethiopia’s cargo volume from Djibouti, which would threaten Djibouti’s fragile economy.[47]
Egypt has been at odds with Ethiopia over the latter’s Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) project since Ethiopia began its construction on the Nile River in 2011.[48] Egypt and Sudan have argued that Ethiopia’s GERD should not be filled without a legally binding agreement that resolves concerns about the dam’s downstream effects on Egypt and Sudan.[49] Egypt has grown closer to the current SFG administration and offered more military and counterterrorism assistance to court Somali support on GERD discussions in international institutions, where the SFG has so far remained neutral.[50] Egypt has also courted Somali support for its position on the GERD, which incentivizes it to back Somalia’s rejection of the deal.[51]
Eritrea will view an Ethiopian port on the Gulf of Aden as a threat given the high tensions between the two countries in the aftermath of the Tigray war. Eritrea allied with Abiy’s government in 2020 to destroy the Tigray People’s Liberation Front, which it views as a threat to its borders and internal cohesion.[52] It views the 2022 peace deal that ended the Tigray war as dangerous to its national security by allowing the Tigrayan People’s Liberation Front and its fighters to survive and increasing alignment between Tigray and Addis Ababa.[53] This has led Eritrea to keep forces in northern Ethiopia despite Ethiopian requests to withdraw, hampering the peace process.[54]
Many analysts view that Abiy’s statements about Ethiopia’s “natural rights” to the Red Sea and threat to use force were aimed at Eritrea, given their shared border and Ethiopia’s historical control of the port city of Assab until Eritrea gained independence in 1993.[55] Diplomats and humanitarian workers said that Ethiopia and Eritrea mobilized troops near their shared border after Abiy’s October statements.[56] An Ethiopian port will only amplify Eritrea’s longer-term concerns of Ethiopian aggression, even if it allays short-term fears of an imminent invasion.
An Ethiopian port will likely strengthen the UAE’s position in its regional rivalry with other Gulf countries, such as Saudi Arabia and Qatar, due to its strong ties with the Ethiopian government. The UAE and Saudi Arabia have increasingly competed for economic dominance over the Horn of Africa and vital waterways off its coast since 2021.[57] The Ethiopia-Somaliland deal creates another potential Emirati client port given that the UAE is a prominent backer of Abiy’s Ethiopian government and previously tried to help Ethiopia secure a stake in the Emirati-owned port in Berbera in 2019.[58] The Saudis have been wary of the Abiy government due to its UAE backing and created a Council of Arab and African littoral states on the Red Sea in 2020 that notably excluded both Ethiopia and the UAE.[59]
- The UAE and Saudi Arabia led a coalition that unsuccessfully attempted to economically and politically isolate Qatar in 2017 for its alleged support for terrorism and political Islam movements that Emirati and Saudi leaders viewed as a threat to their power and stability.[60] Qatar responded by increasing ties with other countries, including states in the Horn of Africa, to offset the economic and political pressure.[61] The UAE and Saudi Arabia formally abandoned their efforts in 2021 and have been slowly mending relations since, which has created space for a growing Emirati-Saudi rivalry as both countries compete to establish themselves as global logistics and trade nodes via Red Sea ports along vital global shipping lanes.[62] This has led both countries to pursue divergent approaches on issues such as the Sudanese and Yemeni civil wars.[63]
- The UAE has been a steadfast supporter of Abiy since he took power in 2018. The UAE helped broker the 2018 peace agreement between Ethiopia and Eritrea that won Abiy the Nobel Peace Prize and provided extensive military support throughout the Tigray war by establishing an air bridge.[64] The UAE also brokered a deal for partial Ethiopian ownership of its Berbera port in 2019, but the deal fell through in 2022 after Ethiopia failed to make necessary payments.[65]



